Najib Hussein Hassan (@najibhussein23) 's Twitter Profile
Najib Hussein Hassan

@najibhussein23

Diplomatic/political Analyst

ID: 1954269694371811328

calendar_today09-08-2025 19:56:26

80 Tweet

0 Followers

38 Following

Najib Hussein Hassan (@najibhussein23) 's Twitter Profile Photo

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waxaa ka dhacday xil-wareejin uu Xoghayaha Joogtada Ah Kamaal Daahir Guutaale xilka ugu wareejiyey Agaasimaha cusub ee Warfaafinta, Cabdinaasir Axmed Bashiir, isagoo kula dardaarmay hufnaan iyo wada-shaqeyn.

“Arrin cajiib ah oo ka dhacday dalka Bakistaan ayaa dhalisay hadal-haynta ugu weyn ee dalkaas. Waa tuug u yimid in uu wax dhaco, balse dadnimo iyo naxariis ayuu muujiye.

Najib Hussein Hassan (@najibhussein23) 's Twitter Profile Photo

Kulanka Guddiga Dawladnimada Danabeysan ayaa looga hadlay mideynta nidaamyada dowladda, daahfurnaanta, iyo dardar-gelinta dowladnimo casri ah. Wasiirradu waxay ku heshiiyeen in la abuuro hannaan mideysan oo hay’aduhu wada isticmaalaan.

Soomaaliya waxay taageertay qaraarka Maraykanka ee ciidamada caalamiga ah loogu dirayo Qasa, iyadoo ku biirtay dalal Muslim ah oo la mid ah. Go’aanka wuxuu muujinayaa taageero xal nabadeed, balse weli waxaa jiro su’aalo ku saabsan fulintiisa iyo mustaqbalka Qasa.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u Diray Garsoore Cumar Cartan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan guushiisa taariikhiga ah ee abaalmarinta Garsooraha Sanadka Afrika 2025 ee CAF, taasoo sharaf weyn u soo hoysay Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u Diray Garsoore Cumar Cartan

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan guushiisa taariikhiga ah ee abaalmarinta Garsooraha Sanadka Afrika 2025 ee CAF, taasoo sharaf weyn u soo hoysay Soomaaliya.
Najib Hussein Hassan (@najibhussein23) 's Twitter Profile Photo

“Safiirka 🇸🇴 ee Tanzania Ilyaas Xasan Cali ayaa beeniyay wararka sheegaya in Maxkamadda EACJ ay laashay xubnihii Soomaaliya u dirtay EALA. Wuxuu sheegay in maxkamaddu kaliya dib u dhigtay waqtiga go’aanka kama dambeyska ah, mana jirto wax xubin ah oo la laalay.”

Gachagua oo ahaa Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Kenya hadana hoggaanka u hayo xisbiga mucaaradka ee DCP ayaa adeegsaday cabsi siyaasadeed, balse Soomaaliya maanta waa dal soo kabanaya oo aan tusaale xun loo adeegsan karin.

Munaasabaddan uu ka qeyb galay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wasiirka Waxbarashada, ayna buux dhaafiyeen kumannaan arday ah, waxay dib u soo noolaysay xuska Maalinta Macalinka 24 sano kadib.

Xamsa: “Garsoor lagu kalsoon yahay = Maalgashi & Xasillooni” Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre: Garsoor hufan iyo dastuur dhammeystiran ayaa horseedaya nabad, kalsooni shacab, iyo maalgashi.

Xamsa: “Garsoor lagu kalsoon yahay = Maalgashi & Xasillooni”
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre: Garsoor hufan iyo dastuur dhammeystiran ayaa horseedaya nabad, kalsooni shacab, iyo maalgashi.
Najib Hussein Hassan (@najibhussein23) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu Ammaanay macallimiinta, wuxuuna Faray in la dhameystiro barnaamijka 10,000 macallin si loo xoojiyo Waxbarashada dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xiray shirkii Bahda Caddaaladda, isagoo ku adkeeyay dib-u-habeynta garsoorka, dhammeystirka Dastuurka, iyo diyaar-garowga doorashada qof iyo cod.

Madaxweynuhu wuxuu furay Shirweynaha Culimada, wuxuuna ammaanay horumarka Wasaaradda Awqaafta, isagoo culimada faray midnimo iyo hoggaaminta bulshada.

Najib Hussein Hassan (@najibhussein23) 's Twitter Profile Photo

RW Xamsa Cabdi Barre ayaa u ambabaxay Marooko si uu uga qeyb-galo MEdays 2025, halkaas oo uu kaga hadli doono amniga, dowlad-dhiska iyo xaaladda guud ee Soomaaliya, iyadoo madashu diiradda saarayaan isbeddellada siyaasadda iyo amniga caalamka.

Madaxweyne Xasan Sheekh: Aqoonsiga NIRA waa laf-dhabarta dowladnimada casriga ah. Dowladda waxay ku baaqday in muwaadiniintu qaataan kaarka aqoonsiga, iyadoo SNIDC2025 lagu adkeeyay dardargelinta nidaamka aqoonsiga qaranka.

Morocco: 120 deeq sanadkiiba Soomaaliya 📚🤝 Labada dal waxay bilaabeen iskaashi cusub oo 2026–2028 ah, kana kooban waxbarasho, tababar iyo horumar dhaqan-dhaqaale.

Morocco: 120 deeq sanadkiiba Soomaaliya 📚🤝
Labada dal waxay bilaabeen iskaashi cusub oo 2026–2028 ah, kana kooban waxbarasho, tababar iyo horumar dhaqan-dhaqaale.
Najib Hussein Hassan (@najibhussein23) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa soo xiray Shirweynaha 6-aad ee Hal-abuurka, isagoo xusay in dhallinyaradu yihiin hormuudka isbeddelka dalka, ayna dowladdu diyaar u tahay in ay ku taageerto waxbarasho, hal-abuur iyo ka-qaybgal siyaasadeed.