Sakariye Cabdikariim (@shacabkeena) 's Twitter Profile
Sakariye Cabdikariim

@shacabkeena

قُل مَتاعُ الدُّنيا قَليلٌ وَالآخِرَةُ خَيرٌ لِمَنِ اتَّقى وَلا تُظلَمونَ فَتيلًا. سورة النساء77

Waa leysu soo Noqon, Wixii Nool aduunyada.Ab. Axmed S. Bide

ID: 897917078639923200

calendar_today16-08-2017 20:24:48

8,8K Tweet

6,6K Followers

4,4K Following

Sakariye Cabdikariim (@shacabkeena) 's Twitter Profile Photo

#LetUsSupport #Charity ​They are volunteers who work to help, advise, and support poor people living with diabetes. Let us assist them with whatever we can; what we give is an investment we make for our own souls. #Diabetes #support #donations

Sakariye Cabdikariim (@shacabkeena) 's Twitter Profile Photo

#Hargeysa Sawiradani, waxay ka yimaadeen caasimadda dalka. Alle nabada iyo horumar ha inoo siyaadiyo. 📸 Yasinho Films #侍ジャパン #world

#Hargeysa 
Sawiradani, waxay ka yimaadeen caasimadda dalka. Alle nabada iyo horumar ha inoo siyaadiyo.
📸 Yasinho Films #侍ジャパン #world
ZahraNomadic (@zahranomadic) 's Twitter Profile Photo

#Burco needs to do a mass thanksgiving and prayer coz it’s cursed at this point. Ya habaray? Magac mooye wax kale ma jiran.

Sakariye Cabdikariim (@shacabkeena) 's Twitter Profile Photo

#AynuCaawino 😥 Aynu caawino walaasheen Cawo. Waxay la il daran tahay xanuun kaga dhacay kalyaha. Alle caafimaad sareeca ha siiyo, hana haka dulqaado. Aynu ku caawino wixii aynu awoodno +252 63 4121061 (Cawo Cali Idiris)

Sakariye Cabdikariim (@shacabkeena) 's Twitter Profile Photo

#Hadith ​The Messenger of Allah (PBUH) said: ​"Whoever stands (prays) with the Imam until he finishes, it is recorded for him as having prayed the entire night." #world

#Hadith 
​The Messenger of Allah (PBUH) said:
​"Whoever stands (prays) with the Imam until he finishes, it is recorded for him as having prayed the entire night." #world
Sakariye Cabdikariim (@shacabkeena) 's Twitter Profile Photo

#Hargeysa Bisha Ramadaan, waxay kamid tahay bilaha uu kor u kaco ganacsiga bulshadu. Alle ha u barakeeyo qof kastoo oo isku daya ganacsi, waa sawiro ka yimi suuqyadda magaaladda Hargeysa. 📷 Liban Raage

#Hargeysa 
Bisha Ramadaan, waxay kamid tahay bilaha uu kor u kaco ganacsiga bulshadu. Alle ha u barakeeyo qof kastoo oo isku daya ganacsi, waa sawiro ka yimi suuqyadda magaaladda Hargeysa.
📷 Liban Raage
Sakariye Cabdikariim (@shacabkeena) 's Twitter Profile Photo

#Burco Sawiradani, waxay ka yimaadeen magaaladda Burco nabad, horumar bulsho ayaa ka muuqda. Alle ha inoo siyaadiyo. Ciid wanaagsan عيد مبارك 📸Dharaar Production

#Burco
Sawiradani, waxay ka yimaadeen magaaladda Burco nabad, horumar bulsho ayaa ka muuqda. Alle ha inoo siyaadiyo. Ciid wanaagsan عيد مبارك
📸Dharaar Production
Sakariye Cabdikariim (@shacabkeena) 's Twitter Profile Photo

#Ciidwanaagsan تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وغفر الله لنا ولكم Ciid wanaagsan. ilaahay sannadkan sannadkiisa cibaado wanaag, caafimaad qab iyo cimri dherer ha inagu gaadhsiiyo dhamaanteenba.

