Northeast Media Network
@northeastmedian
An independent media platform dedicated to covering news, development, and voices from the Northeast State of Somalia and the wider Horn of Africa.
ID: 990639428602355712
https://www.facebook.com/share/1N8WgSRY5N/ 29-04-2018 17:10:19
21 Tweet
62 Followers
0 Following
Ambassador Amb. Gamal M Hassan ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu u taagan yahay musharaxa madaxwayne ee Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. #Share
Amb. Gamal M Hassan ayaa maanta isu sharaxay jagada madaxwaynenimo ee maamulka Waqooyi Bari, Soomaaliya. #Somalia
Amb Amb. Gamal M Hassan oo maanta shaaciyay inuu u taagan yahay jagada madaxwaynenimo ee Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa kamid ah musharixiinta ugu miisaanka culus isla markaasna sida wayn taageerada uga haysta bulshadda maamulka Waqooyi Bari. Ma taageersan tahay musharax Jamaal?
Danjire 和丹大使 Amb Hodan Osman ayaa kulan miro-dhal ah la yeelatay WAD ee 🇨🇳. Waxayna ka wada hadleen in taageerada bini’aadannimo oo degdeg oo looga hortagayo saamaynta abaaraha ee gobolka Awdal,& dardargelinta mashaariic horumarineed, fursadaha ganacsi, maalgashiga & waxbarashada. 🇸🇴 🇨🇳
Shaqo wacan Ambassador 和丹大使 Amb Hodan Osman.
Congratulations to the SESRP Project Team on this remarkable recognition! 👏 At today’s inauguration of 150 electrified public health facilities, H.E. PM Hamza Abdi Barre honored the team with an award received on their behalf by Project Coordinator Liban Ali Ibrahim. #worldbank