Abdirahman Dahir Ali (@abdirahmandahr) 's Twitter Profile
Abdirahman Dahir Ali

@abdirahmandahr

My success is only by Allah《 وَمَا تَوْفِيقِي إِلا بِاللَّهِ》

ID: 1157292457119428608

linkhttps://www.facebook.com/abdirahman.daahir.75 calendar_today02-08-2019 14:09:58

1,1K Tweet

2,2K Followers

1,1K Following

Abdinur Mohamed (@sherifabdinur) 's Twitter Profile Photo

We are no longer a NATION that judges people based on their PAST, but rather one that identifies the POTENTIAL in our people and invests in their dreams. The ONKOD BAND made of PRISONERS is a living testament of that resolve. Everyone is a valuable brick in rebuilding #SOMALIA.

Muhidin Abubakar (@muhidin_125) 's Twitter Profile Photo

Alhamdulillah praise to the almighty, the most generous, the ever living and the never dying for this victory. Got the win by unanimous decision. Insha Allah will have some news soon. Thank you everyone for the support, we’re just getting started ❤️ #barawa #somalia

Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

Shuruudaha Jawaabta: 1. Follow dheh page-ka 2. Retweet dheh post-ga 3. Ka jawaab su'aasha Guulaystaha ugu horeeya ee ka soo jawaaba ayaa abaal-marinta heli doona.

Shuruudaha Jawaabta:
1. Follow dheh  page-ka
2. Retweet dheh post-ga                                                                                                                
3. Ka jawaab su'aasha
Guulaystaha ugu horeeya ee ka soo jawaaba ayaa abaal-marinta heli doona.
Hassan I. Aden (@1malaaqa) 's Twitter Profile Photo

Mahamed Sheikh is a honest capten who had been among the somali ground force almost 30-years before building the somali especial force that called Danan that now his division, in lower Sh/belle is a part of and yet he has not been raised in rank he deserves because of tribalism.

Mahamed Sheikh is a honest capten who had been among the somali ground force almost 30-years before building the somali especial force that called Danan that now his division, in lower Sh/belle is a part of and yet he has not been raised in rank he deserves because of tribalism.
Osman Dubbe (@osmandubbe) 's Twitter Profile Photo

Maxkamada Cadaalada Aduunka ee ICJ way diidday codsigii Kenya ee ahaa in Maxkamadda dib loogu dhigo. Ballanteenu waa 15ka March iyo Maxkamadda The Hague. Ducadeenu waxay la’ jirtaa qareenadeena oo ah difaacayaasha Baddeena.

Maxkamada Cadaalada Aduunka ee ICJ way diidday codsigii Kenya ee ahaa in Maxkamadda dib loogu dhigo. Ballanteenu waa 15ka March iyo Maxkamadda The Hague. Ducadeenu waxay la’ jirtaa qareenadeena oo ah difaacayaasha Baddeena.
فيصل القاسم (@kasimf) 's Twitter Profile Photo

طفل سقط في بئر،وشعوب سقطت في الجحيم. رحم الله ريان الذي توفي في بئر.تحرك له العالم. لأن هناك دولة تحركت من أجله،فحركت العالم معها.لكن هناك شعوب بأكملها سقطت في الجحيم.لم يتحرك احد من أجلها. لأنها دول فاشلة خطفتها عصابات لصوص، ولأن شعوبها المخطوفة تتعايش وتدافع عن الخاطفين. منقول

طفل سقط في بئر،وشعوب سقطت في الجحيم.

رحم الله ريان الذي توفي في بئر.تحرك له العالم. لأن هناك دولة تحركت من أجله،فحركت العالم معها.لكن هناك شعوب بأكملها سقطت في الجحيم.لم يتحرك احد من أجلها. لأنها دول فاشلة خطفتها عصابات لصوص، ولأن شعوبها المخطوفة تتعايش وتدافع عن الخاطفين.
منقول
Mohamoud Gaildon (@mohamoudgaildon) 's Twitter Profile Photo

Yaan muddaaharaadka colaad iyo gardarro toonna loo arag. Madaxda Somaliland wixii ay dan moodaan ayay samaynayaan; dadka raba inaanay Soomaaliya ka go’in iyana waxay dan moodaan oo sharci ah ayay samaynayaan. Xanaaq iyo colaad toonni meesha ma yaallin.

Abdirashid M. Hashi (@mrduqa) 's Twitter Profile Photo

"Waxaa nasiib wanaag ah in Doorashada Madaxweynaha lagu asteeyey maalinta Halgameyaashii SYL. Haddaba aniga oo tixgelinaya codsiga shacabka, waxaan go’aansaday inaan markale isu soo taago hoggaaminta dalka, si aan usii socodsiinno isbeddelka socda ee miro-dhalay." H.E Mohamed Farmaajo