Abdilatiif Gorod ๐Ÿ•Š(@AbdilatifGorod) 's Twitter Profileg
Abdilatiif Gorod ๐Ÿ•Š

@AbdilatifGorod

Human right Activits/ Health worker //student// book reader/ / Reseacher// ูุฃุตุจุฑ ุฅู† ุงู„ู„ู‡ ู…ุน ุงู„ุตุงุจุฑูŠู† //. N&N๐Ÿฆ

ID:1267407734686789632

calendar_today01-06-2020 10:49:16

3,4K Tweets

2,5K Followers

885 Following

Fahad Yasin ูู‡ุฏ ูŠุงุณูŠู†(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

Dalka Soomaaliya oo idil sharciyad buuxda oo dastuuri ah waxaa haysta Madaxweynaha Federaalka Xasan Sheekh, wuxuuse dhaawacayaa sharciyadiisa haddii uu dhaqangal ka dhigo dastuurka cusub.

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo midna

account_circle
Fahad Yasin ูู‡ุฏ ูŠุงุณูŠู†(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

๐—›๐—ข๐—ฅ๐—ง๐—” ๐—ฌ๐—”๐—” ๐——๐—œ๐—œ๐——๐—”๐—ก ๐——๐—ข๐—ข๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐—›๐—ข ๐——๐—”๐——๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—˜?

Waxyaabaha laga ducaysto waxaa kamid ah, xargo aad horay u gunuday inaad gacantaada dib ugu furfurto, siyaasadana waxaa laga fogaadaa inaad dib u cunto wax qabadkaadii hore.

Muddo xileedkii hore ee Xasan Sheekh

๐—›๐—ข๐—ฅ๐—ง๐—” ๐—ฌ๐—”๐—” ๐——๐—œ๐—œ๐——๐—”๐—ก ๐——๐—ข๐—ข๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐—›๐—ข ๐——๐—”๐——๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—˜? Waxyaabaha laga ducaysto waxaa kamid ah, xargo aad horay u gunuday inaad gacantaada dib ugu furfurto, siyaasadana waxaa laga fogaadaa inaad dib u cunto wax qabadkaadii hore. Muddo xileedkii hore ee Xasan Sheekh
account_circle
Yakub isaak(@YakubIsaak) 's Twitter Profile Photo

I am honored to attend the closing ceremony and certificate distribution for the Yagleel Fellowship 2024 on Employability Skills. Mastering these skills is essential for succeeding in todayโ€™s competitive job market.Somali Youth Vision

I am honored to attend the closing ceremony and certificate distribution for the Yagleel Fellowship 2024 on Employability Skills. Mastering these skills is essential for succeeding in todayโ€™s competitive job market.@SYVSomalia
account_circle
Fahad Yasin ูู‡ุฏ ูŠุงุณูŠู†(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

Shirka Madasha Wadatashiga ๐Ÿฏ ๐˜๐—ถ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป buu wataa, ๐Ÿฏ ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ฎ๐—ป๐—ฎ waa leeyahay;

๐—ง๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐Ÿญ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ: (๐—ž๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ถ๐—ถ ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—น)

Madaxweynuhu, waa tol laโ€™aan siyaasadeed, waana tala laโ€™aan dowladeed.

๐—ง๐—ถ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐Ÿฎ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ: (๐—œ๐˜€ ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ)

Afarta

Shirka Madasha Wadatashiga ๐Ÿฏ ๐˜๐—ถ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป buu wataa, ๐Ÿฏ ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ฎ๐—ป๐—ฎ waa leeyahay; ๐—ง๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐Ÿญ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ: (๐—ž๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ถ๐—ถ ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—น) Madaxweynuhu, waa tol laโ€™aan siyaasadeed, waana tala laโ€™aan dowladeed. ๐—ง๐—ถ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐Ÿฎ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ: (๐—œ๐˜€ ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ) Afarta
account_circle
Fahad Yasin ูู‡ุฏ ูŠุงุณูŠู†(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

Shirka Madasha ee Xamar ka socda dhinac kasta oo aan ka eegay Gabaygii Sayidka laga sheegay waan dhaafsiin waayey;

Sagaal nin oo walaalo ah sideenaas
Siddeed isku bah tahay sidiinaas
Ninkuna bah gaar yahay sidaydaas
Siddeeduna ninkii siri sidiinaas
Ninkuna sirtii garan

