Abdihafitt Hange (@abdihafitthang1) 's Twitter Profile
Abdihafitt Hange

@abdihafitthang1

Abdihafitt Hassan Jama Hange This is My Official Acount, A Senior, Instructore, Researcher, Writter, And Social Welfare Campainer.

ID: 1364592222381957122

calendar_today24-02-2021 15:05:28

1,1K Tweet

409 Takipçi

1,1K Takip Edilen

Abdirrahman Hassan Dheere (@abdirahmanhssan) 's Twitter Profile Photo

Waxay ii tahay sharaf inaan kasoo muuqday golaha deegaanka degmada Qardho, waxaan qirayaa inay kasoo muuqdeen dhalinyarro bisil oo horumarka Qardho qayb weyn ka noqon karta isbadal la taaban karana kusoo kordhin kara. Waxan u mahadcelin ururka cadalad iyo sinaan oo fursad isiyey.

Waxay ii tahay sharaf inaan kasoo muuqday golaha deegaanka degmada Qardho, waxaan qirayaa inay kasoo muuqdeen dhalinyarro bisil oo horumarka Qardho qayb weyn ka noqon karta isbadal la taaban karana kusoo kordhin kara.
Waxan u mahadcelin ururka cadalad iyo sinaan oo fursad isiyey.
Best Buy (@bestbuy) 's Twitter Profile Photo

Stay closer with your loved ones this holiday on Verizon’s 5G network. Save up to $1,000 on Samsung smartphones with select trade-in and qualified activation with Verizon. Terms and conditions apply.

Abdusalam Salwe (@asalwe) 's Twitter Profile Photo

Maqaamka Vs Mataalladda: Villa Somalia waxay deggan tahay #Muqdisho ee dadka ku nool kuma leh awood aysan ku lahayn magaalooyinka kale ee dalka. Maqaamka siyaasiga ah waxa looga heshiinayaa dib-u-eegista dastuurka se #Matalaaddu waa xaq dastuuri ah oo horay looga heshiiyay.

Jafar Yusuf Abdalla (@jafaryabdalla) 's Twitter Profile Photo

Mar wan faraxsanahay marna wan qamuumyonaya madaama an ka maqanahay boqoradayda Dhaqtarad, Marwo ❤Carfoon❤ oo heerka 1aad ee waxbarashada so afmeertay. Xabiibi hambalyo adiga iyo dhamaan ardayda jamacada Global Science University iyo walal Ruwayda Ali Hoosh .

Mar wan faraxsanahay marna wan qamuumyonaya madaama an ka maqanahay boqoradayda Dhaqtarad, Marwo ❤Carfoon❤  oo heerka 1aad ee waxbarashada so afmeertay.

Xabiibi hambalyo adiga iyo dhamaan ardayda jamacada Global Science University iyo walal Ruwayda Ali Hoosh .
Dr. Muna Magan (@muna_magan) 's Twitter Profile Photo

Delighted and humbled to have been chosen as one of the "Top" African Do'ers powerlist in 2021. Thank you Tropics Magazine®🙏🏾 #businesswoman #africa #socialimpact #globalbusiness #somaliwomeninbusiness

Delighted and humbled to have been chosen as one of the "Top" African Do'ers powerlist in 2021. Thank you <a href="/Tropicsmagazine/">Tropics Magazine®</a>🙏🏾
#businesswoman #africa #socialimpact #globalbusiness #somaliwomeninbusiness
H.E Said Abdullahi Deni (@hesaidadeni) 's Twitter Profile Photo

Had the pleasure of participating in a productive meeting with Chairman of Electoral Crisis Prevention Committee Dr. Abdurahman Baadiyow, members of civil society groups and intellectuals. Thank you for joining us, in #Garowe, and for sharing excellent insights into the electoral process.

