Abdulkadir Eidleh (@mreidleh) 's Twitter Profile
Abdulkadir Eidleh

@mreidleh

Chief of President’s Office, Republic of Somaliland.

ID: 258710486

linkhttps://www.xisbigawaddani.com calendar_today28-02-2011 09:28:21

480 Tweet

1,1K Followers

48 Following

Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

War-Saxaafadeed. Mawqifka Xisbiga WADDANI. Sida shacabka reer Somaliland ka war-qabaan waxaa saddexdii maalmood ee ugu dambeeyey Xukuumadda Muuse Biixi ka soo baxayey heshiisyo is khilaafsan, iyada oo ilaa hadda aan Golayaasha Qaranka iyo Xisbiyada Mucaaradka ee Jamhuuriyadda

War-Saxaafadeed.
Mawqifka Xisbiga WADDANI. 

Sida shacabka reer Somaliland ka war-qabaan waxaa saddexdii maalmood ee ugu dambeeyey Xukuumadda Muuse Biixi ka soo baxayey heshiisyo is khilaafsan, iyada oo ilaa hadda aan Golayaasha Qaranka iyo Xisbiyada Mucaaradka ee Jamhuuriyadda
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Doorashada Somaliland ee lagu heshiiyey ee uu Madaxweynuhuna aqbalay, dhammaan daneeyayaashuna ay aqbaleen, ma jirto cid laga baryayo inay wakhtigeedii ay ku dhacdo.

It's a great day for our democracy! The House of Elders (Guurti) has made a crucial decision by passing the electoral laws, setting the stage for the November 2024 combined elections in Somaliland. It's time for all citizens to prepare for peaceful and transparent elections.

It's a great day for our democracy! The House of Elders (Guurti) has made a crucial decision by passing the electoral laws, setting the stage for the November 2024 combined elections in Somaliland. 

It's time for all citizens to prepare for peaceful and transparent elections.
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

We had a productive meeting this morning with the British delegate led by Fraser Campell, from the East Africa Dept of the FCDO. Discussed crucial topics such as the upcoming 2024 Presidential/Political assosication & National Party elections, the Lascanod conflict, and the MOU

I am strongly condemning the unconstitutional act of subjecting journalists or any citizen to military courts. Urgently calling for the immediate release of the journalist. Oppression has never worked in history and will never work NOW. I implore the people of Somaliland to

The Bihi government has a history of systematically limiting freedom of speech and expression. In the strongest words imaginable, the WADDANI Party stands against the deliberate targeting of media organisations and journalists.

Waxa aan hambalyo & bogaadin labaad u dirayaa dhammaan xubnaha Aqalka Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey isla markaana ku meel mariyey Xeerarka doorashooyinka isku sidkan ee dalkan ka qabsoomaya sannadkan. Tareenkii Doorashooyinka

Waxa aan hambalyo & bogaadin labaad u dirayaa dhammaan xubnaha Aqalka Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey isla markaana ku meel mariyey Xeerarka doorashooyinka isku sidkan ee dalkan ka qabsoomaya sannadkan. 

Tareenkii Doorashooyinka
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan maanta munaasibad hadhimo sharafeed ah hoygeyga ugu sameeyey haldoor kala duwan oo isugu jira Abwaanno, Aqoonyahanno iyo Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxa aan xalay caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa kaga qeybgalnay Munaasibad lagu soo bandhigayey dhiganaha culus ee MAYAL oo ay umadda reer Somaliland si weyn uga soo qeyb-galeen, dhiganahan oo uu qoray Abwaan Cabdiraxmaan Abees. Buugga MAYAL, waxa uu bulshada

Waxa aan xalay caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa kaga qeybgalnay Munaasibad lagu soo bandhigayey dhiganaha culus ee MAYAL oo ay umadda reer Somaliland si weyn uga soo qeyb-galeen, dhiganahan oo uu qoray Abwaan Cabdiraxmaan Abees. 

Buugga MAYAL, waxa uu bulshada
Awale.I.Shirwa. (@awale11) 's Twitter Profile Photo

Even if Somaliland gets #recognition this year before the election, statistics point out that he will win next election with a landslide. #No turning back, electoral made up their mind already.

Even if Somaliland gets #recognition this year before the election, statistics point out that he will  win next election with a landslide.

