Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profileg
Fahad Yasin فهد ياسين

@FahadBinYasin

National Security Advisor & Director of National Intelligence Agency, #Somalia (2018-2022). | مستشار الأمن القومي ومدير المخابرات الوطنية الصومالية.

ID:1745555979670880256

calendar_today11-01-2024 21:19:40

20 Tweets

26,9K Followers

1 Following

Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

بقلوب مؤمنة وراضية بقضاء الله وقدره أعزّي نفسي والأمة الإسلامية وبالأخص أسرته الكريمة بوفاة الوالد الشيخ عبد المجيد الزنداني رحمه الله رحمة واسعة وأسكنه فسيح جنانه وألهم أهله وذويه الصبر والسلوان.

بقلوب مؤمنة وراضية بقضاء الله وقدره أعزّي نفسي والأمة الإسلامية وبالأخص أسرته الكريمة بوفاة الوالد الشيخ عبد المجيد الزنداني رحمه الله رحمة واسعة وأسكنه فسيح جنانه وألهم أهله وذويه الصبر والسلوان.
account_circle
Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

لم أر قط جلداً وصبرا مثل الذي رأيت على وجه القائد إسماعيل هنية الذي زرته في بيته قبل قليل، لأداء واجب العزاء باستشهاد ستة من أبنائه وأحفاده. رحم الله شهداء غزة، وربي يفرج الكربات عنهم، ويشف مرضاهم، ويشد أزرهم.

Waxaan caawa gurigiisa ku soo booqday Hogaamiyaha Xamaas Ismaaciil

account_circle
Mohamed Farmaajo(@M_Farmaajo) 's Twitter Profile Photo

CIID MUBAARAK

Dhammaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga. Alle waxaan ka baryayaa inuu naga aqbalo soonkii iyo acmaashii wanaagsanayd ee aynu gudannay bishii barakaysnayd ee Ramadaan.

CIID MUBAARAK Dhammaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga. Alle waxaan ka baryayaa inuu naga aqbalo soonkii iyo acmaashii wanaagsanayd ee aynu gudannay bishii barakaysnayd ee Ramadaan.
account_circle
Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

Ku ciida caafimaad san. Baraare iyo bashbash sanadka xiga alle hanagu gaarsiiyo. Dalkoo nabad ah iyo dadkoo ladan Eebbe weyne hanoogu deeqo. Ciid Mubaarak.

كغيري من الصوماليين شاهدت فلم متميز عن حركة الدراويش ودورهم في مقاومة الاستعمار الثلاثي عبر قناة الجزيرة الوثائقية.

السيد محمد عبد الله حسن يعتبر رمزاً قوميا وقامة وطنية توارثته الأجيال، واختزلته الذاكرة الصومالية في وجدانها العاطفي وينهل الثوار من شعاره وأشعاره دفاعا عن الوطن

account_circle
Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

المشروع الإماراتي في الصومال: زواج متعة بين مفسد غبي وأحمق مفيد.

ثلاثة عقود مضت، مرت العلاقات الإماراتية الصومالية بمراحل مختلفة.

مرحلة: اللامبالاة مع قليل من الدعم الانساني وفتح الحركة التجارية.
1991/2000.

مرحلة: اللامبالاة مع تطبيق قاعدة؛ امنحوا الحرب فرصة. 2001/2006.

account_circle
Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

Soddonkii sano ee ina dhaafay xiriirka Imaaraatka iyo Soomaalidu marxalado kala geddisan ayuu soo maray.

𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐢𝐢 𝟏𝐚𝐚𝐝: Daneyn la’aan ay weheliso inyar oo kaalmo bani’aadanimo ah iyo fududeynta dhaqdhaqaaqyada ganacsi. 𝟏𝟗𝟗𝟏/𝟐𝟎𝟎𝟎.

𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢

Soddonkii sano ee ina dhaafay xiriirka Imaaraatka iyo Soomaalidu marxalado kala geddisan ayuu soo maray. 𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐢𝐢 𝟏𝐚𝐚𝐝: Daneyn la’aan ay weheliso inyar oo kaalmo bani’aadanimo ah iyo fududeynta dhaqdhaqaaqyada ganacsi. 𝟏𝟗𝟗𝟏/𝟐𝟎𝟎𝟎. 𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢
account_circle
Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

𝐐𝐀𝐘𝐋𝐎-𝐃𝐇𝐀𝐀𝐍 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍

Waxaan la wadaagayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed hadal taariikhi ah oo xiriir la leh mustaqbalka dalka, waana shirqoolkii ugu halista badnaa oo la fulinayo iyadoo la adeegsanayo maskaxda iyo gacmaha masuuliyiin haya xilal qaran. Dowladda

account_circle
Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

Sheekada ah dastuur ayaa la dhammeystirayaa oo kumeel gaarka ayuu ka baxayaa waa mid aan bislayn waayo dastuurkan wax kasta oo laga baddalo wuxuu wali ahaanayaa kumeel gaar ilaa laga helo afti dadwayne oo uu ku noqdo mid rasmi ah. Sidoo kale, inta ay Somaliland maqantahay oo

