Queen Iza
@queeniza20
Noloshu Waa Imtixaan
ID: 1174360369009238016
18-09-2019 16:32:08
231 Tweet
3,3K Followers
4,4K Following
Shacabkan wadooyinka ku dhibateysan miyey madaxdu la ogtahay mise askarta oo kaliya ayey ku kooban tahay? KM4 ilaa iyo iskoyska Bakaaraha wuu xidhan yahay intaas oo dhan shacabku kuleyka jira awadeed ayuu lugeynaya? Taliye Brig Gen Zakia Hussen ma sidan ayaad shacabka ugu tala gasheen?