Abdurahman Odowaa (@odowaa) 's Twitter Profile
Abdurahman Odowaa

@odowaa

Secretary General of the Union for Peace and Development (UPD). Member of Federal Parliament. Former Minister of Interior and Federal Affairs, FRS.

ID: 484988578

calendar_today06-02-2012 18:18:59

159 Tweet

22,22K Followers

78 Following

Hassan Sheikh Mohamud (@hassansmohamud) 's Twitter Profile Photo

Guul ayaan u rajeynayaa kooxda difaaca baddeena, waxaan ku baaqayaa in aan garab istaagno innaga oo meel iska dhigeyna waxyaabaha kale ee lagu kala aragti duwan yahay. Difaaca baddeennu waa mas'uuliyadda qof kasta oo Soomaali ah. Waan guuleysaneynaa inshaAllaah.

Abdurahman Odowaa (@odowaa) 's Twitter Profile Photo

Today, on behalf of CPC, we handed over dozens of COVID-19 medical supplies to De Martini hospital following an appeal made by Somali Doctors Association in a meeting with the Candidates. The donation is meant to assist the Hospital increase its capacity to continue saving lives.

We've delivered another batch of COVID19 medical supplies to Dr. Sumait Hospital following recent donation to Martini hospital. The consignment, donated by the CPC, will support Hospital's efforts in combating the pandemic. Thanks to CPC for the leadership shown in this time of crisis.

We've delivered another batch of COVID19 medical supplies to <a href="/DrSumaitHosp/">Dr. Sumait Hospital</a> following recent donation to Martini hospital. The consignment, donated by the CPC, will support Hospital's efforts in combating the pandemic. Thanks to CPC for the leadership shown in this time of crisis.
Abdurahman Odowaa (@odowaa) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ka qayb galay kulan maanta ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Kutlada #BadbaadoQaran ee labada Aqal. Waxaan saxiixnay warqad furan “Petition” oo looga hor imaanayo hanaanka xoog isku maquuninta iyo wada-tashi diidka ah ee uu wado Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday.

Abdurahman Odowaa (@odowaa) 's Twitter Profile Photo

Waxaan Eebbe SWT naxariis janno uga baryayaa Raxma Maxamuud Gacal, xaaska Madaxweynahii hore ee dalka Cali Mahdi Maxamad, oo maanta Nairobi ku geeriyootay. Waxaan xanuunka la qeybsanayaa qoyska, qaraabada, dadka Soomaaliyeed iyo ehelkii ay ka baxday.

Waxaan u mahad celinayaa bahda RAAS Institute oo caawa nagu casuumay Affur Sanadeedka Machadka. Waxaan iska wareysanay horumarka uu sameeyay Machadka, xaaladda dalka iyo arrimaha doorashooyinka. Waxaan bogaadinayaa shaqada fiican ee ay bulshada u hayaan.

Waxaan u mahad celinayaa bahda <a href="/RAASIns/">RAAS Institute</a> oo caawa nagu casuumay Affur Sanadeedka Machadka. Waxaan iska wareysanay horumarka uu sameeyay Machadka, xaaladda dalka iyo arrimaha doorashooyinka. Waxaan bogaadinayaa shaqada fiican ee ay bulshada u hayaan.