Senator Maryan Farah kahiye
@senator_farah
A Member of Federal Parliament of Somalia-Upper House, Chairperson of foreign affairs Planning & investment @AqalkaSare. facebook.com/MaryanWillo
ID: 1481960434915848194
http://senate.gov.so 14-01-2022 12:04:53
252 Tweet
11,11K Takipçi
34 Takip Edilen
innaga Oo Gudnaya Waajibaadka Naga Saran korjoogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda, ayaa maanta xafiiskeenna guddiga arrimaha dibadda ugu yeeray masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaardda Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴 Mudane
KELIGI TALIYE WAA KELIGI DHINTE. Waxaan cambaareynayaa sida foosha xun ee loogu tuntay Dastuurka KMG ee Jamhuuriyadda Fadaaralka Soomaaliyeed. Arrinkaa waxaa ceebtiisa bilow ilaa dhammaad leh Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud oo si bareer ah ugu tuntay dhammaan shuruucdii lagu soo
WAA CAADADIISA EE CEEBTIISA MA AH. Waxaa nasiib darro ah in Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ku guul daraystay in uu dhalinyaradii Soomaaliyeed dalkooda hooyo shaqo abuur ugu sameeyo, haddana uu ku amray dalalka ay u doonteen nolol iyo wabarsho in Soomaaliya dib loogu soo celin.
Waxaan mar walba garab taaganahay madaxweyne Ahmed Sheikh Mohamed Islam iyo shacabkayga rer jubbland 💪🏻 #powertothepeople
Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin ugu soo gudbinayaa Ra'iisulwaaraha JFS Mudane Hamza Abdi Barre sida geesinimada ah ee uu u gutay waajibkii ka saarnaa Maamulka curdanka ah ee Khaatumo. Runtii aqoonsiga iyo yagleelidda Maamulka Khaatumo waa mid horseedikara midnimo guud ee