Hon Hashi (@ugaashashi) 's Twitter Profile
Hon Hashi

@ugaashashi

Ugaas Haashi, wadani dagan caasimada muqdisho ee dalka Somalia kafaalooda arimaha siyaasada jecel dadkiisa iyo dal kiisa somaliyeed β€οΈπŸ‘Œ

ID: 1500445259049938953

linkhttps://www.facebook.com/ugaaska.net calendar_today06-03-2022 12:22:32

5,5K Tweet

1,1K TakipΓ§i

737 Takip Edilen

Ali Yusuf Ali (Hosh) (@aliyusufhosh) 's Twitter Profile Photo

Waxaan magaalada Laascaanood kulan gaar ah kula yeeshay guddi Isimmo ah oo ka yimid Dowlad Deegaanka Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Wiilwaal.

Waxaan magaalada Laascaanood kulan gaar ah kula yeeshay guddi Isimmo ah oo ka yimid Dowlad Deegaanka Soomaaliyeed  oo uu hoggaaminayo Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Wiilwaal.
Mohamed Yusuf Bakayle (@mobakayle) 's Twitter Profile Photo

Waan umahadcelinayaa Hablaha ugu kartida badan kuwa Soomaalida ee reer SSC-Kh oo igu soo dhoweeyay dalka Belgium. Soomaaliya ha noolaato.β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄

Ministry of Interior, Federal Affairs & Rec (@moifarsomalia) 's Twitter Profile Photo

Today, H.E Ali Yusuf Ali Hosh received the former Vice President of Puntland, at his residence in Lasanod. The meeting which was both a courtesy visit and a consultative session, focused on the development of the North Eastern Federal Member State of Somalia.

Today, H.E Ali Yusuf Ali Hosh received the former Vice President of Puntland, at his residence in Lasanod.

The meeting which was both a courtesy visit and a consultative session, focused on the development of the North Eastern Federal Member State of Somalia.
Ali Yusuf Ali (Hosh) (@aliyusufhosh) 's Twitter Profile Photo

Waxaa sharaf innoo ah in aan si wadajir ah u soo dhawayno oo aan ku maamuusno hidhamo sharafeed leh maamuus balaaran Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed.

Waxaa sharaf innoo ah in aan si wadajir ah u soo dhawayno oo aan ku maamuusno hidhamo sharafeed leh maamuus balaaran Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed.
Hassan Sheikh Mohamud (@hassansmohamud) 's Twitter Profile Photo

Today, I reiterated the need to reaffirm our global commitment to addressing common challenges while capitalising on opportunities for sustainable development at #UNGA80. Indeed, we are better together, but there must be greater burden-sharing for equitable global development.

Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile Photo

Waxaan aad u cambaareynayaa islamarkaana aan sinnaba loo aqbali karin afduubka ka baxsan sharciga iyo dowladnimada ee caawa hay'addaha ammaanka dowladu ay u gaysteen xubno ka mid ah waxgaradka iyo haldoorka bulshada caasimadda oo uu ka mid yahay wasiirkii hore ee Diinta iyo

Ali Yusuf Ali (Hosh) (@aliyusufhosh) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo howlo shaqo u jooga xarunta daka ee Muqdisho.

Waxaan maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo howlo shaqo u jooga xarunta daka ee Muqdisho.
Mohamed Yusuf Bakayle (@mobakayle) 's Twitter Profile Photo

Soomaaliya dib ayay usoo kabanaysaa. Warar uga waaweyn saaka dalka waxa kamid ah: 1-CXDS ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta degmada Awdheegle ee Gob. Sh.hoose. 2-Muqdisho, hay’adaha ammaanka dalka ayaa maanta dib u furay in ka badan 50 waddo oo u xirnaa arrimo amni.

Soomaaliya dib ayay usoo kabanaysaa.

Warar uga waaweyn saaka dalka waxa kamid ah:

1-CXDS ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta degmada Awdheegle ee Gob. Sh.hoose.

