Somali National Armed Forces(@SNAForce) 's Twitter Profileg
Somali National Armed Forces

@SNAForce

TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED قيادة القوات المسلحة الصومالية

ID:1011960443949240320

linkhttp://www.xds.gov.so calendar_today27-06-2018 13:12:26

526 Tweets

58,3K Followers

1 Following

Somali National Armed Forces(@SNAForce) 's Twitter Profile Photo

Argagixisada dhowr jaho ayaa weerar uga bilaawday waxaana la gaaray xilligii ay dabar Go’ayeen ‘’Taliye ibraahim Sheekh Muxudiin’’.

account_circle
Somali National Armed Forces(@SNAForce) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo la dar daarmay Dufcadii 13 ee Kumaandooska Gor Gor Xoogga Dalka.

account_circle
Somali National Armed Forces(@SNAForce) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Somalia Hassan Sheikh Mohamud ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka si ay uga mid noqdaan safafka hore ee dagaalka Khawaarijta lagula jiro.

Taliyaha Ciidanka XDS, Taliyaha lugta iyo Taliyaha Ciidanka Badda ayaana goobjoog ka ahaa Munaasabadda

Madaxweynaha Somalia @HassanSMohamud ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka si ay uga mid noqdaan safafka hore ee dagaalka Khawaarijta lagula jiro. Taliyaha Ciidanka XDS, Taliyaha lugta iyo Taliyaha Ciidanka Badda ayaana goobjoog ka ahaa Munaasabadda
account_circle
Somali National Armed Forces(@SNAForce) 's Twitter Profile Photo

Muqdisho waxaa maanta soo gaaray Saraakiil Kala duwan oo ka socda Dowladda turkiga, waxaana lagu soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda Difaaca Soomaaliya ee Taliska CXD, waana Saraakiil ka socda Taliska Ciidamada Badda, dhulka iyo Wasaaradda Gaashaandhiga Turkiga.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Howlgal milateri oo gaar ah ka fuliyay Deegaanada Cali yabaal iyo Geerille oo ka tirsan Galgaduud, waxaana si gaar ah loogu burburiyay fadhiisin Maleeshiyada Argagixisada ay ku la haayeen dhulka hoodka ah.

Taliyaha Ciidanka XDS S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin Caddow ayaa maanta isbitaalka Xoogga ku booqday askar ka tirsan Milateriga Soomaaliya iyo kuwa Deegaanka oo ku dhaawacmay dagaalka xaqqa ah Ee dalka looga sifeenayo kooxaha nabadiidka ah.

Waxaan dhamaan uga tacsiyadeynayna qoyska ,Ciidanka XDS iyo shacabka Soomaaliyeed Meel waliba oo ay joogaan Geerida naxdinta lahayd ee ku timid Abaanduulaha Guutada Gorgor G/le Cabdi Maxamed Suulnuuge oo shahiiday isagoo ku jira waajibaadkiisa qaran.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeya Gaas Ibrahim Sheikh Muhidin ayaa min laba(2) darajo Dalacsiiyay dhamaan askartii shalay casharka ugu dhigay Degmada Awdheegle ee gobolka shabeelaha Hoose aragagixisada Khawarijta.
.
.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeya Gaas Ibrahim Sheikh Muhidin ayaa min laba(2) darajo Dalacsiiyay dhamaan askartii shalay casharka ugu dhigay Degmada Awdheegle ee gobolka shabeelaha Hoose aragagixisada Khawarijta. #WaxaanahayXooggaDalka. #CXDS.
account_circle
Somali National Armed Forces(@SNAForce) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo ka hortagay weerar qar iska tuurnimo ah oo ay khawaarijta isku dayeen inay kusoo qaadaan degmada Aawdheegle ee gobolka Shabeelaha hoose.

Maleeshiyaadka khawaarijta ayaa gaadiid waxyaabaha qarxa kasoo buuxiyay kusoo weeraray degmada Aawdheegle.

account_circle
Somali National Armed Forces(@SNAForce) 's Twitter Profile Photo

Deegaanka Baraag Cali gaduud oo hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa lagu dilay ku dhawaad 20 Maleyshiyaadka Khawaarijta ah ka dib howgal xalay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaaliyeed ey ka sameeyeen deegaankaas.

account_circle
Somali National Armed Forces(@SNAForce) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Ibrahim Sheikh Muhudin ayaa Umadda Soomaaliyeed iyo Geesiyaasha CXD ugu Hambalyeeyay qabashada Degmada qadimiga ah ee Ceelbuur.

account_circle
Somali National Armed Forces(@SNAForce) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka Xoogga dalka, ayaa goor dhow gacanta ku dhigay Degmadda Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, waxaana ciidanka halkaasi ay kawadaan howlgal lagu Xaqiijinayo amniga guud ee degamadaasi.

account_circle
Somali National Armed Forces(@SNAForce) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow lawareegay magaalada dac ee Gobolka Gal-guduud.

Guutooyinka Danab iyo Cali Binu Abii Daalib ayaa khawaarijta kala wareegay magaaladaasi iyagoona haatan wado baaritaano ay ku xaqiijinayaan amaanka magaalada.

account_circle
Somali National Armed Forces(@SNAForce) 's Twitter Profile Photo

The Deputy Commander of Somali National Armed Forces Gen Abas Amin welcomed a senior delegation from the Ministry of Defense of Turkey
The delegation was led by Gen Ilhan Istanbullu.

The commander thanked the delegation for Their supporting Somali National Armed Forces in the fight against terrorism.
Türkiye in Somalia

account_circle
Somali National Armed Forces(@SNAForce) 's Twitter Profile Photo

Guutooyinka Danab iyo Cali Binu Abii Daalib ayaa bur-buriyay miinooyin khawaarijtu ku aastay magaalada Wabxo iyo degaanada u dhow

CXDS ayaa ku guuleeystay inay soo saaraan miinooyinkaas islamarkaasna burburiyaan iyagoona xaqiijiyay amaanka magaalada Wabxo ee gobolka Gal-guduud

Guutooyinka Danab iyo Cali Binu Abii Daalib ayaa bur-buriyay miinooyin khawaarijtu ku aastay magaalada Wabxo iyo degaanada u dhow CXDS ayaa ku guuleeystay inay soo saaraan miinooyinkaas islamarkaasna burburiyaan iyagoona xaqiijiyay amaanka magaalada Wabxo ee gobolka Gal-guduud
account_circle
Somali National Armed Forces(@SNAForce) 's Twitter Profile Photo

XARUNTA HOWLGALINTA CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon oo ka caagan argagixisada ayaa Ciidamada Xooga Dalka u jiheeyay shaqadoodii qaran.

XARUNTA HOWLGALINTA CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon oo ka caagan argagixisada ayaa Ciidamada Xooga Dalka u jiheeyay shaqadoodii qaran. #SNA #GuulCXDS
account_circle