Muno Kayf (@muno_kayf) 's Twitter Profile
Muno Kayf

@muno_kayf

If you look at what you have in life, you'll always have more. If you look at what you don't have in life, you'll never have enough.

ID: 1739909101075705856

calendar_today27-12-2023 07:20:52

21 Tweet

13 Followers

31 Following

Muno Kayf (@muno_kayf) 's Twitter Profile Photo

Rajo: Noqo qof markeey dadka arkaan ay dhahaaan aduunka weli qeyr kama dhamaan. Ha rajo dhigin, maxaa yeelay rajadu waa waxa kaliya ee nafta lagu sasabi karo.

Muno Kayf (@muno_kayf) 's Twitter Profile Photo

Xaaladda ayaa caawa ku xun raysal waasare Abiy Ahmed. Itoobiya ayaa farahiisa ka sii baxaysa, jabhada awooda badan ee #Fano waxay la wareegeen Magaladda ensaro.

Xaaladda ayaa caawa ku xun raysal waasare Abiy Ahmed.

Itoobiya ayaa farahiisa ka sii baxaysa, jabhada awooda badan ee #Fano waxay la wareegeen Magaladda ensaro.
Muno Kayf (@muno_kayf) 's Twitter Profile Photo

Rasmi: " Waxaa duqayn logeystay markab ingiriisku leeyahay oo shidaal waday maraayayna gacanka cadan waxayna gubeen gabi ahaanba markabki "

Rasmi:

" Waxaa duqayn logeystay markab ingiriisku leeyahay oo shidaal waday maraayayna gacanka cadan waxayna gubeen gabi ahaanba markabki "
Muno Kayf (@muno_kayf) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Maaliyadda @BiixiEgeh ayaa shir guddoomiyay shirka guddiga maamulka maaliyadda ee Wasaaradda Maaliyadda si ay dib u eegis ugu sameeyaan 10 sano oo lagu guuleystay dib u habeynta maamulka maaliyadda, horumarinta iyo sidoo kale habka loo sii wanaajin karo hawshan.

Prime Minister Abi Ahmed "We have to solve the conflict between us and Somalia, we don't allow anyone else to interfere - He means Egypt and the Arab countries."

Islaan Ciise Islaan Maxamed oo maanta u sameeyey hadhimo sharafeed iyo sakootin, dhamaan madaxda dhaqanka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalo madaxda caasimada P/L ee Garoowe,

{سُبْحَانَ الَّذِى أَسْرَى بِعَبْدِهِ لَيْلاً مِنَ الْمَسْجِدِ الْحَرَامِ إِلَى الْمَسْجِدِ الأَقْصَى الَّذِى بَارَكْنَا حَوْلَهُ لِنُرِيَهُ مِنْ آيَاتِنَا إنَّهُ هُو السَّمِيعُ الْبَصِيرُ} ..🤍

Bari Book Fair Bandhigga Buugaagta ee Gobolka Bari. #LOCATION: ُBoosaaso, UOHS Hall. #DATE: March 04-05 2024 #BBF2024 **FREE ENTRY**

Bari Book Fair 
Bandhigga Buugaagta ee Gobolka Bari. 

#LOCATION: ُBoosaaso, UOHS Hall.
#DATE: March 04-05 2024
#BBF2024

**FREE ENTRY**
Muno Kayf (@muno_kayf) 's Twitter Profile Photo

Scars by David Owen A life in injuries The Same River Twice by David Quammen You cannot step twice into the same river, for other waters are continually flowing on. To most people it comes across as a nice resonant metaphor, a bit of philosophic poetry. To me it is that and more

Muno Kayf (@muno_kayf) 's Twitter Profile Photo

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa maanta 29 Luulyo, 2024 Garowe ugu soo xiray hablaha saxafiyiinta aqoon kororsi ku saabsan fahanka iyo abuurista wacyi bulsho oo ku aadan maareynta khataraha musiibooyinka (DRM).

The glue that holds the Somali people together today is not unity, trust, or hope—but fear. Fear has become a silent force in our society, shaping our thoughts, decisions, and relationships. People fear speaking the truth because voices of honesty are often silenced.