Abdiaziz Hassan Mohamed(@Laftagareen) 's Twitter Profileg
Abdiaziz Hassan Mohamed

@Laftagareen

This is the official X account of the President of the Southwest State of Somalia, H.E. Abdiaziz Hassan Mohamed

ID:1065874902446731265

linkhttps://villasouthwest.sw.so/ calendar_today23-11-2018 07:49:14

248 Tweets

126,0K Followers

6 Following

Abdiaziz Hassan Mohamed(@Laftagareen) 's Twitter Profile Photo

Waxaan Hambalyo u dirayaa Dhammaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Reer Koonfurgalbeed meel kasta oo ay aduunka joogaan Fadliga Munaasibadda Ciidul Fitriga.Waxaan leeyahay sanadkan sanadkiisa Ku Gaara bashbash Iyo Barwaaqo.

account_circle
Abdiaziz Hassan Mohamed(@Laftagareen) 's Twitter Profile Photo

Waxaan Hambalyo u diraya dhammaan Ummada Muslimiinta ah, Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada KGS, Waxaan alle ka baryayaa in uu inaga dhigo Kuwii ka faa’iidaysta fadliga Bishan ay leedahay oo ah bil barakaysan waxaan ugu baaqayaa Dadka İnay is cafiyaan oo ay isu kaalmeyaan

Innaa Lillaahi Wa Innaa IleyhiRaajicuun. Waxaan guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geeridii kutimid marxuumad Wasiir Khadijo Maxamed Diiriye oo ku geeriyootay Dalka Jabuti .
Allaha u naxariisto samir & iimaanna Allaha naga siiyo.

account_circle
Abdiaziz Hassan Mohamed(@Laftagareen) 's Twitter Profile Photo

Congratulations to Mohamed Abdi Ware on his appointment as the Deputy Executive Secretary of IGAD. SWS is extremely proud of his accomplishment, & we have confidence that he will contribute a vast amount of expertise & knowledge to the region in his new position. We wish him all the best

Congratulations to @MAWareSO on his appointment as the Deputy Executive Secretary of IGAD. SWS is extremely proud of his accomplishment, & we have confidence that he will contribute a vast amount of expertise & knowledge to the region in his new position. We wish him all the best
account_circle
Abdiaziz Hassan Mohamed(@Laftagareen) 's Twitter Profile Photo

Today.I had a meeting in Baidoa with the Deputy Prime Minister of FGS and his delegation, including UNOCHA Somalia, humanitarian agencies, and SoDMA Director. Emphasized the importance of their involvement in providing assistance to the individuals impacted by the floods.

I was honored to welcome Ambassador Mike Nithavrianakis to today.We discussed the devastating impacts of ongoing rains as well as UK in Somalia🇬🇧🇸🇴 supported dev't, security and humanitarian programs in .
Immensely grateful for the UK Government's continued support to .

I was honored to welcome Ambassador @MikeNith1 to #Baidoa today.We discussed the devastating impacts of ongoing #Elnino rains as well as @UKinSomalia supported dev't, security and humanitarian programs in #SWS. Immensely grateful for the UK Government's continued support to #SWS.
account_circle
Abdiaziz Hassan Mohamed(@Laftagareen) 's Twitter Profile Photo

Today,I visited Qansaxdhere district accompanied by the Minister of Defense to make preparations for the second phase of our operation. During our visit, we had meetings with local elders, youth, & women's groups with the aim of uniting our efforts in the fight against Al-Shabab

Today, I visited Wajid district accompanied by the Minister of Defense to prepare for the second phase of the operation. We engaged with local elders, youth, and women's organizations. Our goal is to bring lasting peace and prosperity to SWS through inclusive collaboration.

Today I officially announce the commencement of the Phase-II military offensive against Al-Shabaab in our state. The operation is set to begin. This morning, I met with all sectors of the security forces. All necessary groundwork for the operation are complete. Victory!

Today I had presided over the graduation ceremony of SWS Darwish forces training in Baidoa. Highly trained, ready to deploy and fight the enemy. Thanks to Ethopia Amisom for the support

Held engaging and constructive meeting in Nairobi with EU Delegation Somalia Ambassador to Somalia.