#Ciidwanaagsan 
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وغفر الله لنا ولكم
Ciid wanaagsan. ilaahay sannadkan sannadkiisa cibaado wanaag, caafimaad qab iyo cimri dherer ha inagu gaadhsiiyo dhamaanteenba.
Sakariye Cabdikariim (@shacabkeena) 's Twitter Profile Photo

#Sunnah #عيد_الفطر_١٤٤٧ه Waxaa laga wariyey Anas binu Maalik (Illaahay ha ka raalli noqdee) inuu yidhi ​"Rasuulkii Alle (NNKH) ma bixi jirin maalinta Ciidul-Fidriga ilaa uu ka cuno dhawr xabo oo timir ah."Waxaa soo saarey Al Bukhaari.

#Sunnah #عيد_الفطر_١٤٤٧ه
Waxaa laga wariyey Anas binu Maalik (Illaahay ha ka raalli noqdee) inuu yidhi ​"Rasuulkii Alle (NNKH) ma bixi jirin maalinta Ciidul-Fidriga ilaa uu ka cuno dhawr xabo oo timir ah."Waxaa soo saarey Al Bukhaari.
Sakariye Cabdikariim (@shacabkeena) 's Twitter Profile Photo

#sunnah #world #عيد_الفطر_١٤٤٧ه Anas bin Malik (may Allah be pleased with him), who said ​"The Messenger of Allah (PBUH) would not go out on the morning of Eid al-Fitr until he had eaten some dates."​ Narrated by Al-Bukhari.

Sakariye Cabdikariim (@shacabkeena) 's Twitter Profile Photo

#Burco Magaaladda Burco oo maritigalisey boqolaal ardey oo ka qeyb galey fadhiga xadiiska Nebiga NNKH oo soconayey saddex maalmood. Alle ha barakeeyo Sh. Dr. Maxamed Sh. Cabdikariim Xoosh. Haddii ummadu ay baran laheyd xadiiska nebiga lama arkeen qof dadka iska aflagaadeynaya.

#Burco
Magaaladda Burco oo maritigalisey boqolaal ardey oo ka qeyb galey fadhiga xadiiska Nebiga NNKH oo soconayey saddex maalmood. Alle ha barakeeyo Sh. Dr. Maxamed Sh. Cabdikariim Xoosh. Haddii ummadu ay baran laheyd xadiiska nebiga lama arkeen qof dadka iska aflagaadeynaya.
Sakariye Cabdikariim (@shacabkeena) 's Twitter Profile Photo

#رمضان_١٤٤٧ه #حديث الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات. تم ختم الأدب المفرد للإمام البخاري في تسعة مجالس في ثلاثة أيام مع الشيخ الدكتور محمد الإسحاقي، أسأل الله أن يجعلها مجالس مباركة نافعة ويرزقنا فيها الإخلاص والقبول.

Sakariye Cabdikariim (@shacabkeena) 's Twitter Profile Photo

#Hargeisa Sawiradani, waa nashqada qaabka loo dhisayo suuqa Idaacadda ee magaaladda Hargeysa, waxaana qiimeynta suuqa sameeyey 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗛𝗮𝘄𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗚𝘂𝘂𝗱. Dhismaha suuqyadu, waa qeyb kamida koboca dhaqan dhaqaale ee bulshada. Alle guul ha inoogu dhameeyo.

#Hargeisa
Sawiradani, waa nashqada qaabka loo dhisayo suuqa Idaacadda ee magaaladda Hargeysa, waxaana qiimeynta suuqa sameeyey 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗛𝗮𝘄𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗚𝘂𝘂𝗱. Dhismaha suuqyadu, waa qeyb kamida koboca dhaqan dhaqaale ee bulshada. Alle guul ha inoogu dhameeyo.