Daryeel Bulsho
@daryeel_bulsho
A non-profit organization advocating for the vulnurable communities in Somalia
ID: 968778176884281350
28-02-2018 09:21:31
482 Tweet
1,1K Followers
73 Following
Guddoonka sare ee Ururka Daryeel Bulsho ayaa Md. Mohamud Ali Haji u magaacabay Agaasimaha Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Ururka Daryeel Bulsho. Hambalyo ๐๐. Allaah kuu fududeeyo mas'uuliyadaas.
Guddoomiyaha Dhalinyarada Qaranka ๐ธ๐ด, Md. Mohamed A. Sidad oo hoggaaminaya Ururka Daryeel Bulsho, ayaa kulan gaar ah oo mahaddaalin iyo bogaadin ah la yeeshay Dr. Shaafii, kaas oo si mutadawacnimo ah u fuliyay qaliin caafimaad oo muhiim a Link ๐: facebook.com/share/p/1Azgc3โฆ
Daraasaddan uu sameeyay ustaad Liban Mohamed Hussein waxay muujineysaa khatarka dhanka adeegga caafimaadka ee dalka ka jirto gaar ahaan magaaladda JOWHAR. Waa inan isku tashanaa Soomaaliyeey.
Gudoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed Md. Mohamed Ali Siad ayaa ka qeybgalay kulan degdeg ah oo ay yeesheen Guddiga Gurmadka Qaran, kulankaas oo ka dhacay xarunta hey'adda SODMA Somalia.
Guddoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed Md. Mohamed Ali Siad ayaa kulan degdeh ah la qaatay howlwadeennada Daryeel Bulsho, iyadoo diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha ee dalka ka taagan.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS mudane, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Mohamed A. Hayir (Maareeye)) ayaa lacag dhan labo kun oo dollar ($2,000) oo loogu talo-galay ugu deeqay Gurmadka Abaaraha. #GurmadkaAbaarahaSoomaaliya #AanIsGarabsano #BiyoWaaNolol #WaxyarIyoSaameynWayn
Guddoomiye Mohamed Ali Siad oo hoggaaminayo dhallinyarada Gurmadka Abaaraha ayaa waxaa xarunta Jaamacadda SIMAD ku soo dhaweeyay Guddoomiye Dr. Cabdikariin Muxuddiin Axmed. #GurmadkaAbaarahaSoomaaliya #AanIsGarabsano #BiyoWaaNolol #WaxyarIyoSaameynWayn
Guddoomiye Mohamed Ali Siad oo hoggaaminayay dhallinyarada Gurmadka Abaaraha ee Daryeel Bulsho ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee ICA Somalia Md. Mustafa Duhulow isaga oo ballan-qaaday in Gurmad Abaaraha ay ka qayb-qaadanayaan. #GurmadkaAbaarahaSoomaaliya #AanIsGarabsano