Ibraahim abdule (@ibraahicabdule) 's Twitter Profile
Ibraahim abdule

@ibraahicabdule

ID: 1555072837051899904

calendar_today04-08-2022 06:07:19

57 Tweet

36 Followers

218 Following

Elham Ishmael ✍︎ (@eishmael_) 's Twitter Profile Photo

The Ministry of Youth and Sports should step down. It's disheartening to witness such an incompetent government. How could they select an untrained girl to represent Somalia in running? It's truly shocking and reflects poorly on our country internationally.

الصومالي (@so_arabic) 's Twitter Profile Photo

سائح اسكتلندي ذهب للصومال لكنه تفاجئ بعدم إستقبال الصوماليين له بحفاوة وعدم تلقيه لنظرة إعجاب أو دهشة كما أعتاد عليه عند زيارته لباقي الدول، هذا يذكرني بكلام لمؤرخ إيرلندي عن الصوماليين حينما قال عنهم (ليس لديهم عقدة نقص ولا عينين واسعتين من الإعجاب وعبادة الرجل الأبيض)

Hassan Mustaf Isak (@hassanmamow) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo Shukri Abdirahman oo ah gabar somali jareer weyne kana ah reer shabeelle ah Ayaa loo doortay guddoomiyaha degmada 1-aad Androscoggin County ee gobolka main USA.Shukri ayaa noqotay gabadhii ugu horeeysay ee jareer weyne ah taariikhda abid mareykan ee xil sare ka qabata

Halima Gutale De/So (@frauschwarz3) 's Twitter Profile Photo

Waa maxay sababta kentay in Wasaaradda Diinta iyo Oqaafta magaceyda loo badalayo ❓ Yaa fahmi kara sababta Wasaaradda magaceydii logu badalayo iyo halista meshaas ku jirto ❓ Wasaaradda Islaamka haddii la dhoho macneheedu ma dareemi karta muwaadin ❓ Fahan : Ninka shaqadan

Waa maxay sababta kentay in Wasaaradda Diinta iyo Oqaafta magaceyda loo badalayo ❓

Yaa fahmi kara sababta Wasaaradda magaceydii logu badalayo  iyo halista meshaas ku jirto ❓

Wasaaradda Islaamka haddii la dhoho macneheedu ma dareemi karta muwaadin ❓

Fahan : Ninka shaqadan
Abdirizak Hashi (@abdiabdinur) 's Twitter Profile Photo

Colaadahan geyigii Soomaali saaqay yaa gadaal ka riixaya? Dadku awooddan ay isku maquuniyaan yaa geliyey? Ujeedada ka dambaysa hubka sida xad-dhaafka ah u sii gelaya gacmaha shicibka maxay tahay? Sannadka soo aaddan, hadday sidan wax u socdaan, waa sannad aad u adag,

VoiceOfAwdal (@wadanipress) 's Twitter Profile Photo

Despite a global trend in regional politics and international relations towards recognizing and stabilizing existing borders rather than altering them for nationalist ambitions, 🇪🇹 has defied this norm by signing an unauthorized MOU with the clan separatists in northern 🇸🇴. This

Despite a global trend in regional politics and international relations towards recognizing and stabilizing existing borders rather than altering them for nationalist ambitions, 🇪🇹 has defied this norm by signing an unauthorized MOU with the clan separatists in northern 🇸🇴. This
Elham Ishmael ✍︎ (@eishmael_) 's Twitter Profile Photo

Actors have been paid to destroy #Somalia. Who funded these Arab men to fight in #Somalia? Clearly, they should know Somalia is a 100% Muslim country, and they are just wasting time. In reality, they are being paid to keep Somalia in this condition. Who is paying them?

Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Waxaa saaka si rasmiya ubilowday Garaacitaankii hawada iyo Bada. Garaacista,waxaa lala beegsaday Koox ka mid ah khawaarijta kuwaas oo kudhuumaalaysanayay Toga Gaalakeen. Waxaa la laayay dhamaan argagixisadii halkaas ku dhuumaalaysanaysay. Ciidanka PL gudaha,ayuu usii galay

Waxaa saaka si rasmiya ubilowday Garaacitaankii hawada iyo Bada.

Garaacista,waxaa lala beegsaday Koox ka mid ah khawaarijta kuwaas oo kudhuumaalaysanayay Toga Gaalakeen.

Waxaa la laayay dhamaan argagixisadii halkaas ku dhuumaalaysanaysay.

Ciidanka PL gudaha,ayuu usii galay
Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

Taageerayaasha Mr Farmaajo fadlan akhriya dhowrkaan sadar ▪️Haddii aad rumaysantihiin in xalku yahay farmaajo dhibkuna xassan shiikh mar kale ii ogolow in aad akhriso dhowrkaan sadar . ▪️ Haddii uu sayid muxamed qabriga ka soo baxo oo uu noqdo madaxweynaha dowlada federaalka ah

Taageerayaasha Mr Farmaajo fadlan akhriya dhowrkaan sadar 
▪️Haddii aad rumaysantihiin  in xalku yahay farmaajo dhibkuna xassan shiikh mar kale ii ogolow in aad akhriso dhowrkaan sadar .
▪️ Haddii uu sayid muxamed qabriga ka soo baxo oo uu noqdo madaxweynaha dowlada federaalka ah
Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

OGAYSIIS:🟥. 2daan arrin owgeed waxaan go'aansaday in aan fasax dheer ka qaato X. 1: Dhacdooyinka iyo muuqaalada gumaadka qaza 2dii sano ee la soo dhaafay dhab ahaantii saamayn adag ayay igu yeesheen ( saamayn dhab ah ) xilliyada qaar aanan seexan karin , bal arrinku gaaray