Yusuf Bilaadi
@yusufbilaadi
ID: 901054777144082432
25-08-2017 12:12:54
126 Tweet
803 Followers
224 Following
Waa dhacdo argagax ah runtii. Sawirkan oo ah gabadh yar oo la noolayd habaryarteed ayaa laga qaaday, kedib markii laga war helay in habaryarta ay la noolayd gabadhani #torture-gareyn jirtay hadiyo goor. Falkani wuxuu ka dhacay magaalada #Laascaanood. Human Rights Watch UN Human Rights Amnesty International