Abdullaahi Yussuf (@abdulahyussuf) 's Twitter Profile
Abdullaahi Yussuf

@abdulahyussuf

Hankaagu ha dhaafo reer Hebel iyo Gobol #Hana ku qancin wax Soomaalinimo ka Sukeeya.

ID: 1136384967343333376

calendar_today05-06-2019 21:31:04

6,6K Tweet

5,5K Takipçi

4,4K Takip Edilen

Sharma'arke Dal-daare (@daldaare1) 's Twitter Profile Photo

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ah Xildhibaan katirsan DFS ayaa yiri “Jubbaland xalkeeda hadda DF ayaa gacanta ku heyso, waa lala wareegaa, Axmadna waa lasoo xiraa iyo intii gacan saar la leh, xadka Kenya ayaa marka 1-aad lasoo xiraa kadib talo farahiisa waa ka baxeysaa”.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ah Xildhibaan katirsan DFS ayaa yiri

“Jubbaland xalkeeda hadda DF ayaa gacanta ku heyso, waa lala wareegaa, Axmadna  waa lasoo xiraa iyo intii gacan saar la leh, xadka Kenya ayaa marka 1-aad lasoo xiraa kadib talo farahiisa waa ka baxeysaa”.
Farah Dirie Warsame (@farahdwarsame) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General-Odawaa Yuusuf Raage Ayaa Maanta Soo Gaaray Magaalada Cadaado, Isagoo kormeer Kutagay Taliska Qaybta 21 Ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Ee Fadhigoodu Yahay Duleedka Magaalada Cadaado. #Galmudug #Cadaado #Somalia

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General-Odawaa Yuusuf Raage Ayaa Maanta Soo Gaaray Magaalada Cadaado, Isagoo kormeer Kutagay Taliska Qaybta 21 Ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Ee Fadhigoodu Yahay Duleedka Magaalada Cadaado.
#Galmudug 
#Cadaado 
#Somalia
Ayub Ismail Yusuf MP (@ayubismailyusuf) 's Twitter Profile Photo

Today the election review committee met with lawmakers from the Somaliland region to discuss how we can proceed with fair and free elections in #Somalia. Strengthening democracy through timely elections is important for Somalia's development.Nicolas Berlanga U.S. Embassy Mogadishu, Somalia UNSOM

Today the election review committee met with lawmakers from the Somaliland region to discuss how we can proceed with fair and free elections in #Somalia. Strengthening democracy through timely elections is important for Somalia's development.<a href="/NBerlangaEU/">Nicolas Berlanga</a> <a href="/US2SOMALIA/">U.S. Embassy Mogadishu, Somalia</a> <a href="/UNSomalia/">UNSOM</a>
Mahdi M. Gulaid (@khadargulaid) 's Twitter Profile Photo

#Congratulations to the Somaliland representatives in the Federal Parliament for their consultation today. They also met with the joint reconciliation Committee of the two Houses. It is a major milestone in the attainment of good governance practices. Long Live Somalia!

#Congratulations to the Somaliland representatives in the Federal Parliament for their consultation today. They also met with the joint reconciliation Committee of the two Houses. It is a major milestone in the attainment of good governance practices. 

Long Live Somalia!
Ali H. Warsame (@alihwarsame) 's Twitter Profile Photo

Forget about majorities & minorities card. In Somalia, no one knows who's majority & how's minority? Principles matter & as long as the same principles apply here, then you shouldn't blame all cousins coming together as a good start for wider reconciliation.

Abdullaahi Yussuf (@abdulahyussuf) 's Twitter Profile Photo

Iyadoo lasoo Afjaro Shisheeye kal kaalka iyo Urur diimeedka waxay Sahleysaa inaan Hormar ka gaarno Dhisida Dawladnimada Soomaaliya. @Maadaama qolyahaasi ay qeyb ka yihiin dib udhaca iyo horusocod la'aanta dalka.

Iyadoo lasoo Afjaro Shisheeye kal kaalka iyo Urur diimeedka waxay Sahleysaa inaan Hormar ka gaarno Dhisida Dawladnimada Soomaaliya. @Maadaama qolyahaasi ay qeyb ka yihiin dib udhaca iyo horusocod la'aanta dalka.
Abdullaahi Yussuf (@abdulahyussuf) 's Twitter Profile Photo

#Fikirkayga_Dal 25sano Bur bur kusoo jiray Ma Sahlan tahay inuu 4 sano ku dhismo. @Tusaale Trump Dalkiisa dhibta uu Ugeystay Waxay Caqabad kutahay Madaxweynaha ka danbeya inuu wax wado. #Tallo Madaxda hada joogta waqti hala siiyo Si aynu Ugu guuleysano dhisida dawladnimo Buuxda.

#Fikirkayga_Dal 25sano Bur bur kusoo jiray Ma Sahlan tahay inuu 4 sano ku dhismo. @Tusaale Trump Dalkiisa dhibta uu Ugeystay Waxay Caqabad kutahay Madaxweynaha ka danbeya inuu wax wado.

#Tallo Madaxda hada joogta waqti hala siiyo Si aynu Ugu guuleysano dhisida dawladnimo Buuxda.
Abdullaahi Yussuf (@abdulahyussuf) 's Twitter Profile Photo

Goormeynu qaran noqoneynaa waa innaga Ujeedna Shakhsi Kursigiisa Sida Farmaajo iyo Kheyre. Fadlan iska Sug Madaxweyne iyo Ra'iisul wasaare, wasiir waad noqon doontaa Xiligii Alle kuu qadaro. @Farmaajo_Kheyre waqtigooda ayey haystaan Xiligii Alle Uqadaro Ayey tagaayaan.

Ali H. Warsame (@alihwarsame) 's Twitter Profile Photo

Waxaa yaab leh sida dadkeenu u kala qeybsan yihiin oo arrin kasta oo laga hadlayo aan si macquul ah ama maangal ah aan looga doodi karin ee markaba laba daraf la kala is-taagtayo ama loo kala jabayo. Waa dareen xoog leh in aynaan si hufan wax uga doodi karin innagoon is-eedeyn.