Somalia National Football Team (SFF) #OceanStars (@nationalsomalia) 's Twitter Profile
Somalia National Football Team (SFF) #OceanStars

@nationalsomalia

Somalia national football team, nicknamed the Ocean Stars, represents Somalia in international football and is controlled by the Somali Football Federation.

ID: 1170802209841434624

linkhttps://footballsomalia.so calendar_today08-09-2019 20:53:04

348 Tweet

1,1K Followers

8 Following

Somalia National Football Team (SFF) #OceanStars (@nationalsomalia) 's Twitter Profile Photo

Kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ πŸ†š Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ’ͺπŸΌπŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ—“οΈ01/12/2023 ⏰02:00pm. 🏟️Bukhungu.

Kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ πŸ†š Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ’ͺπŸΌπŸ‡ΈπŸ‡΄

πŸ—“οΈ01/12/2023
⏰02:00pm.
🏟️Bukhungu.
Somalia National Football Team (SFF) #OceanStars (@nationalsomalia) 's Twitter Profile Photo

Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed Mudane Cali Cabdi maxamed ( Cali Shiine ) Oo Qadka Taleefanka Kula Dardaarmay Ciyaartoyda Xulka qaranka .#Oceanstars #U18

Somalia National Football Team (SFF) #OceanStars (@nationalsomalia) 's Twitter Profile Photo

SOMALIA vs ESWATINI 7BISHA RAMADAAN πŸ† CAF Preliminary Qualifiers ⚽️ Somalia vs Eswatini πŸ“† Wednesday, 20th-March-2024 🏟 El Abdi Stadium (El Jadid)

SOMALIA vs ESWATINI    7BISHA RAMADAAN

πŸ† CAF Preliminary Qualifiers
⚽️ Somalia vs Eswatini
πŸ“† Wednesday, 20th-March-2024
🏟 El Abdi Stadium (El Jadid)
Villa Somalia (@thevillasomalia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee Ciyaaraha Guud ee Qaramada Afrika, oo lagu qabtay dalka Ghana.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane <a href="/HassanSMohamud/">Hassan Sheikh Mohamud</a> ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee Ciyaaraha Guud ee Qaramada Afrika, oo lagu qabtay dalka Ghana.
Somalia National Football Team (SFF) #OceanStars (@nationalsomalia) 's Twitter Profile Photo

M/weynaha FIFA oo Hambalyo u diray Naadiga Mogadishu City Club Gudd Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA), Mr Gianni Infantino, ayaa hambalyo rasmi ah u diray Naadiga M.C.C. isaga oo u muujiyay bogaadin iyo dhiirrigelin ku aaddan dadaalkooda iyo horumarka ay ku tallaabsadeen.

M/weynaha FIFA oo Hambalyo u diray Naadiga Mogadishu City Club

Gudd Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA), Mr Gianni Infantino, ayaa hambalyo rasmi ah u diray Naadiga M.C.C. isaga oo u muujiyay bogaadin iyo dhiirrigelin ku aaddan dadaalkooda iyo horumarka ay ku tallaabsadeen.