AbdiManan Najiib (@abdimanan73) 's Twitter Profile
AbdiManan Najiib

@abdimanan73

| PS, President of @Plstatehouse @HeSaidADeni | Analyst Political Horn Africa |

ID: 1905345881131335680

calendar_today27-03-2025 19:47:57

5 Tweet

15 Takipçi

18 Takip Edilen

H.E Said Abdullahi Deni (@hesaidadeni) 's Twitter Profile Photo

Waxaan si gaar ah ugu hambalyeeynayaa Ciidankeenna geesiyaasha ah ee soonku ugusoo galay iyagoo gudanaya waajibaadkooda, Wiilasha iyo gabdhaha geesiyaasha ah ee ku suxuuranaya buuraha korkooda, kuna afuraya oo halkaasi sidoodii ugasii wadaya wejiga 3aad Hawlgalka Puntland Counter-Terrorism Operations

Waxaan si gaar ah ugu hambalyeeynayaa Ciidankeenna geesiyaasha ah ee soonku ugusoo galay iyagoo gudanaya waajibaadkooda, Wiilasha iyo gabdhaha geesiyaasha ah ee ku suxuuranaya buuraha korkooda, kuna afuraya oo halkaasi sidoodii ugasii wadaya wejiga 3aad Hawlgalka <a href="/PL_CTOperations/">Puntland Counter-Terrorism Operations</a>
H.E Said Abdullahi Deni (@hesaidadeni) 's Twitter Profile Photo

CIID WANAAGSAN, waxaan si gaar ah ugu hambalyeeynayaa ciidamadeenna geesiyaasha ah ee Ramadaan ku soomay buuraha (Calmiskaad), ku jiray hawlgalo joogto ah habeeno iyo maalmo, hadana ku ciidaya iyagoo guulo waaweyn gaaray. Hambalyo dhammaantiin idinka & qoysaskiina farxad ku ciida

CIID WANAAGSAN, waxaan si gaar ah ugu hambalyeeynayaa ciidamadeenna geesiyaasha ah ee Ramadaan ku soomay buuraha (Calmiskaad), ku jiray hawlgalo joogto ah habeeno iyo maalmo, hadana ku ciidaya iyagoo guulo waaweyn gaaray. Hambalyo dhammaantiin idinka &amp; qoysaskiina farxad ku ciida