Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile
Salaam Bank

@salaambankhq

Welcome to the official Twitter account of SALAAM BANK, we offer integrated services. Contac us: 444, 829990 or text: +252905221111

ID: 1250299688420429824

linkhttps://www.salaambank.net calendar_today15-04-2020 05:47:40

572 Tweet

2,2K Followers

2 Following

Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

Salaam Bank ayaa u qabtay Tababar hawlwadeenada Xarumaha Laascaanood iyo Badhan. Cinwaanka Tababarka : Customer Care Waxaa soo Jeediyay Tababarka : Yuusuf Cali Yuusuf.

Salaam Bank ayaa u qabtay Tababar hawlwadeenada Xarumaha Laascaanood iyo Badhan.
Cinwaanka Tababarka : Customer Care
Waxaa soo Jeediyay Tababarka : Yuusuf Cali Yuusuf.
Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

RE-ADVERTISEMENT Shaqada Banaan : Full Stack Developer (Software Developer) Goobta: Bosaso, Puntland Wakhtiga Qabashada Araajida : 27 January - 10 February 2024 FB: Waxaa xusid mudan in codsaduhu uu keeno araajida (Codsiga,CV-ga & shahaadooyinka) Xafiiskayaga Boosaaso.

RE-ADVERTISEMENT
Shaqada Banaan : Full Stack Developer (Software Developer)
Goobta: Bosaso, Puntland
Wakhtiga Qabashada Araajida  : 27 January - 10 February 2024
FB: Waxaa xusid mudan in codsaduhu uu keeno araajida (Codsiga,CV-ga & shahaadooyinka) Xafiiskayaga Boosaaso.
Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

FURSAD SHAQO : Salaam Bank waxaa uu ogaysiinayaa dhammaan Bulshada ku Nool Magaalada Badhan in ay jirto Fursad shaqo oo ka Bannaan Bangiga. Shaqada Banaaan: 1 Teller (Cashier ) Goobta: Badhan–Sanaag Booska: Hal Boos Wakhtiga Qabashada Araajida: 10-24 March 2024.

FURSAD SHAQO :
Salaam Bank waxaa uu ogaysiinayaa dhammaan Bulshada ku Nool Magaalada Badhan in ay jirto Fursad shaqo oo ka Bannaan Bangiga.
Shaqada Banaaan: 1 Teller (Cashier )
Goobta: Badhan–Sanaag
Booska: Hal Boos
Wakhtiga Qabashada Araajida: 10-24 March 2024.
Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

Maareeyaha Salaam Bank Cabdirisaaq Yuusuf Cali oo ugu hambalyeeyey munaasabada ciidul Adxa umadda soomaaliyeed #CiidWanaagsan #EidMubarak #SalaamBank

Maareeyaha Salaam Bank Cabdirisaaq Yuusuf Cali oo ugu hambalyeeyey munaasabada ciidul Adxa umadda soomaaliyeed

#CiidWanaagsan #EidMubarak  #SalaamBank
Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa daahfuray Adeegga E-Muraabaxa oo uu soo kordhiyay Salaam Bank oo kaashaanaya Shirkadda Dhaweeye #daahfurkaEMurabaraaha #AdeeggaEMurabaah

FURSAD SHAQO Salaam Bank waxaa uu ogaysiinayaa dhammaan bulshada ku nool Magaalada Qardho, in ay jirto Fursad Shaqo oo ka bannaan Bankiga. Jagada Shaqada Bannaan: Marketing Officer Goobta Shaqada: Qardho-Puntland Wixii Faahfaahin ah kala xiriir Tell: 90-7792325 | 90-7022701

FURSAD SHAQO
Salaam Bank waxaa uu ogaysiinayaa dhammaan bulshada ku nool Magaalada Qardho, in ay jirto Fursad Shaqo oo ka bannaan Bankiga. 
Jagada Shaqada Bannaan: Marketing Officer
Goobta Shaqada: Qardho-Puntland

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir Tell: 90-7792325  |  90-7022701
Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

𝗝𝗒𝗕 𝗒𝗣𝗣𝗒π—₯π—§π—¨π—‘π—œπ—§π—¬ Salaam Bank is pleased to announce a job opportunity available in Bosaso. 𝗝𝗼𝗯 π—£π—Όπ˜€π—Άπ˜π—Άπ—Όπ—»: MEP Engineer For more information, please contact us on WhatsApp: +252 90-7792179 | +252 90-7792280

𝗝𝗒𝗕 𝗒𝗣𝗣𝗒π—₯π—§π—¨π—‘π—œπ—§π—¬
Salaam Bank is pleased to announce a job opportunity available in Bosaso.
𝗝𝗼𝗯 π—£π—Όπ˜€π—Άπ˜π—Άπ—Όπ—»: MEP Engineer

