Amb Ilyas Sheikh Omar (@ambilyasomar) 's Twitter Profile
Amb Ilyas Sheikh Omar

@ambilyasomar

State Minister of Justice and Constitutional Affairs

ID: 1348722931

linkhttp://www.moj.gov.so calendar_today13-04-2013 08:27:44

91 Tweet

279 Takipçi

886 Takip Edilen

Amb Ilyas Sheikh Omar (@ambilyasomar) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta Muqdisho uga qeyb galay munaasabada soo bandhigidda Daraasad uu machadka #Heritage ka saameeyay isticmaalka Doorsoocadka Shaqaalaha si dib-u-habeyn loogu sameeyo shaqaalaha dowladda, oo aan uga hadlay muhiimadda cilmibaarisyadu u leeyihiin go’aannada dowladda.

Amb Ilyas Sheikh Omar (@ambilyasomar) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta Muqdisho uga qeyb galay furitaanka Shirweyanaha Iskaashiga Dowladda, Ganacsatada iyo Bulshada ee Qorshaha Ka hortagga iyo la dagaallanka Maalgalinta Argagixisada oo muhiim u ah xasiloonida, nabadda iyo horumarka dalkeenna.

Waxaan maanta ka qeyb galay munaasabadda Howlgalinta xabsiga Baydhabo oo dhismooyin cusub lagu kordhiyey, si kor looqu qaado xoojinta nidaamka cadaaladeena iyo Hormarinta adeegyada Xabsiyada dalka. Howl-gelinta xabsiga waxey kamid aheyd yoolasha waaweyn ee Ministry of Justice and Constitutional Affairs🇸🇴

Waxaa dhawaan geeriyootay AUN maamo Iisho Maxamuud Abakar oo aheyd hooyada wasiiru-dowlihii hore ee Cadaaladda iyo Arr. Dastuurka XFS, AVV Muumino Sh Cumar. Waxaan Allah uga baryayaa inuu siiyo naxariistiisa janno, qoyska iyo qaraabada ay ka baxdayna samir iyo iimaan uu ka siiyo

Waxaa dhawaan geeriyootay AUN maamo Iisho Maxamuud Abakar oo aheyd hooyada wasiiru-dowlihii hore ee Cadaaladda iyo Arr. Dastuurka XFS, AVV Muumino Sh Cumar.

Waxaan Allah uga baryayaa inuu siiyo naxariistiisa janno, qoyska iyo qaraabada ay ka baxdayna samir iyo iimaan uu ka siiyo
Amb Ilyas Sheikh Omar (@ambilyasomar) 's Twitter Profile Photo

Waxaa isoo gaartay geerida AUN maamo Faadumo Yuusuf Cali oo dhashay R/W hore ee Soomaaliya, Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr. Cabdiweli Gaas. Waxaan tiiraanyada la qeybsanayaa Dr. Cabdiweli, waxaana Marxuumad Faadumo aan Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa janno siiyo.

Waxaan ugu hambalyeynayaa Madaxweyne Abdiaziz Hassan Mohamed hoggaamintiisa suuban ee Koonfur Galbeed ee salka ku heysa daacadnimada, dariiqa horumarka, nabadda, hufnaan ugu adeegidda shacabka & horumarka balaaran ee uu ka sameeyay guud ahaan deegaannada K/Galbeed. #Lixsanoguurowanaagsan

Waxaan ugu hambalyeynayaa Madaxweyne Abdiaziz Hassan Mohamed hoggaamintiisa suuban ee Koonfur Galbeed ee salka ku heysa daacadnimada, dariiqa horumarka, nabadda, hufnaan ugu adeegidda shacabka & horumarka balaaran ee uu ka sameeyay guud ahaan deegaannada K/Galbeed.

#Lixsanoguurowanaagsan
Amb Ilyas Sheikh Omar (@ambilyasomar) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo Waxaan dhammaan taliyaha, taliye ku-xigeennada, saraakiisha, sarkaal xigeennada, alifleyda & dableyda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, caruurtooda & xaasaskooda ugu hambalyeynayaa munaasabadda sanad-guurada 81aad ee ka aasaaska booliiska Soomaaliyeed.

Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo

Waxaan dhammaan taliyaha, taliye ku-xigeennada, saraakiisha, sarkaal xigeennada, alifleyda & dableyda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, caruurtooda & xaasaskooda ugu hambalyeynayaa munaasabadda sanad-guurada 81aad ee ka aasaaska booliiska Soomaaliyeed.
Ministry of Justice and Constitutional Affairs🇸🇴 (@mojsomalia) 's Twitter Profile Photo

Acting Minister and State Minister of Ministry of Justice and Constitutional Affairs🇸🇴 Amb Ilyas Sheikh Omar along with Deputy Minister Ahmed Abdirahman Hassan, led consultations in Mogadishu with #FMS ’ constitutional ministries, focusing on the review of chapters 5-9 of the constitution & setting priorities for 2024-2025

Baari Azhari // باري الأزهري (@baari230) 's Twitter Profile Photo

#مقديشو | السفير إلياس شيخ عمر Amb Ilyas Sheikh Omar وزير الدولة والقائم بأعمال وزير العدل، يفتتح اجتماعًا تشاوريًا مع وزارات الدستور بالولايات. الاجتماع ناقش استكمال الدستور، وتعزيز التعاون الفيدرالي، وخطط 2025 لتنفيذ التحول الوطني #NTP. #الصومال #دستور2025

Amb Ilyas Sheikh Omar (@ambilyasomar) 's Twitter Profile Photo

Waxaa maanta noo qabsoomay kulanka wadatashiga wasaaradda Cadaaladda & Arr. Dastuurka XFS & wasaaradaha Dastuurka ee Dowladaha xubnaha ka ah DFS, oo aan uga hadlanay waxqabadka hay’adaha dastuurka Labada heer sanadka ee sanadka 2024, qorshayaasha 2025 & xallinta caqabadaha jira.

Amb Ilyas Sheikh Omar (@ambilyasomar) 's Twitter Profile Photo

Waxaan u hambalyeynayaa taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ku dalacsiiyay shaqadiisa wanaagsan.

Amb Ilyas Sheikh Omar (@ambilyasomar) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta ka qeyb galay munaasabadda daahfurka Istiraatiijiyadda Wasaaradda Amniga XFS ee 2025-2029 oo xoojinaysa nabadda, sugidda amniga & horumarinta adeegyada bulshada. Cadaaladda iyo Amnigu waa labo tiir oo muhiim u ah dowladnimada, xasilloonida iyo horumarka bulshada.

Waxaan maanta ka qeyb galay munaasabadda daahfurka Istiraatiijiyadda Wasaaradda Amniga XFS ee 2025-2029 oo xoojinaysa nabadda, sugidda amniga & horumarinta adeegyada bulshada.

Cadaaladda iyo Amnigu waa labo tiir oo muhiim u ah dowladnimada, xasilloonida iyo horumarka bulshada.
Ministry of Justice and Constitutional Affairs🇸🇴 (@mojsomalia) 's Twitter Profile Photo

Acting Minister & State Minister of Justice & Constitutional Affairs, Amb Ilyas Sheikh Omar attended the launch of the 2025-2029 Strategy of the Ministry Of Internal Security 🇸🇴 opened by Deputy Prime Minister H.E. Salah Jama he Praised the ministry & partners for their dedication to security & social services

Minister of Ministry of Justice and Constitutional Affairs🇸🇴 H.E. Hassan Moallin, along with State Minister Amb Ilyas Sheikh Omar,Deputy Minister H.E. Ahmed Abdirahman, & senior officials, received a high-level delegation from Egypt’s وزارة العدل المصرية The discussions focused on judicial cooperation, legal reforms,and development

State Minister of Ministry of Justice and Constitutional Affairs🇸🇴, Amb Ilyas Sheikh Omar, attended the second day of the 7th Somali Prosecutors' Conference, highlighting that finalizing the constitution is vital for the implementation of laws, strengthening national security, and combating terrorist financing.

The State Minister of Justice & Constitutional Affairs, Amb Ilyas Sheikh Omar, delivers a keynote speech at a strategic meeting focused on strengthening the role of community leaders in preventing extremism and terrorism, organized by 🌐Cairo International Center for Peace (CCCPA) & XARUNTA QARAN EE TUBSAN

Ministry of Justice and Constitutional Affairs🇸🇴 (@mojsomalia) 's Twitter Profile Photo

State Minister of Ministry of Justice and Constitutional Affairs🇸🇴, Amb Ilyas Sheikh Omar, paid an official visit to Cairo, meeting Egypt’s Attorney General, Mohamed Shawqi, to strengthen judicial cooperation. He also toured Egypt’s Crime Research & Training Institute.The Minister expressed gratitude for Egypt’s support.

State Minister for Justice and Constitutional Affairs, Amb. Ilyas Sheikh Omar, met in Cairo with Egypt’s Minister of Justice, Judge Adnan Fangary, to discuss ways to strengthen judicial cooperation and advance legal reform efforts.

PM Hamza Abdi Barre opens the 1st Somali Justice Conference 2025 in Mogadishu, stressing that trust between government and citizens is key to a fair, transparent justice system. Leaders from federal & state governments, civil society, universities, and the justice sector attend.

Panel 3 Highlights: Focused on strengthening judicial independence, enhancing accountability, and restoring public trust in Somalia’s justice system. Senior officials emphasized the urgency of meaningful and transparent reforms.