Mohamed Ali Siad
@mohamedalisiad
The Founder & the Executive Director of @Daryeel_Bulsho | Passionate about Community Development & Humanitarian Works | #Somalia
ID: 1006499243937300485
12-06-2018 11:31:34
551 Tweet
1,1K Followers
147 Following
Isku soobax lagu dhiri-galinayo geesiyaasha mujaahidiinta ah ee Somali National Armed Forces iyo kuwa deegaanka ee dagaalka kula jira #Khawaarijta ayaa dhallinyarada Muqdisho caawa ku qabanayaan mid kamid ah wadooyinka Caasimadda.
Guddoonka sare ee Ururka Daryeel Bulsho ayaa Md. Najiib Aadan Weheliye u magaacabay madaxa arrimaha Waxbarashada ee Ururka Daryeel Bulsho. Md. Najiib, ku soodhowoow DB, waxaana kuu rajeynenaa in alle kuu fududeeyo waajibkaga.