Shirka Madasha ee Xamar ka socda dhinac kasta oo aan ka eegay Gabaygii Sayidka laga sheegay waan dhaafsiin waayey; Sagaal nin oo walaalo ah sideenaas Siddeed isku bah tahay sidiinaas Ninkuna bah gaar yahay sidaydaas Siddeeduna ninkii siri sidiinaas Ninkuna sirtii garan
account_circle
Fahad Yasin ูู‡ุฏ ูŠุงุณูŠู†(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

๐๐„๐˜๐๐“๐ˆ๐ˆ ๐Ÿ๐€๐€๐ƒ:

Madaxweyne Farmaajo wuxuu dhaxlay 2017 ciidan qaran oo aan sagaal bilood wax xuquuq ah helin. Ciidan aan lahayn diiwaan casri ah iyo hannaan dabagal.

Sanadkii u horreeyey Madaxweyne Farmaajo wuxuu u dhexeeyey Madaxtooyada iyo Xarunta Wasaaradda

๐๐„๐˜๐๐“๐ˆ๐ˆ ๐Ÿ๐€๐€๐ƒ: Madaxweyne Farmaajo wuxuu dhaxlay 2017 ciidan qaran oo aan sagaal bilood wax xuquuq ah helin. Ciidan aan lahayn diiwaan casri ah iyo hannaan dabagal. Sanadkii u horreeyey Madaxweyne Farmaajo wuxuu u dhexeeyey Madaxtooyada iyo Xarunta Wasaaradda
account_circle
Hon. Isaak Mursal(@isackfanax) 's Twitter Profile Photo

Privileged to speak at the Diaspora Investment Forum closing event. Stressing the power of investment in shaping a. Heartened by diaspora's unwavering commitment to our nation's journey.

Thanks to IBS Bank for sponsoring the event.

Privileged to speak at the #Somali Diaspora Investment Forum closing event. Stressing the power of investment in shaping #Somalia. Heartened by diaspora's unwavering commitment to our nation's journey. Thanks to @IBSBankSo for sponsoring the event.
account_circle
SanaAshraf Arts(@Sana_Artist) 's Twitter Profile Photo

It was Honor to meet our prime minister of the Federal Republic of Sml Hamza Abdi Barre. the good words that he said (An hadalno an heshino).Honor to meet The Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation H.E Ali Yusuf Ali Hosh. Launched the National Reconciliation Fw

account_circle
Fahad Yasin ูู‡ุฏ ูŠุงุณูŠู†(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž,

Shalay ayaad na fahamsiisay sababta uu Madaxweyne Xasan Sheekh kuugu magacaabay xilka Raโ€™iisul Wasaaraha dalka, waana inaad maamusho doorashada soo socota ee 2026.

Mudane Xamse shalay waxaad soo hoggaamisay doorashadii ku dhisneyd

๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž, Shalay ayaad na fahamsiisay sababta uu Madaxweyne Xasan Sheekh kuugu magacaabay xilka Raโ€™iisul Wasaaraha dalka, waana inaad maamusho doorashada soo socota ee 2026. Mudane Xamse shalay waxaad soo hoggaamisay doorashadii ku dhisneyd
account_circle
Naciima Abwaan Qorane(@NaciimaAbwaanQ) 's Twitter Profile Photo

Today, I had the honor of visiting His Excellency Garaad Jaamac Garaad Cali. We discussed the situation in Somalia at large. Garaad Jaamac, a respected and insightful leader, is passionately advocating for a united Somalia. His dedication to unity and progress is truly inspiring.

Today, I had the honor of visiting His Excellency Garaad Jaamac Garaad Cali. We discussed the situation in Somalia at large. Garaad Jaamac, a respected and insightful leader, is passionately advocating for a united Somalia. His dedication to unity and progress is truly inspiring.
account_circle
Yusuf Hussein Jimale (Madaale)(@Yusufmadalle) 's Twitter Profile Photo

I recently met with the Chairman of the Somali National Disaster Management at Mogadishu Metropolitan Municipality HQ, to discuss upcoming rain risks and improve aid distribution in Mogadishu..

I recently met with the Chairman of the Somali National Disaster Management at Mogadishu Metropolitan Municipality HQ, to discuss upcoming rain risks and improve aid distribution in Mogadishu..
account_circle