Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile
Fahad Yasin فهد ياسين

@fahadbinyasin

National Security Advisor & Director of National Intelligence Agency, #Somalia (2018-2022). | مستشار الأمن القومي ومدير المخابرات الوطنية الصومالية.

ID: 1745555979670880256

calendar_today11-01-2024 21:19:40

79 Tweet

39,39K Takipçi

8 Takip Edilen

Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

𝐈𝐋𝐄𝐄𝐍 𝐍𝐈𝐍 𝐗𝐀𝐍𝐓𝐈𝐈𝐒𝐀 𝐎𝐆 𝐈𝐒𝐌𝐀 𝐒𝐇𝐄𝐄𝐆𝐎. Soomaaliya oo la ogyahay heerka ay uga jirto liiska dalalka musuqa ku dhaqma, sow fajac iyo mucjiso maahan in Golaha Wasiirada dalka, uusan khatar u arkin musuqmaasuqa. Markaan arkay in 𝐌𝐔𝐒𝐔𝐐𝐀 si kas ah

Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

Musharaxiinta leh waxaan u tartamaynaa jagada Madaxweynaha Jubaland waxay u baahanyihiin Siminaar 4 maalin ah, oo uu bixiyo Cilmi baare baagamuuda ah. Casharada afartaas maalin la qaadanayo waxay kala yihiin; karfan iyo kursi. Shabaab iyo shisheeye. Nabad iyo Nolol. Dhaxal

Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

عرفنا الحكم الرشيد والإنفاق الرشيد لكننا اليوم نتعرف, الشعب الرشيد. في التاريخ المعاصر لا أعرف شعبا أرشد من الشعب السوداني. يعاني من آثار الحرب أكثر من سنة ومع ذلك لا يزال العقل الجمعي للشعب السوداني يتمسك بالمصلحة الوطنية العليا، ويدعم الجيش الوطني ويصبر على الأذى النفسي

عرفنا الحكم الرشيد والإنفاق الرشيد لكننا اليوم نتعرف, الشعب الرشيد. 
في التاريخ المعاصر لا أعرف شعبا أرشد من الشعب السوداني. 
يعاني من آثار الحرب أكثر من سنة ومع ذلك لا يزال العقل الجمعي للشعب السوداني يتمسك بالمصلحة الوطنية العليا، ويدعم الجيش الوطني ويصبر على الأذى النفسي
Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne Xasan Sheekh, laba sanadood iyo dheeraad oo uu xukunka joogo wuxuu meel walba iyo goor walba la taagan yahay dalka waxaan ka hirgalinayaa doorasho qof iyo cod ah. Shacabka iyo maamulka Puntland waxay qabsadeen doorasho qof iyo cod ah, haddana, Madaxweynaha dalka waa

Madaxweyne Xasan Sheekh, laba sanadood iyo dheeraad oo uu xukunka joogo wuxuu meel walba iyo goor walba la taagan yahay dalka waxaan ka hirgalinayaa doorasho qof iyo cod ah. 

Shacabka iyo maamulka Puntland waxay qabsadeen doorasho qof iyo cod ah, haddana, Madaxweynaha dalka waa
Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

𝘼𝘽𝘼𝘼𝙇 𝙂𝙐𝘿𝙀 𝙄𝙔𝙊 𝘼𝘽𝘼𝘼𝙇 𝙇𝘼𝘼𝙒𝙀 𝙆𝙊𝙒: Sanadku waa 2007, waa magaalada Asmara. Wasiir Cumar Xaashi Aadan baa agtayda fadhiya. Waxaa soo wacay Idaacadda Radio Shabelle si uu dood uga qayb galo. Wuu ka aqbalay, balse 20 daqiiqo kadib waxaa dib usoo wacay

Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

Alle ha u naxariisto Guddoomiye Prof Maxamed Cismaan Jawaari wuxuu lahaa maskax dowladeed. Hadda kahor ayaa waxaan weydiiyey inuu iisheego halbeega uu kula dhaqmo siyaasiyiinta. Marka hore adiga fikirkaada aan maqlo ayuu igu yiri. Waxaan ugu jawaabay., “waa saddex isku xigta.

Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

Alle ha u naxariisto intii shahiiday, bogsiimo degdeg ahna ha siiyo dhaawaca. Xaaladaan oo kale waxay waajib ka dhigaysaa in loo midoobo oo si wadajir ah loo garab istaago shacabka dhibaataysan oo qof walba kaalintiisa ka qaato, ducadana la badiyo. Madaxda Qaranka oo uu ugu

Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

قطر تدخل التاريخ من أوسع أبوابها وسيخلُد اسمها في تاريخ فلسطين والقدس وذلك لهذه الخطوات الثلاثة: التشييع الشعبي والرسمي والتغطية الإعلامية لفقيد الأمة الشهيد القائد إسماعيل هنية. أمير قطر الشيخ تميم بن حمد آل ثاني هو الزعيم العربي والإسلامي الوحيد الذي يحضر جنازة الشهيد إلى

Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

𝗪𝗜𝗫𝗜𝗜 𝗔𝗬 𝗡𝗔𝗚𝗨 𝗛𝗔𝗬𝗘𝗘𝗡 𝗕𝗘𝗬 𝗜𝗦𝗞𝗨 𝗛𝗔𝗬𝗔𝗔𝗡 Saciid Cabdullaahi Deni shalay markii ay dowladdii Madaxweyne Maxamed Farmaajo iyo shisheeyaha isku dhaceen wuxuu la saftay shisheeyaha. Maanta isla hab dhaqankii buu ku samaynayaa dowladda Madaxweyne Xasan

Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Kenya William Ruto markii ay kaceen dhallinyaradii waddankiisa oo ay ka cawdeen dowladdii, wuxuu u hoggaansamay codsigooda oo wuxuu kala diray xukuumaddii, wado kasta oo uu ku qancin karo dhallinyaradaas ayuu isku dayey. Madaxweyne Xasan Sheekh halkii laga sugayey

Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

Dadka Soomaaliyeed saacadaha soo socda waa iney wadnaha farta ku hayaan, oo ay dhagta u taagaan waxa kasoo yeeri doona shirka Ankara ee wada hadalka Soomaliya iyo Itoobiya. Dowrka walaalaha Turkiga marnaba ma dhaafayo gogosha iyo fududeynta jawiga wada hadallada. Haseyeeshee

Dadka Soomaaliyeed saacadaha soo socda waa iney wadnaha farta ku hayaan, oo ay dhagta u taagaan waxa kasoo yeeri doona shirka Ankara ee wada hadalka Soomaliya iyo Itoobiya. 

Dowrka walaalaha Turkiga marnaba ma dhaafayo gogosha iyo fududeynta jawiga wada hadallada.

Haseyeeshee
Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

مولانا الشيخ عثمان حدك رحمه الله، لم أتشرف بالجلوس أمامه والأخذ من علمه الغزير، لكن كان لي الشرف بالتواصل معه وتبادل التحيات عبر أحد مريديه ( ولا أريد ذكر اسمه الان) ولا مانع من الاشارة عن بعض مادار بيني وبين الشيخ رحمة الله. الحدث الأول: بكل تواضع وبكل فخر أنقل القصة كما

مولانا الشيخ عثمان حدك رحمه الله، لم أتشرف بالجلوس أمامه والأخذ من علمه الغزير، لكن كان لي الشرف بالتواصل معه وتبادل التحيات  عبر أحد مريديه ( ولا أريد ذكر اسمه الان) ولا مانع من الاشارة عن بعض مادار بيني وبين الشيخ رحمة الله. 

الحدث الأول: بكل تواضع وبكل فخر أنقل القصة كما
Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

Tan oo kale lama arag lamana maqal!! Waa Madaxweyne aqoonsi ka sugaya Itoobiya oo af muggii ku leh ilaa ay Itoobiya na aqoonsato lama hadlayno. Waa kalmad gef ku ah qaranka, waana gabbaad guri caaro iyo gabood fal qaawan. Tolow marka khudbaddaas loo turjumo Abiy Axmed, sow

Tan oo kale lama arag lamana maqal!!

Waa Madaxweyne aqoonsi ka sugaya Itoobiya oo af muggii ku leh ilaa ay Itoobiya na aqoonsato lama hadlayno.  

Waa kalmad gef ku ah qaranka, waana gabbaad guri caaro iyo gabood fal qaawan. 

Tolow marka khudbaddaas loo turjumo Abiy Axmed, sow
Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

مآلات السودان. في زمن السلم شرعية الحكم تمثلها المؤسسات، ورئيس أعلى مؤسسة دستورية هو الحاكم الفعلي وصاحب السلطة الشرعية فيها. وفي حال اندلاع الحروب تبقى هذه الشرعية مع من كان على رأسها في زمن السلم، وتسقط عنه في الحالات التالية. القتل. الهزيمة. التفاوض. في حالة القتل، تحكمها

مآلات السودان. 

