Naima dagan
@sunsaal
Instagram( naima1_dagan)
ID: 1052274615207321600
16-10-2018 19:06:33
861 Tweet
1,1K Followers
704 Following
Dawladii Omar Sharmarke waxa la dhaariyey 2/22/2009, 16 beri ka dib #Nairobi waxa ka socday shir looga hadlayo #MoU horay #AbdullahiYusuf u diiday. Haddaba, marka Sharif Sheikh Ahmed leeyahay waxba kama ogayn ee mar danbe bay ii sheegeen sow run ma noqon karto?