Ministry of Planning - Puntland
@mopic_puntland
The official @X Account of Ministry of Planning Economic Development and International Cooperation- Puntland
ID: 785774330265219072
http://mopic.pl.so 11-10-2016 09:29:34
729 Tweet
3,3K Followers
3 Following
Madaxweynaha #Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni, ayaa kormeeray Wasaaradda Deegaanka & Isbedelka Cimilada ee Puntland, halkaasi oo uu kusoo dhoweeyay Wasiirka Deegaanka Mohamed Farole oo uu weheliyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ayuub Cali, Agaasinka Guud & Shaqaalaha Wasaaradda.
The 3-monthly Information Management Center - Puntland meeting of the Water and Land Resources Management Center was held today at the Ministry of Planning headquarters. The meeting was chaired by the Director General of the Puntland Ministry of Planning.
"Puntland waxay ka mid tahay Soomaaliya oo ah dal ku dhawaad 35 sano aysan ka jirin dawladnimo hanaqaaday'' D’ud Mohamed Bisinle Wasiirka Qorsheynta Dowladda Puntland.
"Waxaa muhiim ah in la xuso dakhliga sannadkii u dambeyey DFS ay aheyd ku dhowaad 1 bilyan oo 70% ay ku deeqdey aduunyada, Puntland ay aheyd 120 milyan oo doolar, una dhiganta in ka yar 10% dakhliga DFS.'' D’ud Mohamed Bisinle Wasiirka Qorsheynta Dowladda Puntland.