D’ud Mohamed Bisinle (@daauud_bisinle) 's Twitter Profile
D’ud Mohamed Bisinle

@daauud_bisinle

Minister of economic development planning and international cooperation in puntland /former Minister of Petroleum of the Federal Government of Somalia.

ID: 1301478598449205249

linkhttps://mopic.pl.so/ calendar_today03-09-2020 11:14:27

1,1K Tweet

1,1K Followers

3 Following

Ilyaas qursi-diid (@ilyaasqursidiid) 's Twitter Profile Photo

Cody Gakpo heading to Liverpool, the agreement was signed between the two teams 🚨🔴 #LFC Gakpo will travel to England in the coming days to undergo a medical examination and then sign the contract. #LFC #PremierLeague #Transfers

Cody Gakpo heading to Liverpool, the agreement was signed between the two teams 🚨🔴 #LFC Gakpo will travel to England in the coming days to undergo a medical examination and then sign the contract.

#LFC #PremierLeague #Transfers
Ilyaas qursi-diid (@ilyaasqursidiid) 's Twitter Profile Photo

Cristiano Ronaldo is expected to go through the medical test with the Saudi club Al Nasr in the coming days and then put pen to paper on the contract.🚨🇸🇦 #CristianoRonaldo #CR7 #SaudiArabia

Cristiano Ronaldo is expected to go through the medical test with the Saudi club Al Nasr in the coming days and then put pen to paper on the contract.🚨🇸🇦

#CristianoRonaldo #CR7 #SaudiArabia
Ilyaas qursi-diid (@ilyaasqursidiid) 's Twitter Profile Photo

Cody Gakpo has agreed a six year deal with Liverpool, same as Darwin Nunez last summer. All clauses have already been approved. 🔴🇳🇱 #LFC #PremierLeague #football #Transfer

Cody Gakpo has agreed a six year deal with Liverpool, same as Darwin Nunez last summer. All clauses have already been approved. 🔴🇳🇱 #LFC

#PremierLeague #football #Transfer
Ilyaas qursi-diid (@ilyaasqursidiid) 's Twitter Profile Photo

Arsenal have submitted a €62m bid for Shakhtar Donetsk winger Mykhaylo Mudryk, per The Telegraph ✍️🚨🔴 #arsenal #football #Transfer

Arsenal have submitted a €62m bid for Shakhtar Donetsk winger Mykhaylo Mudryk, per The Telegraph ✍️🚨🔴

#arsenal #football #Transfer
Ilyaas qursi-diid (@ilyaasqursidiid) 's Twitter Profile Photo

Chelsea have not lost 4 consecutive games in the Premier League this century 🤕🔵 The last three matches in the league were lost against Chelsea. #CFC #PremierLeague

Chelsea have not lost 4 consecutive games in the Premier League this century 🤕🔵

The last three matches in the league were lost against Chelsea.

#CFC #PremierLeague
D’ud Mohamed Bisinle (@daauud_bisinle) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan shir deg-deg ah iskugu yeeray Madaxda Wasaaradaha bah-wadaagta la ah Mashruuca u adkeysiga Cimilada iyo Musiibooyinka bulshada. Mashruucaas oo ay fulinayaan hay'addaha Kaalo, PMWD iyo IRC. Ugu danbayntii Waxa aan farnay in ay bulshada si wanagsan ugu shaqeyaan.

Waxa aan shir deg-deg ah iskugu yeeray Madaxda Wasaaradaha bah-wadaagta la ah Mashruuca u adkeysiga Cimilada iyo Musiibooyinka bulshada.

Mashruucaas oo ay fulinayaan hay'addaha Kaalo, PMWD iyo IRC.

Ugu danbayntii Waxa aan farnay in ay bulshada si wanagsan ugu shaqeyaan.
D’ud Mohamed Bisinle (@daauud_bisinle) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan xafiiskayga maanta kula kulmay xafiiska #RCOPuntland Iyada oo aan kawada hadalnay wada sidii Loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac iyo sidii aan isaga kaashan lahayn qorshaha horumarinta Puntland iyo dib u eegis in lagu qorshaha horumarinta ee dhamaadka.

Waxa aan Maanta Xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorshaynta Puntland ku qaabilay madax ka socotay xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaliya (UNSOM) Waxa aan la wadaagay arrimaha hortebinta leh ee Qorshaha Horumurinta Puntland iyo sidii dib u eegis loogu sameyn-lahaa.