Had the pleasure of participating in a productive meeting with Chairman of Electoral Crisis Prevention Committee <a href="/DrBaadiyow/">Dr. Abdurahman Baadiyow</a>, members of civil society groups and intellectuals. Thank you for joining us, in #Garowe, and for sharing excellent insights into the electoral process.
yasmine Jama (@yaaska23) 's Twitter Profile Photo

Waxa dariskeyga ah ragg wada iskabulo oo midba midka kale ka shidan Salaan iska dhaafe iima dhoola cadeyan xita markey i arkan Waxa shalay so ogaday xafadan in la iiga yaqano Nagta waalan oo keligeda isla hadasho Iskaabulnimada waa cudur ee Ilahey hano sahlo qof inalashekeysto

Apdirahman M.ali (@mcrapani) 's Twitter Profile Photo

Aabo ayaa inantiisu waxay waydiisatay lacag dhan 10$ kadibna waxa uu udiray 20$. dabadeed waxay weydiisay sababta uu ugu soo badiyay lacagta? dabadeed wuxu kuyidhi "Waxan diidaya Aabo mid xun inuu u baahi kaga faaiidaysto Ee ilaali sharaftaada oo shilimaad ha siisan waligaa"

Aabo ayaa inantiisu waxay waydiisatay lacag dhan 10$ kadibna waxa uu udiray 20$. 
dabadeed waxay weydiisay sababta uu ugu soo badiyay lacagta?  dabadeed wuxu kuyidhi  "Waxan diidaya Aabo mid xun inuu u baahi kaga faaiidaysto Ee ilaali sharaftaada oo shilimaad ha siisan waligaa"
Fartun Mohamed 🇸🇴 (@kamalhoyadi) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo Reer koonfur/Galbeed Sanad Guuro wanaagsan, Fedraalka waxa ugu wayn oo laga faa'iday waa is dhexgal bulsho. Nabad iyo barwaaqo ku waara shacabkaygoow.

Hambalyo Reer koonfur/Galbeed Sanad Guuro wanaagsan, 
Fedraalka waxa ugu wayn oo laga faa'iday waa is dhexgal bulsho.
Nabad iyo barwaaqo ku waara shacabkaygoow.
Mohamed Salh (@mohamedselh) 's Twitter Profile Photo

#Somalia:Doorashada Xildhibaannada Aqalka-sare ayaa maanta dhammaatay intooda ugu badan waxaa lagu doortay gacan-taag gaar ahaanna Senatorrada #Galmudug oo haba yaraatee aan warqad loogu dirinba sanaadiiqdii doorashada.

#Somalia:Doorashada Xildhibaannada Aqalka-sare ayaa maanta dhammaatay intooda ugu badan waxaa lagu doortay gacan-taag gaar ahaanna Senatorrada #Galmudug oo haba yaraatee aan warqad loogu dirinba sanaadiiqdii doorashada.
Nadeef (@nadeefso) 's Twitter Profile Photo

Friendly reminder, KDF & Ahmed Madoobe work with Al Shabab to make millions of dollars per month off of illegal charcoal trade. Under the 11 years of Ahmed Madoobe trees have been cut down with no replanting which is one of the root problems of the drought

Ali H. Warsame (@alihwarsame) 's Twitter Profile Photo

Do our state planners & related ministries realise that by 2025 live animal export to the Gulf states will be phased-out & that Somalia will be shutout from that vital market?. It's the time to devise a strategy & new markets. Ahmed Hassan 艾哈迈德 哈桑 @m_baldho Mohamoud Gaildon Mohamed Salh

Abdirashid Nur (@abdirachiid) 's Twitter Profile Photo

Officials from the MoPIED have today arrived in Kismayo, the capital of the Jubaland state, where they will consult with various Jubaland state Mnistries on the implementation of the National Durable Solution Strategy 2021-2024 and drafting of a state national DSUJ.

Officials from the <a href="/MoPIED_Somalia/">MoPIED</a> have today arrived in Kismayo, the capital of the Jubaland state, where they will consult with various Jubaland state Mnistries on the implementation of the National Durable Solution Strategy 2021-2024 and drafting of a state national DSUJ.
Adam Mohamed Osman (@amo1000adam) 's Twitter Profile Photo

Isla kuwii waddankaan rogay ee hogaamiye beeleedyada ah amaba difaace hubka qabyaaladeed ee daddnimada iyo doowladdnimada daba marsan lagu hubo ilaa iyo 1960ii iyo 1991iiba , yaa la soo taagan anagaa iyo unukaa waddanka xukumeeyno oo xaq darro iyo doowlad la,i uga qanimeeysaneeno

Abdi Addow 🕊 (@abdiaddow1) 's Twitter Profile Photo

Sanadkii 2016-2017 dad. Adan ayaa u dhintay/barakacay abaartii. Sababta waxay ahayd Indhaha caalamka, Dowladda iyo shacabka oo ku sii jeeday doorasho daahday. Hada waxay u muuqataa in sidii oo kale ay dhici doonto hadaan dhaqsi la qaban #Doorashada2021