SAMAAN (@samaan252) 's Twitter Profile
SAMAAN

@samaan252

Humanitarian Activist.

ID: 1345430930559803399

calendar_today02-01-2021 18:05:23

102 Tweet

342 Followers

2,2K Following

SAMAAN (@samaan252) 's Twitter Profile Photo

Waxaan farxadda, dabbaaldegga iyo maamusidda xuska 12ka Abriil 2022 oo ku beegan sannadguurada 62aad ee aasaaskii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed la qaybsanaynaa geesiyaasha sida naf-hurka ah ugu adeegaya dadkooda iyo dalkooda. Hambalyo daljiradda dalkeenow.

SAMAAN (@samaan252) 's Twitter Profile Photo

Waxaan murugada la qeyb sanayaan ehelada, qoyska iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Gen. jaamac Maxamed Qaalib. Waxa uu door lama illoobaan ah ka soo qaatay dowlad-dhiska dalka. Waxaan Alle ka baryayaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo innagana sabar & iimaan naga siiyo.

Halyeey, waddani, taariikhyahan, qoraa buugaag ka hadlaya sooyaalkeenna iyo Bare jaamacadeed oo u is taagay inuu wax baro jiilla cusub ayaa caawa naga baxay. Alle ha u naxariisto Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib (Jaamac Yare) oo caawa ku geeriyooday magaalada Jabuuti, qabrigana

SAMAAN (@samaan252) 's Twitter Profile Photo

Sida ay Musharaxiinta u kala heleen codadka wareega Koowaad Xasan Abdi Nuur 100 Sheikh Adan Madoobe 74 Xildhibaan black 33 Aadan saransoor 23 Shariif Maxamed Abdala 13 Xildhibaan Xidig 6 Xildhibaan saadaq 5

SAMAAN (@samaan252) 's Twitter Profile Photo

Eid Mubarak to all family, friends, and colleagues; I wish this Eid brings peace, prosperity, and happiness to everyone's life. May Mighty Alhah accept our fasting and prayers.

SAMAAN (@samaan252) 's Twitter Profile Photo

Waa dhamaatay, Ilaahay ummadda soomaaliyeed khayr iyo barako ha uga dhigo, madaxweynaha cusub, markii labaad, Xasan Sheekh Maxamuud Tawfiiqda Allaha waafajiyo. Faalladu waa mar kale.

SAMAAN (@samaan252) 's Twitter Profile Photo

Waxaan u hambalyeenayaa MW Xassan Sheikh oo mar kale loo doortay MW Soomaaliya (2022-2026). Dhamaan inta tartanka gashay waxay ka qaybqaateen in dalkaynu noqdo dal xor ah oo dimmoqaradi ah. MW Xassan waa MW Soomaalida oo dhan, kuwa doortay iyo kuwa aan dooran. Ilaaheey towfiqda

SAMAAN (@samaan252) 's Twitter Profile Photo

Allaha u naxariisto fanaannadii caanka aheyd Khadro Dahir Cige oo la xaqiijiyay iney caawa ku geeriyootay magaalada Hargeysa. Khadro Dahir waxey gaartay darajooyinka ugu sareeya heer fanneedka Soomaalida. Waxey laheyd cod dabacsan, naxariis xambaarsan.

SAMAAN (@samaan252) 's Twitter Profile Photo

Jimco wanaagsan. Wanaaji xiriirka aad la leedahay Illaahay waayo guul xumada ugu horaysa ee noloshu wuxuu ka bilaabmaa in qofku ku guul daraysto inuu la xiriiro Illaahay .

SAMAAN (@samaan252) 's Twitter Profile Photo

NABAD LA'AANI WAA NOLOL LA'AAN! Caalamka oo maanta u dabaal degaya maalinta nabada adduunka waxaan leeyahay Eebow nabad nagu wada noolee, si gaar ah ummadda Soomaaliyeedna ugu roonoow NABADA.

SAMAAN (@samaan252) 's Twitter Profile Photo

Inna lillah wa inna ilayhi raajicuun Allah ha Naxariisto UGAAS CABDULLAAHI UGAAS GAASHAAN-BOOR eheladda iyo qaraabadii Samir iyo Iimaan ha ka siiyo asagan janaddii Fardowsa ha ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin Monday, March 25, 2024 Ramadan 15, 1445 AH

Inna lillah wa inna ilayhi raajicuun Allah ha Naxariisto UGAAS CABDULLAAHI UGAAS GAASHAAN-BOOR eheladda iyo qaraabadii Samir iyo Iimaan ha ka siiyo asagan janaddii Fardowsa ha ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin

Monday, March 25, 2024
Ramadan 15, 1445 AH
SAMAAN (@samaan252) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta saxiixay buuga tacsida Alle ha u naxariistee, Marxuum Professor Mohamed Sheikh Osman Jawaari, Eebe Jannatul Fardowsa howgiisa ha ka yeelo, eheladiisa iyo Soomali oo dhanna, Eebe samir iyo iimaan ha ka siiyo (Aamiin).  05/JULY/2024

Waxaan maanta saxiixay buuga tacsida Alle ha u naxariistee, Marxuum Professor Mohamed Sheikh Osman Jawaari, Eebe Jannatul Fardowsa howgiisa ha ka yeelo, eheladiisa iyo Soomali oo dhanna, Eebe samir iyo iimaan ha ka siiyo (Aamiin). 
05/JULY/2024
Gelle Bashir (@gellebashir) 's Twitter Profile Photo

Alxm, Manta waxaan jirsadey 30 sano (Dhalasho Wacan Nafteydaa) Happy 30th Birthday to me! 🎉 Feeling incredibly grateful and proud as I look back on my journey as an entrepreneur, mentor, and teacher in online business and cryptocurrency. It’s been an amazing ride sharing my

Alxm, Manta waxaan jirsadey 30 sano (Dhalasho Wacan Nafteydaa) 

Happy 30th Birthday to me! 🎉 Feeling incredibly grateful and proud as I look back on my journey as an entrepreneur, mentor, and teacher in online business and cryptocurrency. It’s been an amazing ride sharing my
SAMAAN (@samaan252) 's Twitter Profile Photo

INAA LILLAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ALLAHA U NAXARIISTO Marxuumada Habaryar Faadumo Mohamed, Samir waara Allaha naga siiyo Habaryar Janadul Fardowsa Fadhigeeda allaha ka yeelo اللهم امين يــــــــــــــــــــــــارب العالمين Amin ya rabbal'alamin.😢

SAMAAN (@samaan252) 's Twitter Profile Photo

Ciid Wanaagsan Waxaan leeyahay dhammaan qoyska, asxaabta iyo ehelka aan halkaan ku bahownay Ciid Wanaagsan. Allaha nawada siiyo caafimaad, nabad, barwaaqo iyo jacayl aan dhammaan, kula ciida eheladiina iyo kuwa aad jeceshihiin farxad iyo reynreyn. ❤️🥀

SAMAAN (@samaan252) 's Twitter Profile Photo

*فَنَادَتْهُ الْمَلائِكَةُ وَهُوَ قَائِمٌ يُصَلِّي فِي الْمِحْرَابِ أَنَّ اللَّهَ يُبَشِّرُكَ بِيَحْيَى مُصَدِّقًا بِكَلِمَةٍ مِنَ اللَّهِ وَسَيِّدًا وَحَصُورًا وَنَبِيًّا مِنَ الصَّالِحِينَ*