Dr. Nur Dirie Hersi “Fuursade”
@engfuursade
Consultant. Fmr Chief of Staff, Office of the President, Somalia. Ph.D & MSc Mechanical Eng, University of Missouri, Columbia, USA. Fmr Lecturer, UAE University
ID: 1136244040347934720
05-06-2019 12:11:04
430 Tweet
35,35K Followers
249 Following
Mahadsanid Dr. Abdurahman Baadiyow Aqoon & dabaqidda aqoontu waa 2 arrimood oo loo wada baahan yahay si lagu xaliyo mas’alo Waxaad soo xustay aqoontii la xariirtay dhisidda dawladnimo Su’aashu waa qaybta 2aad ay #Somalia ku fashilantay: dabaqidda dawladnimo ku saleeysan aqoontaa Sabab?
Thanks Sheiknor A. Qassim 🇸🇴 I agree 100% Now, what is the next step?
Mudane Abdulaziz Xildhiban, Shaqsi maskixiyan u baahan weeligii ma’ dhargayo, hanti kasta uu haysto Xalku waa in aan dareeno in #Ilaaheey #Somalia siiyeey dhul & hanti dabiici ah, ummadda maskaxdeedana ku beerno arrintaa Doorkaana waxaa leh dawladda & waxgaradka Yaan la rajo dhiggin
Shaqo wanaagsan! Waa talaabo & tusaale looga baahan yahay wasaaradaha Dawladda #Somalia oo idil Hambalyo Wasiir Mohamed A. Hayir (Maareeye)! FG: Dawladnimadu waa u adeegidda dalka & dadweeynaha
I am pleased that I have contributed an article to the newly published book “The Evolving Analyst”, now available on Amazon My article is “The benefits and challenges of Artificial Intelligence for Developing countries”, with a focus on the digital divide Marcus Udokang
Mahadsanid Hamza Abdi Barre Waxaase ka habboon in la dhagax dhigo xaruun waxbarasho, xaruun caafimaad, jid, iwm Fadlan, xoogga ha la saaro arrimaha wax-u-tarka u leh horumarka dalka & bulshada, gaar ahaan kuwa baahida weyn loo qabo maanta
Congressman Randy Fine Congressman Randy Fine, A mindset like this reflects a serious moral deficiency
#Somali students from TMF Somalia winning 1st place in #ComputerScience & #ArtificialIntelligence at Science Fest #Africa 2026 in #Abidjan truly inspiring It’s one of Somalia’s best stories in years Keep going, this will undo the harm from ongoing tribal and political conflicts