Thanked EU's support in the production sector, infrastructure improvements, strengthening security sectors among others to enhance sustainable economic growth and development in

Held engaging and constructive meeting in Nairobi with @EU_in_Somalia Ambassador to Somalia. Thanked EU's support in the production sector, infrastructure improvements, strengthening security sectors among others to enhance sustainable economic growth and development in #SWS
account_circle
Abdiaziz Hassan Mohamed(@Laftagareen) 's Twitter Profile Photo

In Nairobi, I had a productive meeting with Denmark in Somalia HE Amb Andersen & his team.

Discussed topics including humanitarian and ongoing El Niño preparedness, women's empowerment, strengthening stabilization & our dev’t agenda in SWS. Thanked them for their continued support.

In Nairobi, I had a productive meeting with @DKinSomalia HE Amb Andersen & his team. Discussed topics including humanitarian and ongoing El Niño preparedness, women's empowerment, strengthening stabilization & our dev’t agenda in SWS. Thanked them for their continued support.
account_circle
Abdiaziz Hassan Mohamed(@Laftagareen) 's Twitter Profile Photo

Today in Nairobi, I had a productive meeting with Swedish Amb of Somalia HE Joachim Wearn . Discussed the current Humanitarian situation, ongoing fighting against Alshabab, women empowerment & our State dev’t agenda.SWS is thankful for the Swedish govern generosity to our State.

Waxaan dhamaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Shaccabka Koonfur Galbeed ugu hambalyaynayaa munaasabada 1da Luuliya, 63 Guuradii kasoo wareegtay markay koonfurta Soomaaliya qaadatay xoriyadda, lana midowday Waqooyiga Soomaaliya. Hambalyo

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka koonfur Galbeed meel kasta oo ay joogaan. Munaasabada 26ka Juun 63 Guuradii kasoo wareegatay markii Cara Soomaaliyeed laga taagay Calan Soomaaliya leedahay .
Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka koonfur Galbeed meel kasta oo ay joogaan. Munaasabada 26ka Juun 63 Guuradii kasoo wareegatay markii Cara Soomaaliyeed laga taagay Calan Soomaaliya leedahay . Hambalyo Hambalyo Hambalyo
account_circle
Abdiaziz Hassan Mohamed(@Laftagareen) 's Twitter Profile Photo

Today in , chaired by SWS High-Level Humanitarian Forum. It updated Agencies on my visit to various districts. Urged humanitarian agencies to upscale up interventions. Reaffirmed our commitment to provide a conducive environment for humanitarian agencies operating in 

Today in #Baidoa, chaired by SWS High-Level Humanitarian Forum. It updated Agencies on my visit to various districts. Urged humanitarian agencies to upscale up interventions. Reaffirmed our commitment to provide a conducive environment for humanitarian agencies operating in #SWS
account_circle
Abdiaziz Hassan Mohamed(@Laftagareen) 's Twitter Profile Photo

On behelf of the people of SWS of Somalia, I want to extend my congratulations to His Excellency President-Elect Recep Tayyip Erdoğan.Turkey is an important partner for Somalia. We pray for peace and prosperity for our brothers & sisters inTurkey.

Waxaa maanta magaalada muqdisho kulan kula qaatay safiirada Dalalka Ingiriiska iyo Turkiya oo aan kawada hadalnay Amniga, Mashaariicda, hormarinta kaabiyaasha dhaqaalaha iyo dardargelinta wajiga labaad ee dagaalka khawaarijta alshabaab.

Hambalyo dhallinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Koonfurgalbeed oo maanta xusaya sannad guuradii 80-aad ee aasaaskii Ururkii gobonnimo doonka ee SYL, waxaan idin rajeynayaa guul iyo gobanimo

account_circle
Abdiaziz Hassan Mohamed(@Laftagareen) 's Twitter Profile Photo

Waxaan Hambalyo udirayaa dhamaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Maanta u dabaal dagaya Sanad guurada 63-aad ee kasoo wareegtay Xilligii la aas-aasay Ciidanka Xogga dalka soomaaliyeed.

Ciidanka Xogga waxa ay Door wanaagsan ka qaadanayaan Amniga iyo xasilinta Dalka

Waxaan Hambalyo udirayaa dhamaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Maanta u dabaal dagaya Sanad guurada 63-aad ee kasoo wareegtay Xilligii la aas-aasay Ciidanka Xogga dalka soomaaliyeed. Ciidanka Xogga waxa ay Door wanaagsan ka qaadanayaan Amniga iyo xasilinta Dalka
account_circle