في زمن السلم شرعية الحكم تمثلها المؤسسات، ورئيس أعلى مؤسسة دستورية هو الحاكم الفعلي وصاحب السلطة الشرعية فيها. 
وفي حال اندلاع الحروب تبقى هذه الشرعية مع من كان على رأسها في زمن السلم، وتسقط عنه في الحالات التالية. 
القتل. الهزيمة. التفاوض. 
في حالة القتل، تحكمها
Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

𝐒𝐈𝐃𝐄𝐄𝐃 𝐃𝐀𝐑𝐄𝐄𝐍 𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐈𝐘𝐀𝐀𝐒𝐈𝐘𝐀𝐃𝗗𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀: 1. 𝗖𝗜𝗜𝗟 𝗦𝗜̇𝗬𝗔𝗔𝗦𝗔𝗗𝗘𝗘𝗗 Waxaa dareemaya mucaaradkii shalay ee Wareegii 2aad iyo 3aad dhistay Xasan Sheekh. 2. 𝗛𝗨𝗡𝗚𝗢𝗢𝗪 𝗦𝗜𝗬𝗔𝗔𝗦𝗔𝗗𝗘𝗘𝗗 Waxaa dareemaya qof kasta oo

Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

𝗪𝗮𝗿𝘀𝗮𝘅𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗲𝗲𝗱 𝗸𝘂 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝗶𝘀𝗯𝗮𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗸𝘂 𝘆𝗶𝗺𝗶𝗱 𝘄𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮𝗾𝗲𝘆𝗻𝘁𝗶𝗶 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗻 𝗹𝗮 𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗲𝘆𝗻𝗲 𝗙𝗮𝗿𝗺𝗮𝗮𝗷𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗺𝗯𝗮𝗾𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘀𝗶𝘆𝗮𝗮𝘀𝗮𝗱𝗲𝗲𝗱 𝗲𝗲

𝗪𝗮𝗿𝘀𝗮𝘅𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗲𝗲𝗱 𝗸𝘂 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝗶𝘀𝗯𝗮𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗸𝘂 𝘆𝗶𝗺𝗶𝗱 𝘄𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮𝗾𝗲𝘆𝗻𝘁𝗶𝗶 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗻 𝗹𝗮 𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗲𝘆𝗻𝗲 𝗙𝗮𝗿𝗺𝗮𝗮𝗷𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗺𝗯𝗮𝗾𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘀𝗶𝘆𝗮𝗮𝘀𝗮𝗱𝗲𝗲𝗱 𝗲𝗲
Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

Waxaan wada sheekeysi qotodheer la yeeshay Mufakirka Geeska Afrika Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo aan qirayo inuu yahay maskax guuraysa oo hadaf diineed iyo hiigsi ummadeed xanbaarsan. Waxaan la ashqaraaray hal abuurkiisa dhanka diinta, dhanka horumarinta bulshada iyo kobcinta

Waxaan wada sheekeysi qotodheer la yeeshay Mufakirka Geeska Afrika Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo aan qirayo inuu yahay maskax guuraysa oo hadaf diineed iyo hiigsi ummadeed xanbaarsan. 

Waxaan la ashqaraaray hal abuurkiisa dhanka diinta, dhanka horumarinta bulshada iyo kobcinta
Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

𝐃𝐮𝐧𝐢𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝 𝐦𝐢𝐝𝐤𝐨𝐨𝐝 𝐛𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐪𝐨𝐟 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐨𝐝. 𝗞𝗼𝗼𝘄: In Madaxweyne kaligii talis ah uu qabto doorasho, qofkay shacabka doortaanna uu xilka ku wareejiyo. Sidaas waxaa yeelay

Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

𝐒𝐎𝐎𝐘𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐔𝐔𝐁𝐀𝐍𝐀𝐇𝐀 Maskaxda aadanuhu waxay ugu curin iyo hal abuur sarraysaa marka ay firaaqo noqoto oo shaqooyinka maalinlaha ah ay ka yaraaadaan. Labadii sano ee ina dhaaftay waxaan uga faa’iidaystay xoogeyga iyo waqtigeyga inaan qalinka u qaato qof

𝐒𝐎𝐎𝐘𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐔𝐔𝐁𝐀𝐍𝐀𝐇𝐀

Maskaxda aadanuhu waxay ugu curin iyo hal abuur sarraysaa marka ay firaaqo noqoto oo shaqooyinka maalinlaha ah ay ka yaraaadaan.

Labadii sano ee ina dhaaftay waxaan uga faa’iidaystay xoogeyga iyo waqtigeyga inaan qalinka u qaato qof
Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

𝐗𝐔𝐒𝐔𝐔𝐒 𝐒𝐈𝐘𝐀𝐀𝐒𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃 Safarka Baydhabo ee Raysul Wasaare Xamse Cabdi Barre ee uu ku weheliyay Taliyaha Sirdoonka Cabdullaahi Sanbalooshe wuxuu isoo xusuusiyey 2019 safarkii Kismaayo uu ku tagay Raysul Wasaare Xasan Cali Khayre oo aan kamid ahaa wafidigiisa.

𝐗𝐔𝐒𝐔𝐔𝐒 𝐒𝐈𝐘𝐀𝐀𝐒𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃

Safarka Baydhabo ee Raysul Wasaare Xamse Cabdi Barre ee uu ku weheliyay Taliyaha Sirdoonka Cabdullaahi Sanbalooshe wuxuu isoo xusuusiyey 2019 safarkii Kismaayo uu ku tagay Raysul Wasaare Xasan Cali Khayre oo aan kamid ahaa wafidigiisa.