2-Muqdisho, hay’adaha ammaanka dalka ayaa maanta dib u furay in ka badan 50 waddo oo u xirnaa arrimo amni.
Mohamoud Gaildon (@mohamoudgaildon) 's Twitter Profile Photo

Waxaa muuqata in maamulka Puntland uu oggolaaday kala goynta Soomaaliya. Sida Isafgaradka Somaliland iyo Puntland dhexmaray ku qoran, Puntland waxay soo dhoweysey β€œaaya katashiga” Somaliland. Wasiir Juxa isna wuxuu buurta Calmadow ee ay argagixisadu ku jirto ku tilmaamay β€œdhinaca

Abdirisak Urug (@abdirisakurug) 's Twitter Profile Photo

Mogadishu-where the ocean breeze meets the rhythm of resilience. A city rising with hope, beauty, and endless possibilities. πŸ‡ΈπŸ‡΄#Mogadishu #SomaliaRising #PeaceAndProgress”

Mukhtar Alaska (@mukhtaralaska) 's Twitter Profile Photo

wiilkan waa ogaadeen reer cabdille, wuxuu kuxidhan yahay gaalkacyo. gabadh majeerteen ah ayaa meher u xidhatey, runtii waa bahdil foolxun in nin ogaadeena sidaas gaalkacyo loogu fadeexeeyo oo katiinad lagu seeteeyo qunfullana lasaaro. W/Q Abdirisak sarhaye.

wiilkan waa ogaadeen reer cabdille, wuxuu kuxidhan yahay gaalkacyo.
gabadh majeerteen ah ayaa meher u xidhatey, runtii waa bahdil foolxun in nin ogaadeena sidaas gaalkacyo loogu fadeexeeyo oo katiinad lagu seeteeyo qunfullana lasaaro. 

W/Q Abdirisak sarhaye.
Fahad Yasin فهد ΩŠΨ§Ψ³ΩŠΩ† (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

𝐑𝐖 π—π€πŒπ’π„: π‰πˆπƒπŠπˆπˆ 𝐉𝐀𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 πŒπˆπ’π„ π‰πˆπƒπŠπˆπˆ π‰π€π‡π–π€π‘π„π„π‘πŠπ€ Hadalkii saakay ee Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaan daawaday. Wuxuu leeyahay, β€œkacaankii haduu fiicnaa, meeshuu ku dhameeyey muxuu ugu dhameeyey? Muxuu khaatimadiisa u hagaajinsan

𝐑𝐖 π—π€πŒπ’π„: π‰πˆπƒπŠπˆπˆ 𝐉𝐀𝐍𝐍𝐀𝐃𝐀 πŒπˆπ’π„ π‰πˆπƒπŠπˆπˆ π‰π€π‡π–π€π‘π„π„π‘πŠπ€

Hadalkii saakay ee Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaan daawaday. Wuxuu leeyahay, β€œkacaankii haduu fiicnaa, meeshuu ku dhameeyey muxuu ugu dhameeyey? Muxuu khaatimadiisa u hagaajinsan
Fartun Hassan Malin (@fortunhassan) 's Twitter Profile Photo

The UN Security Council unanimously rejected Israel’s recognition of northwest Somalia, calling for the protection of #Somalia’s sovereignty. The US, UK, China, Russia, France, and other nations reaffirmed their support for Somalia's unity. #UNSC #OneSomalia Abukar Osman (Baale) πŸ‘πŸ½

The UN Security Council unanimously rejected Israel’s recognition of northwest Somalia, calling for the protection of #Somalia’s sovereignty. The US, UK, China, Russia, France, and other nations reaffirmed their support for Somalia's unity. #UNSC #OneSomalia <a href="/AbukarOsman1/">Abukar Osman (Baale)</a> πŸ‘πŸ½
Abdullahi Aden Kulane (@abdulkullane) 's Twitter Profile Photo

A short interview i gave to journalists from several national media outlets, offering my perspective on the current situation in the country. #Somalia