Jafar Yusuf Abdalla (@jafaryabdalla) 's Twitter Profile
Jafar Yusuf Abdalla

@jafaryabdalla

Peace-Builder, Former Ex Chairman at Mudug Youth Org, Youth/HumanActivist,Father, 🏋️‍♀️Lover, Views are mine~ RTs =Endorsement, FOLLOW ME

ID: 1426880371988307972

linkhttps://www.facebook.com/jafar.y.abdalla calendar_today15-08-2021 12:16:18

72 Tweet

534 Followers

54 Following

Jafar Yusuf Abdalla (@jafaryabdalla) 's Twitter Profile Photo

Wiil ayaa noogu dhashay Gaalkacyo aniga iyo xaaskayga boqoradayda Carfoon Alx; Aabbe ku soo dhawoow adduunka, ku soo dhawoow Gaalkacyo oo aan kuugu sii fidiyay gogoshii Nabadda iyo Isdhexgalka waad nasiib badana tahay, waxaad ku dhalatay Gaalkacyo oo xabad ka dhacayn

Mar wan faraxsanahay marna wan qamuumyonaya madaama an ka maqanahay boqoradayda Dhaqtarad, Marwo ❤Carfoon❤ oo heerka 1aad ee waxbarashada so afmeertay. Xabiibi hambalyo adiga iyo dhamaan ardayda jamacada Global Science University iyo walal Ruwayda Ali Hoosh .

Mar wan faraxsanahay marna wan qamuumyonaya madaama an ka maqanahay boqoradayda Dhaqtarad, Marwo ❤Carfoon❤  oo heerka 1aad ee waxbarashada so afmeertay.

Xabiibi hambalyo adiga iyo dhamaan ardayda jamacada Global Science University iyo walal Ruwayda Ali Hoosh .
Jafar Yusuf Abdalla (@jafaryabdalla) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta si Nabad ugusoo noqday Gaalkacyo oo aan mudo dhawr bilood ah safar shaqo Tanzania ilaa East Afrika ah aan uga maqnaa. Waad mahadsntihiin intii ka qeyb qaadatay soo dhaweyntayda

Waxaan maanta si Nabad ugusoo noqday Gaalkacyo oo aan mudo dhawr bilood ah safar shaqo Tanzania ilaa East Afrika ah aan uga maqnaa. Waad mahadsntihiin intii ka qeyb qaadatay soo dhaweyntayda
Abdirrahman Hassan Dheere (@abdirahmanhssan) 's Twitter Profile Photo

Shakhsigu markuu yahay mid kasbada quluubta dadkiisa, waxaa uu mudan yahay in si mug weyn loo soo dhaweeyo. Saaxiibkey Jafar Yusuf Abdalla you deserved it excellency❤️🙏🏻

Jafar Yusuf Abdalla (@jafaryabdalla) 's Twitter Profile Photo

Marwalba waxan ahay adeege u taagan ka shaqeynta horumarka dhalinyarada iyo is dhexgalka bulshada mudug Ee Puntland iyo Galmudug, waan u mahadcelinayaa dhalinyarada marwalba garabkayga taagan Ee igala shaqeysa hirgelinta door kayga zaciimka ah. Allaa Mahadleh #RETWEET

Abdirrahman Hassan Dheere (@abdirahmanhssan) 's Twitter Profile Photo

i encourage and applaud these youth for their humanitarian assistance to the families affected by the widespread drought in some parts of Somalia, particularly in the Gedo region. May you give them some #Retweets and #Like

i encourage and applaud these youth  for their humanitarian assistance to the families affected by the widespread drought in some parts of Somalia, particularly in the Gedo region.

May you give them some #Retweets and #Like
Abdirahman Abdishakur (@aabdishakur) 's Twitter Profile Photo

Siyaasad xasilan waa ajandaha koowaad ee lixda ajande ee Barnaamijka siyaasadeedka Wadajir iyo Wadatashi. “Kolkii ay Ceelalyo heshiiyaan ayey xoolo biyo cabaan”