Waxa aan Maanta Xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorshaynta Puntland ku qaabilay madax ka socotay xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaliya (UNSOM)

Waxa aan la wadaagay arrimaha hortebinta leh ee Qorshaha Horumurinta Puntland iyo sidii dib u eegis loogu sameyn-lahaa.
D’ud Mohamed Bisinle (@daauud_bisinle) 's Twitter Profile Photo

Xal rasmiya ayaan ka gaadhnay khilaaf ka taagnaa mashaariic la xidhiidha gargaarka ka dib cabasho naga soo gaadhay Wasaaradda gargaarka Puntland maadaama wasaaradda qorshayntu ay tahy albaabka laga soo galo mashaariicda iyo deeqaha caalamku ugu talagalay Bulshada.

D’ud Mohamed Bisinle (@daauud_bisinle) 's Twitter Profile Photo

Xarunta wasaaradda Qorshaynta Hormarinta dhaqaalaha iyo iskaashiga Caalamiga ah ee dowladda Puntland Waxa aan maanta kusoo dhaweeyey wakiilka Hay’adda UNDP ee Soomaaliya Mr. 𝐋𝐢𝐨𝐧𝐞𝐥 𝐋𝐚𝐮𝐫𝐞𝐧𝐬 iyo Madaxa UNDP ee Puntland 𝐌𝐮𝐬𝐞 𝐃𝐮𝐜𝐚𝐚𝐥𝐞 .

Xafiiska waxa aan maanta ugu yeedhay hayadda Médecins Sans Frontières (MSF) Ujeedka kulanka ayaa ahaa is xog-waraysi iyo sidii aan ufari lahayn in ay MSF ay sii labo jibaaraan shaqada ay u hayaan bulshada

Xafiiska waxa aan maanta ugu yeedhay hayadda Médecins Sans Frontières (MSF) 
Ujeedka kulanka ayaa ahaa is xog-waraysi iyo sidii aan ufari lahayn in ay MSF ay sii labo jibaaraan shaqada ay u hayaan bulshada
D’ud Mohamed Bisinle (@daauud_bisinle) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha hormarinta Barnaamijyada Hay'adda World Vision Soomaaliya Ms Sugayna Kimbrough oo iigu yimid kulan sharafeed (Courtesy visit) . Waxa aan kawada hadlnay xoojinta, wadashaqaynta Hay'adda World Vision iyo Wasaaradda Qorshaynta

Waxa aan maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha hormarinta Barnaamijyada Hay'adda World Vision Soomaaliya Ms Sugayna Kimbrough oo iigu yimid kulan sharafeed (Courtesy visit) .

Waxa aan kawada hadlnay xoojinta, wadashaqaynta Hay'adda World Vision iyo Wasaaradda Qorshaynta
D’ud Mohamed Bisinle (@daauud_bisinle) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan maanta kusoo dhaweeyey caasimadda dowladda Puntland ee Garowe Safiirka Dowladda Denmark ee Soomaaliya Amb. Steen Sonne Andersen.

Waxa aan maanta shir gudoomiyey kulan degdeg ah oo aan isugu yeedhay dhamaan bah-wadaagta Mashruuca Barwaaqo. Kulanka waxaa lagu soo bandhigay jaantuska dib u bilaabista Barwaaqo iyo sida loo daadajin-lahaa fulinta hawla hortabinta u leh mashrucan.

Waxa aan maanta shir gudoomiyey kulan degdeg ah oo aan isugu yeedhay dhamaan bah-wadaagta Mashruuca Barwaaqo.

Kulanka waxaa lagu soo bandhigay jaantuska dib u bilaabista Barwaaqo iyo sida loo daadajin-lahaa fulinta hawla hortabinta u leh mashrucan.
D’ud Mohamed Bisinle (@daauud_bisinle) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan maanta shir gudoomiyey shirka u diyaar garowga Puntland ee diyaarinta barnaamijka UNICEF ee Somalia (UNICEF Country Program) . Shirka waxaa goob joog ahaa Hay'addaha dowladda ee ka shaqeeya Arimaha bulshada (Social Sector).

Waxa aan maanta shir gudoomiyey shirka u diyaar garowga Puntland ee diyaarinta barnaamijka UNICEF ee Somalia (UNICEF Country Program) .

Shirka waxaa goob joog ahaa Hay'addaha dowladda ee  ka shaqeeya Arimaha bulshada (Social Sector).