Galmudug State House (@gmstatehouse) 's Twitter Profile
Galmudug State House

@gmstatehouse

This is Official Twitter of the Galmudug State House of Somalia. Any information posted on this channel is on behalf of Galmudg State.

ID: 723132976368852992

linkhttps://statehouse.gm.so/ calendar_today21-04-2016 12:55:11

21 Tweet

493 Followers

1 Following

Galmudug State House (@gmstatehouse) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Ahmed Abdi Karie ayaa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo ay kasoo qayb galeen Xildhinaanno ka tirsan BFS, mudnayaal ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, ganacsato, siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada kana dhacday Degmada Hobyo.

Kismaayo; 14-12-2023; Madaxweynaha Dowladda Galmudug iyo Madaxweynaha Jubbaland ayaa si wadajir ah u goddoomiyay shirka wadajirka ah ee Golaha Wasiirrada Jubaland iyo Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Ahmed Abdi Karie ayaa soo xiray bandhigga buugaagta Galmudug kaasoo ka socday caasimadda Dhuusamarreeb labadii maalin ee ugu dambeysay. Madaxweynaha ayaa bogaadiyay dhammaan ka qayb-galaayaashii iyo qaban qaabiyaashoo madashan ballaarneed.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Ahmed Abdi Karie ayaa soo xiray bandhigga buugaagta Galmudug kaasoo ka socday caasimadda Dhuusamarreeb labadii maalin ee ugu dambeysay.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay dhammaan ka qayb-galaayaashii iyo qaban qaabiyaashoo madashan ballaarneed.
Galmudug State House (@gmstatehouse) 's Twitter Profile Photo

Dhuusamarreeb, 31-05-2024, Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa aqalka Madaxtooyada ku qaabilay madaxa UNHCR ee Soomaaliya Charles Mballa iyo wafdi uu hoggaaminayay.

Dhuusamarreeb, 15-06-2024, Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa u hambalyeeyay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-adxaa awgeed.

President Ahmed Abdi Karie of Galmudug State receives Acting UNSOM James Swan and delegates accompanying him at Galmudug presidential palace. Key issues highlighted include the overall situation of Somalia and the acceleration of UNSOM support in many areas of Galmudug.

The President of the Galmudug State Ahmed Abdi Karie meets with UK in Somalia🇬🇧🇸🇴 Mr. Michael Nithavrianakis and discussed various security issues, the fight against terrorism, stabilization matters, and reconciliation.

Ahmed Abdi Karie (@mrqoorqoor) 's Twitter Profile Photo

Pleasure to have met with Sweden in Somalia Ambassador Ambassador Joachim Waern in Nairobi today and discussed the overall development in Galmudug, concerning situation of the climate change, peace efforts, Security, democratization and elections.

Pleasure to have met with Sweden in Somalia Ambassador Ambassador Joachim Waern in Nairobi today and discussed the overall development in Galmudug, concerning situation of the climate change, peace efforts, Security, democratization and elections.
Galmudug State House (@gmstatehouse) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne Ahmed Abdi Karie ayaa qaabilay madaxa xafiiska QM ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo Waxaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka 🇸🇴 shirarka la filayo iney dhacaan, amniga iyo la dagaalanka Khawqarijta, howlaha ay hay’adaha QM ka wadaan Galmudug.

Madaxweyne Ahmed Abdi Karie ayaa qaabilay
madaxa xafiiska QM ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo

Waxaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka 🇸🇴 shirarka la filayo iney dhacaan, amniga iyo la dagaalanka Khawqarijta, howlaha ay hay’adaha QM ka wadaan Galmudug.
Galmudug State House (@gmstatehouse) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Ahmed Abdi Karie iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Baxdo oo ah magaalo dadkeedu ay taariikh wanaagsan ku leeyihiin halganka dib u xoreynta dalka.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Ahmed Abdi Karie ayaa madaxda Dowladda & Shacabka Caasimadda kala qayb galay xuska 1-da Luulyo oo ku beegan sanad guuradii 65aad ee kasoo wareegatay markii ay xoroobeen gobollada koonfureed ee dalka isla markaana ay la midoobeen Gobolladii Waqooyi