Puntland State TV (@puntlandstatetv) 's Twitter Profile
Puntland State TV

@puntlandstatetv

Official Twitter account of Puntland State TV - Difaacaha Danaha Puntland. facebook.com/Puntlandstatet…

ID: 1105438710043164675

linkhttp://www.statetvradio.pl.so calendar_today12-03-2019 12:01:41

5,5K Tweet

2,2K Followers

47 Following

Puntland State TV (@puntlandstatetv) 's Twitter Profile Photo

GAROOWE, 08 FEBRUARY 2026: MADAXWEYNE KU-XIGEENKA DOWLADDA PUNTLAND OO KA QAYB GALAY SHIR KU SAABSAN SANDUUQA HORUMARINTA EE (PUNTLAND DEVELOPMENT FUND PDF)

Galdogob : 08 February 2026 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabadda Caleemasaarka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa si rasmi ah u daahfuray Mashruuca Horumarinta Kalluumaysiga Boosaaso, sidoo kale waxa uu soo xidhay mashruucii tijaabada ahaa ee diiwaangelinta dadweynaha Puntland.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha oo ku safar shaqo ku jooga Magaaladda Gaalkacayo ee gobolka Mudug, ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Islaan Bashiir Islaan Cabdille

Gaalkacyo : 09 February 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, oo todobaadkan kulamadooda ku yeeshay magaalada Gaalkacyo.

Garoowe | Mashruuca Diiwaangelinta Dadweynaha Magaalada Garoowe waxaa lagu soo bandhigay Mashruuca Diiwaangelinta Dadweynaha ee Puntland, gaar ahaan wajigiisii labaad oo laga hirgeliyey Xaafadda Halgan.

Garoowe | Mashruuca Diiwaangelinta Dadweynaha

Magaalada Garoowe waxaa lagu soo bandhigay Mashruuca Diiwaangelinta Dadweynaha ee Puntland, gaar ahaan wajigiisii labaad oo laga hirgeliyey Xaafadda Halgan.
Puntland State TV (@puntlandstatetv) 's Twitter Profile Photo

Gaalkacyo : 09 February 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Caawa xarunta Madaxtooyada Kulan Kula qaatay Guddiga Nabadgelyada ee Gobolka Mudug.

Gaalkacyo : 09 February 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Caawa xarunta Madaxtooyada Kulan Kula qaatay Guddiga horumarinta ee degmada Gaalkacyo.

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta waxaa ka qabsoomay kulan looga hadlayey soo afjaridda kooxaha sharwadayaasha ah ee Daacish waxaana uu ahaa mid muhiim ah.

Muqdisho : 10 February 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qeyb ka yahay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Maxamuud Ciise (Awoowe), ayaa galabta lagu soo dhoweeyay Muqdisho.

Maamulka degmada Rako oo soo saaray warbixin muujinaysa heerka ay marayso xaalada abaareed mida bini aadannimo iyo biyo la'aaneed ee ka jirta degmada Rako iyo deegaanada hoos yimaada..

Muqdisho : 11 February 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Muqdisho kaga qeybgalay kulanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya.

#Garoowe:- Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Dawladda Puntland ayaa xafiiska dhexe ee Wakaaladda ku qaabilay madax ka socday Hay'adda World vision.

Muqdisho: 12 February 2026: Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS Salah Jama oo hoygiisa Kusoo booqday Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni

Ciidanka Booliska qaybta Gobolka Mudug ayaa martigelinaya kulan muhiim ah oo ku saabsan Geeddi-Socodka Casriyeynta Amniga Mudug, kaas oo lagu qabanayo Hotelka Jaziira. Kulankan ayaa looga golleeyahay xoojinta iskaashiga amniga iyo horumarinta nidaamyada ilaalinta bulshada

Ciidanka Booliska qaybta Gobolka Mudug ayaa martigelinaya kulan muhiim ah oo ku saabsan Geeddi-Socodka Casriyeynta Amniga Mudug, kaas oo lagu qabanayo Hotelka Jaziira. 
Kulankan ayaa looga golleeyahay xoojinta iskaashiga amniga iyo horumarinta nidaamyada ilaalinta bulshada