Abshir Axmad (@senatorabshir) 's Twitter Profile
Abshir Axmad

@senatorabshir

State Minister of Somalia Presidency @TheVillaSomalia, Somalia’s 1st elected Senator & former First Deputy Speaker of the Upper House. [email protected]

ID: 1079791753

linkhttp://www.villasomalia.gov.so calendar_today11-01-2013 14:03:17

2,2K Tweet

106,106K Followers

1,1K Following

Abshir Axmad (@senatorabshir) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo ummadda Soomaaliyeed meel ay joogtaba toddobaadka gobannnimada 26 June & maalinta midowga 1da July. “Ninkii kala saar lahoow Ninkii kala sooc wadoow Ninkii si xun u fakiroow Aday taladii ku seegtoo Sidaad moodayso maahee War hooy Soomaaliya soomaali baa leh”

Hambalyo ummadda Soomaaliyeed meel ay joogtaba toddobaadka gobannnimada 26 June & maalinta midowga 1da July.

“Ninkii kala saar lahoow
Ninkii kala sooc wadoow
Ninkii si xun u fakiroow
Aday taladii ku seegtoo
Sidaad moodayso maahee
War hooy Soomaaliya soomaali baa leh”
Harun Maruf (@harunmaruf) 's Twitter Profile Photo

Somalia gives a State funeral to the former Speaker of Parliament Mohamed Osman Jawaari who died yesterday. His body was accorded with a guard of honour at Dhagaxtuur National Monument. Funeral prayers attended by the national leaders took place at Isbahaysiga Mosque, and was

Somalia gives a State funeral to the former Speaker of Parliament Mohamed Osman Jawaari who died yesterday.

His body was accorded with a guard of honour at Dhagaxtuur National Monument. Funeral prayers attended by the national leaders took place at Isbahaysiga Mosque, and was
Villa Somalia (@thevillasomalia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud oo ay wehliyaan madaxda kale ee Qaranka ayaa ka qayb galay Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Madaxweynaha ayaa xusay in

Villa Somalia (@thevillasomalia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo oo ku astaysan 64 sano guurada xornimada iyo Midnimada Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Goobjoog (@goobjoogmedia) 's Twitter Profile Photo

UPDATE: Arab League Secretary General Ahmed Abul Gheit reiterates the pan-Arab body's continued support for Somalia; states the need to respect Somalia’s soverignity and territorial integrity; expresses support for government’s efforts to activate national dialogue to materialize

Hassan Sheikh Mohamud (@hassansmohamud) 's Twitter Profile Photo

Ethiopia has never engaged with us regarding the illegal MoU. On the contrary, they are teetering around asking others for mediation. Somalia is neither the instigator nor opposed to mediation. Ethiopia continues to evade responsibility for its diplomatic misstep.

Abshir Axmad (@senatorabshir) 's Twitter Profile Photo

Inta aan ogahay buuggani waa buuggii ugu horreeyey ee laga qoro sooyaalka waxbarashada Soomaaliya. Sidoo kalena, milgaha gaar ahaaneed ee uu buuggani lee yahay waa in uu af-soomaali ku qoran yahay. Filasho wacan.

Abshir Axmad (@senatorabshir) 's Twitter Profile Photo

Alle ha u naxariisto Sheekheenii Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa'uud (Sheekh Cusmaan Xiddig) oo cumrigiisa ku qaatay barida & faafinta diinta islaamka isaga oo inooga tegay dhaqan & dhaxal diineed. Waxaan Alle uga baryayaa in ku abaalmariyo dembidhaaf & jannatul fidowsa aclaa.

Alle ha u naxariisto Sheekheenii Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa'uud (Sheekh Cusmaan Xiddig) oo cumrigiisa ku qaatay barida & faafinta diinta islaamka isaga oo inooga tegay dhaqan & dhaxal diineed.

