Liban Waberi(@waberi_liban) 's Twitter Profile Photo

Argagixisad caruurta waxey u diyaariyaa sidey isku qarxinlahaayeen, Ciidanka waxey caruurta u diyaariyaan horumarinta dalka

Argagixisad caruurta waxey u diyaariyaa sidey isku qarxinlahaayeen, Ciidanka waxey caruurta u diyaariyaan horumarinta dalka

 #GuulCXDS #Soomaaliya
account_circle
Somali National Armed Forces(@SNAForce) 's Twitter Profile Photo

XARUNTA HOWLGALINTA CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon oo ka caagan argagixisada ayaa Ciidamada Xooga Dalka u jiheeyay shaqadoodii qaran.

#SNA
#GuulCXDS
account_circle
Fahmo Mohamoud(@FahmoMohamoud) 's Twitter Profile Photo

Nabadiidkii isku dayan iney soo weeraraan , oo mid ka mid ah la dilay, kuma seexan doonaan nabad, CXDS waxey diyaar u yihiin iney ka dabo tagaan oo ay soo qabqabtaan kuwii weerarka ka dambeeyay SOMALI NATIONAL ARMY

Nabadiidkii isku dayan iney soo weeraraan #JanaAbdalle, oo mid ka mid ah la dilay, kuma seexan doonaan nabad, CXDS waxey diyaar u yihiin iney ka dabo tagaan oo ay soo qabqabtaan kuwii weerarka ka dambeeyay #GuulCXDS #Kismanyo @SOMALINATIONAL
account_circle
Houfan Djama(@DjamaHoufan) 's Twitter Profile Photo

Waa Jawwi cusub, ifafaale nabadeed oo faraxad leh Ciidanka XDS oo taageero ka helaya shacabka Soomaaliyeed ayaa suura galiyay, sii wad halganka, Soomaaliya horay ayey u socotaa

account_circle
Suban M Dirir(@dirir_suban) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo ciidanka dhamaantood meel kasta oo ay joogaan, maanta oo ah Apr 12, Munaasabada 62 tan guuradii CXDS. Ciidanka waa u ciidamiyaha sharciga iyo shacabka, waa u ciidamiyaha Sharafka iyo Karaamada Qaranimadeena. Ciidanka waa u ciidamiyaha Dawlada.

account_circle
أبو ياسر(@MahadDaahir8) 's Twitter Profile Photo

Hamza Abdi Barre Mahadsanid madxda idinka horeysey ayagaba mjecleyn in ciidenkey isku totosiyan furimo geyan qabyalad iyo koxeysi loogu qeylo dhamiyo farimo diidmo tvyada toos umarinyen madxda hda jogta cuqubo hore mdxdan ugashey dhanka cidenka heysto ma isledahay mudne r wazare guulCXDS

account_circle