#No turning back, electoral made up their mind already.
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Dalkan Somaliland, waxa uu ku kala badbaadayaa oo keliya Midnimo Shacabka gudihiisa ah oo qoqobka laga fogaado, nabad lagu wada noolaado iyo nidaamka Doorashada oo la hirgeliyo. Suxufi Mohamed Ilig Tv-giisiina waala bililiqaystay isagiina waala xidhay, waxa aan u soo jeedinayaa

Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan maanta munaasibad balaadhan oo soo dhaweyn ah u qabannay Mujaahid Cabdoo Axmed Aayir oo xilal kala duwan oo Badhasaaba ah ka soo qabtay dalkeenna isla markaana ahaa mid ka mid ah foolaadkii halgankii dib u xoreynta dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Siyaasi Cabdoo, waxa

Waxa aan maanta munaasibad balaadhan oo soo dhaweyn ah u qabannay Mujaahid Cabdoo Axmed Aayir oo xilal kala duwan oo Badhasaaba ah ka soo qabtay dalkeenna isla markaana ahaa mid ka mid ah foolaadkii halgankii dib u xoreynta dalka Jamhuuriyadda Somaliland. 

Siyaasi Cabdoo, waxa
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Wareysi aan siiyey Idaacadda VOA oo aan kaga hadlayey dhammaystirka Xeerarka Doorashooyinka isku sidkan ee muddeysan sannadkan Nov 2024.

Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan xalay kaga qeybgalnay caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa munaasibad weyn oo casho sharaf ah oo uu sameeyey Xildhibaan Axmed Cabdillaahi Khaliif( Axmed Weli) oo ka tirsan golaha deegaanka ee degmada Gebilay. Mubaasibaddan oo Hoggaanka Xisbiga iyo Haldoorka

Waxa aan xalay kaga qeybgalnay caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa munaasibad weyn oo casho sharaf ah oo uu sameeyey Xildhibaan Axmed Cabdillaahi Khaliif( Axmed Weli) oo ka tirsan golaha deegaanka ee degmada Gebilay.

Mubaasibaddan oo Hoggaanka Xisbiga iyo Haldoorka
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Muuse toddobadii sanno ee uu dalka haystay, maalinna muu soo hadal-qaadin Gobolnimada Gebilay, laakiin se waxa aan idiin sheegayaa in Gobolnimada Gebilay ay anniga i sugayso.

Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan maanta caasimadda Hargeysa kaga qeybgalnay munaasibad balaadhan oo hadhimo-sharafeed ahayd oo ay noo sameeyeen qeybo ka mid ah Aqoonyahanka, waxgaradka & Haldoorka reer Somaliland oo isugu jiray qeybaha kala duwan ee bulshada. Munaasibadda hadhimo-sharafeedka ayaa

Waxa aan maanta caasimadda Hargeysa kaga qeybgalnay munaasibad balaadhan oo hadhimo-sharafeed ahayd oo ay noo sameeyeen qeybo ka mid ah Aqoonyahanka, waxgaradka & Haldoorka reer Somaliland oo isugu jiray qeybaha kala duwan ee bulshada. 

Munaasibadda hadhimo-sharafeedka ayaa
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan diyaar u ahay in aan ku hago dadkayga siyaasad ka madhan xin, xajiimeyn iyo xumaan, sidaas darteed, reer Somaalilanoow gudo & dibedba mid noqda, wadajirka dhexdiina ilaashada, isku duubnaada, isku tiirsanaada, oo danta dalkiina & dadkiina ka wada shaqeeya si siman idinka

Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aanu maanta caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa munaasibad balaadhan oo soo dhaweyn ah ugu qabannay hoggaanka Urur Siyaasadeeyadii UBAX iyo DALJIR oo ku soo biiray Xisbiga la wada leeyahay ee rejada Shacabka Somaliland ee WADDANI. Hoggaannada Ururadii UBAX iyo

Waxa aanu maanta caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa munaasibad balaadhan oo soo dhaweyn ah ugu qabannay hoggaanka Urur Siyaasadeeyadii UBAX iyo DALJIR oo ku soo biiray Xisbiga la wada leeyahay ee rejada Shacabka Somaliland ee WADDANI. 

Hoggaannada Ururadii UBAX iyo
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Intii badneyd, way soo dhammaatay ila-meeraysadii Doorashooyinka lagaga baxsanayey, waxaa hadhay uun inta uu Xeerka saxeexayo Muuse.

Africa Firsts (@africafirsts) 's Twitter Profile Photo

Somaliland is so safe that money is displayed openly and transported in wheelbarrows in the foreign exchange market in the capital city.

Somaliland is so safe that money is displayed openly and transported in wheelbarrows in the foreign exchange market in the capital city.