Waxaan Alle uga baryayaa in ku abaalmariyo dembidhaaf & jannatul fidowsa aclaa.
Goobjoog (@goobjoogmedia) 's Twitter Profile Photo

Federal Government of Somalia Prime Minister Hamza Abdi Barre leads a government delegation including the ministers of defense, internal security, interior affairs, and top security officials to Kisimayo, Jubbaland; he will chair consultation meetings with state leadership and the

Abdirashid Hashi (@analystsomalia) 's Twitter Profile Photo

Sharaf iyo milgo ayay caawa ii ahayd in aan cashar luuqadda af Soomaaliga ah ka qaato Dr. Cabdalla Cumar Mansuur, uuna ii hibeeyo buuggiisa cusub. Casharku wuxuu ku saabsanaa sida loo qoro erayga af Soomaali; Waana sidaan qoridda saxda ah ‘af Soomaali’ ee ma aha Af-Soomaali

Sharaf iyo milgo ayay caawa ii ahayd in aan cashar luuqadda af Soomaaliga ah ka qaato Dr. Cabdalla Cumar Mansuur, uuna ii hibeeyo buuggiisa cusub.

Casharku wuxuu ku saabsanaa sida loo qoro erayga af Soomaali;

Waana sidaan qoridda saxda ah
‘af Soomaali’ ee ma aha
Af-Soomaali
Abshir Axmad (@senatorabshir) 's Twitter Profile Photo

Waxaan hambalyo farxad lehba u diirayaa wiilkeyga Maxamed Shidane & gabadhayda Xafsa Cabdullaahi oo maanta meherkoodu aan goobjoog ka ahaa. Waxaa leeyahay qoyskii lagu nastee lagu nagaado wada jiree nabadgala allahayoow idinka yeel. بارك الله لك، وبارك عليك، وجمع بينكما في خير

Waxaan hambalyo farxad lehba u diirayaa wiilkeyga Maxamed Shidane & gabadhayda Xafsa Cabdullaahi oo maanta meherkoodu aan goobjoog ka ahaa. Waxaa leeyahay qoyskii lagu nastee lagu nagaado wada jiree nabadgala allahayoow idinka yeel.

بارك الله لك، وبارك عليك، وجمع بينكما في خير
UNSOM (@unsomalia) 's Twitter Profile Photo

“We are… striving for justice and equal opportunities for #women in all spheres," says the Chair of the Women Caucus of #Somalia’s Upper House, Sen. Sareedo Mohamed Hassan Jayte, on the need for achieving #SomaliWomen30PerCent. Watch this video for more!

Kassim Gabowduale (@gabowduale) 's Twitter Profile Photo

A brand new community resource center in Xaradheere completed and ready to serve the community as a meeting point. ⁦Norway in Somalia⁩ and ⁦Embassy of Switzerland in Nairobi⁩ partnered with government on the project ⁦NIS Foundation Africa

A brand new community resource center in Xaradheere completed and ready to serve the community as a meeting point. ⁦Norway in Somalia⁩ and ⁦Embassy of Switzerland in Nairobi⁩ partnered with government on the project ⁦NIS Foundation Africa⁩
Villa Somalia (@thevillasomalia) 's Twitter Profile Photo

Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH). Bismillahi Waxaan hambalyo iyo salaan diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta adduunka, maalinta sharafta leh ee

Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH).

Bismillahi

Waxaan hambalyo iyo salaan diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta adduunka, maalinta sharafta leh ee
Dahir Hassan (@dahirhasan) 's Twitter Profile Photo

I had the honor of presenting my credentials to President Joe Biden at the Oval Office. I look forward to fostering deeper cooperation for the mutual benefit of our nations. 🇸🇴🤝🇺🇸Villa Somalia @MoFASomalia The White House Department of State U.S. Embassy Mogadishu, Somalia

I had the honor of presenting my credentials to President Joe Biden at the Oval Office. I look forward to fostering deeper cooperation for the mutual benefit of our nations. 🇸🇴🤝🇺🇸Villa Somalia @MoFASomalia The White House Department of State U.S. Embassy Mogadishu, Somalia
Abshir Axmad (@senatorabshir) 's Twitter Profile Photo

رمضان مبارك، أعاد الله هذا الشهر الفضيل عليكم جميعاً بالخير واليمن والبركات، وعلى سائر بلاد المسلمين. #رمضان ١/ ٩/ ١٤٤٦هـ - ١/ ٣/ ٢٠٢٥م

Abshir Axmad (@senatorabshir) 's Twitter Profile Photo

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa munaasabada Ciidul Fidriga dhammaan Shacabka Soomaaliyeed meel ay joogaanba iyo guud ahaan shucuubta caalamka Islaamka.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa munaasabada Ciidul Fidriga  dhammaan Shacabka Soomaaliyeed meel ay joogaanba iyo guud ahaan shucuubta caalamka Islaamka.