مبارك لشعب السنغال بالعرس الديمقراطي والفوز التاريخي للرئيس المنتخب، أخي (بشير ديوماي فاي) وهو شاب في الأربعين من عمره، منذ صباه تربى على الدعوة الاسلامية، وكان، ولا يزال يحمل هموم الأمة الاسلامية مناديا بالحرية وسيادة الشعوب وتحرير القارة الأفريقية من التبعية.
أعرف أنه رجل ذو

مبارك لشعب السنغال بالعرس الديمقراطي والفوز التاريخي للرئيس المنتخب، أخي (بشير ديوماي فاي) وهو شاب في الأربعين من عمره، منذ صباه تربى على الدعوة الاسلامية، وكان، ولا يزال يحمل هموم الأمة الاسلامية مناديا بالحرية وسيادة الشعوب وتحرير القارة الأفريقية من التبعية. أعرف أنه رجل ذو
account_circle
Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

تجدون أدناه ترجمة إلى العربية عن النص الذي كتبته بالصومالية حول الأزمة الدستورية والسيناريوهات المرتقبة. والشكر موصول لموقع (قراءات صومالية).

qiraatsomali.com/%d9%87%d9%84-%…

تجدون أدناه ترجمة إلى العربية عن النص الذي كتبته بالصومالية حول الأزمة الدستورية والسيناريوهات المرتقبة. والشكر موصول لموقع (قراءات صومالية). qiraatsomali.com/%d9%87%d9%84-%…
account_circle
Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

MADAXWEYNE XASAN MA WUXUU QAADAY JIDKII KALA DIRKA DOWLADNIMADA?*

Dastuur waa heshiis bulsho ay kuwada noolaato, mana jirto cid kaligeed ah oo si iskeed ah wax uga baddali karta.

Dunida oo dhan laba jid uun baa dastuur lagu baddalaa. Tan koowaad waa in heshiis buuxa lagu

account_circle
Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

Bishii barakada iyo badinta ducada. Eebboow bashbash iyo baraare naga sii.
Soonqaadka dharaartii afkaaga warsan iyo wardi hasoo maro, dhuuntaadana calalis iyo cabitaan ka dhawr. Ramadaan Mubaarak.

Bishii barakada iyo badinta ducada. Eebboow bashbash iyo baraare naga sii. Soonqaadka dharaartii afkaaga warsan iyo wardi hasoo maro, dhuuntaadana calalis iyo cabitaan ka dhawr. Ramadaan Mubaarak.
account_circle
Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

خلال عقد ونصف مرت العلاقة التركية الصومالية بمراحل متطورة:

مرحلة الدعم الإنساني : 2009/2011

مرحلة التبادل الاقتصادي والاستثماري بين القطاعات الخاصة 2012/2016.

مرحلة بناء وتعزيز الثقة: الشراكة السياسية مع التعاون الأمني. 2017/2022

مرحلة تبادل المنافع والتعاون العسكري. 2022

خلال عقد ونصف مرت العلاقة التركية الصومالية بمراحل متطورة: مرحلة الدعم الإنساني : 2009/2011 مرحلة التبادل الاقتصادي والاستثماري بين القطاعات الخاصة 2012/2016. مرحلة بناء وتعزيز الثقة: الشراكة السياسية مع التعاون الأمني. 2017/2022 مرحلة تبادل المنافع والتعاون العسكري. 2022
account_circle
Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

𝐃𝐀𝐘𝐀𝐂 𝐀𝐌𝐍𝐈 𝐌𝐈𝐒𝐄 𝐃𝐀𝐘𝐀𝐂 𝐇𝐎𝐆𝐆𝐀𝐀𝐌𝐈𝐍?

Xerada Janaraal Gordan oo kamid ahaa xarumaha ugu amniga adkaa in saraakiil Xoogga Dalka iyo tababarayaal ajnabi ah lagu dhex shirqoolo waa fal ugub ku ah sooyaalka amni ee dalkeen.

Madaxweyne Xasan Sheekh waxyaabaha

account_circle
Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

𝗖𝗢𝗟 𝗞𝗨 𝗗𝗛𝗔𝗖 𝗢𝗢 𝗖𝗔𝗗𝗔𝗪 𝗞𝗨𝗨 𝗖𝗜𝗜𝗗𝗔𝗠𝗜

Tallaabo qaadka qaran walba waxaa udub dhexaad u ah saddex xagalka isku xigxiga ee kala ah xog saxan oo xuuraan hubsan soo xanbaaray, faham buuxa oo falanqayn xirfadaysan lagu lifaaqay iyo gaarista go’aan u qalma

account_circle
Fahad Yasin فهد ياسين(@FahadBinYasin) 's Twitter Profile Photo

𝗦𝗨𝗚𝗡𝗔𝗔𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗦𝗢𝗢𝗗𝗛𝗔𝗪𝗘𝗬𝗡

Keddib markii aan arkay xaaladda dalku marayo oo ah mid aan laga aamusi karin oo madaxbannaanideena lagu soo xadgudbay, saaxiibo kala duwanna ay igula taliyeen inaan sameysto bar aan fariimaha kusoo gudbiyo, waxaan guddoonsaday inaan

account_circle