For more information, please contact us on WhatsApp: +252 90-7792179 | +252 90-7792280
Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

"Anaga Salaam Bank ahaan waxaa mar walba naga go'an inaan ka qayb qaadano arimaha bulshada oo aano wax ku celino bulshadeena" Khaalif Maxamed Jaamac Maamulaha Salaam Bank Garowe #SalaamBank #PuntlandUniversities #APUResearchConference2025

Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

WAAFI App waa adeeg kaa doonaya keliya: in aad haysato smartphone, waxaad ka helaysaa adeegyada bangiga sida lacag dirista iyo dhigashada. #SalaamBank #WaafiApp #xujay

Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ku faraxsannahay inaan qabanayno Bandhig aan ku shaacinayno in Salaam Bank uu u hayaamay hirgelinta Adeegyo Danabaysan. (Salaam Bank Transformation to digital Services) Theme: Connect to Digital Banking. #sbtdservices #SalaamBank #e-services2025

Waxaan ku faraxsannahay inaan qabanayno Bandhig aan ku shaacinayno in Salaam Bank uu u hayaamay hirgelinta Adeegyo Danabaysan.
(Salaam Bank Transformation to digital Services)
Theme: Connect to Digital Banking.
#sbtdservices
#SalaamBank
#e-services2025
Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

Saddex maalin ayaa ka dhiman. Xafladda daahfurka u hayaamidda Salaam Bank adeegyo danabaysan. (Salaam Bank Transformation to digital Services) Theme: Connect to Digital Banking. #sbtdservices #SalaamBank #Eservices2025

Saddex maalin ayaa ka dhiman.
Xafladda daahfurka u hayaamidda Salaam Bank adeegyo danabaysan.
(Salaam Bank Transformation to digital Services)
Theme: Connect to Digital Banking.
#sbtdservices
#SalaamBank
#Eservices2025
Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

Ha Ka harin hayaanka, la jaanqaad isbadalka Tiknaloojiyadda. Xafladda daahfurka u hayaamidda Salaam Bank adeegyo danabaysan. (Salaam Bank Transformation to digital Services) Theme: Connect to Digital Banking. #sbtdservices #SalaamBank #Eservices2025

Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

OGAYSIIS DIB U DHIGIS BANDHIG Waxaan idinka raali gelinaynaa Dib u dhigidda Xafladda Daahfurka U hayaamidda Salaam Bank adeegyo Danabaysan oo qorshaysnayd in la qabto berito. Sababo la xariira Dabaaldegga Maalmaaha Xorriyadda. Waxaan la qaban doonaa maalinta Arbacada (02/07/2025)

OGAYSIIS DIB U DHIGIS BANDHIG
Waxaan idinka raali gelinaynaa Dib u dhigidda
Xafladda Daahfurka U hayaamidda Salaam Bank
adeegyo Danabaysan oo qorshaysnayd in la qabto berito.
Sababo la xariira Dabaaldegga Maalmaaha Xorriyadda.
Waxaan la qaban doonaa maalinta Arbacada (02/07/2025)
Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

Labo maalin ayaa ka dhiman. Xafladda daahfurka u hayaamidda Salaam Bank adeegyo danabaysan. (Salaam Bank Transformation to digital Services) Theme: Connect to Digital Banking. #sbtdservices #SalaamBank #Eservices2025

Labo maalin ayaa ka dhiman.
Xafladda daahfurka u hayaamidda Salaam Bank adeegyo danabaysan.
(Salaam Bank Transformation to digital Services)
Theme: Connect to Digital Banking.
#sbtdservices
#SalaamBank
#Eservices2025
Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

Hal maalin ayaa ka dhiman. Xafladda daahfurka u hayaamidda Salaam Bank adeegyo danabaysan. (Salaam Bank Transformation to digital Services) Theme: Connect to Digital Banking. #sbtdservices #SalaamBank #Eservices2025

Hal maalin ayaa ka dhiman.
Xafladda daahfurka u hayaamidda Salaam Bank adeegyo danabaysan.
(Salaam Bank Transformation to digital Services)
Theme: Connect to Digital Banking.
#sbtdservices
#SalaamBank
#Eservices2025
Salaam Bank (@salaambankhq) 's Twitter Profile Photo

U diyaar garowga xafladda daahfurka u hayaamidda Salaam Bank adeegyo danabaysan. (Salaam Bank Transformation to digital Services) Theme: Connect to Digital Banking. #sbtdservices #SalaamBank #Eservices2025

U diyaar garowga xafladda daahfurka u hayaamidda Salaam Bank adeegyo danabaysan.
(Salaam Bank Transformation to digital Services)
Theme: Connect to Digital Banking.
#sbtdservices
#SalaamBank
#Eservices2025