SOLNAC- (@solnac44) 's Twitter Profile
SOLNAC-

@solnac44

Somaliland National AIDS Commission is multi-sectored government body providing coordination, oversight, leadership and strategic vision for HIV response.

ID: 1955256140222054401

linkhttp://Solnac.govsomaliland.org calendar_today12-08-2025 13:13:12

2 Tweet

0 Followers

10 Following

SOLNAC- (@solnac44) 's Twitter Profile Photo

Agaasimaha Wacyigelinta komishanka Qaranka xakamaynta AIDS-ka Barkhad Maxamuud Geeddi ayaa soo gabagabeeyey tababar ku saabsan nolasha iyo shaqda oo socdey mudo seddex cisho ah Kana socdey Xarunta komishanka xakamaynta AIDS-ka.....

🗓️ 2-da August Agaasimha a Guud ee komishanka xakamaynta HIV/AIDS ee JSL (SOLNAC), Dr. Mohamoud Abdi Qiyaas, ayaa safar kormeer iyo indho indhayn ah oo uu ku marayo Gobolada dalka ka bilaabay Gobolka Awdal iyo Gabiley.

🗓️ 2-da August 

Agaasimha a Guud ee komishanka xakamaynta HIV/AIDS ee JSL (SOLNAC), Dr. Mohamoud Abdi Qiyaas, ayaa safar kormeer iyo indho indhayn ah oo uu ku marayo Gobolada dalka ka bilaabay Gobolka Awdal iyo Gabiley.
SOLNAC- (@solnac44) 's Twitter Profile Photo

Shaqaalaha ka hawlgala Xarunta Guud ee Komishanka Xakamaynta HIV/AIDS ee Heer Qaran oo uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Komishanka Dr. Mohamoud Abdi (Qiyaas).aye olole nadaafadeed oo balaadhan ka sameeyay Xarunta dhexe Ee Komishanka SOLNAC ee Magaalada Hargeysa.