mohamed A.mahed (@mohamett007) 's Twitter Profile
mohamed A.mahed

@mohamett007

Waxaan jeclahay Diinta, dhaqanka, Udgoonka, Safarka,Dumarka, Arimaha bulshada/ iyo lasaaxibka dadka-waawayn.

ID: 1080177562725347328

calendar_today01-01-2019 19:02:54

228 Tweet

1,1K Followers

2,2K Following

mohamed A.mahed (@mohamett007) 's Twitter Profile Photo

Marka aad salaadda isku toosisaan, goobaha khayrka isku raacdaan, wanaagga is fartaan, xumaha iska reebtaan, waa baahi diini ah oo aad isu buuxiseen. Mohamett.

Marka aad salaadda isku toosisaan, goobaha khayrka isku raacdaan, wanaagga is fartaan, xumaha iska reebtaan, waa baahi diini ah oo aad isu buuxiseen.

Mohamett.
mohamed A.mahed (@mohamett007) 's Twitter Profile Photo

JACAYLKA 00 DHAN WAXAAN ISKA DAYAY MARKAAN 2 MALMOOD 00 DHAN RALI GALIN KA BIXINAYAY IN AAN HORAY U SEEXADAY 😂😁 WUXU WAABA MASH RUUC YARE

JACAYLKA 00 DHAN WAXAAN ISKA DAYAY MARKAAN 2 MALMOOD 00 DHAN RALI GALIN KA BIXINAYAY IN AAN HORAY U SEEXADAY
😂😁
WUXU WAABA MASH RUUC YARE
mohamed A.mahed (@mohamett007) 's Twitter Profile Photo

Waxaan Hambalyo u dirayaa Ra’iisul Wasaare Mudane PM Hamza Abdi Barre oo codka kalsoonida ah Eey siiyeen Xilidhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliye. Ilaahay ha kula garab galo howlaha muhiimka ah ee dalka hortabinta u leh.

Waxaan Hambalyo u dirayaa Ra’iisul Wasaare Mudane <a href="/PMHamzaAbdi/">PM Hamza Abdi Barre</a>  oo codka kalsoonida ah Eey siiyeen Xilidhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliye.

Ilaahay ha kula garab galo howlaha muhiimka ah ee dalka hortabinta u leh.
Nada Galow (@nada_galow) 's Twitter Profile Photo

"Carruur dharagtay caaniyo hadhuudh, laga ciraab roone Cammaa doqona caalliyo dhul saw, cunug hallayn maayo" Qamaan Bulxan

mohamed A.mahed (@mohamett007) 's Twitter Profile Photo

Waxay dheheen, “ama waa libaax marqaansan ama waa libaax kursi u tartamaya oo u baahan codka dameer-farowga”. Maxay kula tahay?

Waxay dheheen, “ama waa libaax marqaansan ama waa libaax kursi u tartamaya oo u baahan codka dameer-farowga”.
Maxay kula tahay?
Amaal shire (@amaal_qaran) 's Twitter Profile Photo

Laangaab waa ninkii jannada laga waayo, Tolnimaduna waa nin qumman quweyntii, nin qaldan qabashadii iyo nin qatan quudintii. #maalmadhaamashalay

Laangaab waa ninkii jannada laga waayo, Tolnimaduna waa nin qumman quweyntii, nin qaldan qabashadii iyo nin qatan quudintii.

#maalmadhaamashalay
Faduma Sunni (@nimcayar) 's Twitter Profile Photo

Iska jir xumaanta, niyad jabka, niyad xumada, saaxiibada xun.. Inta uusan muugdigoodu ku soo dhex galin💔 Xaquuqda sawirka: Behance #Nafyar

Iska jir xumaanta, niyad jabka, niyad xumada, saaxiibada xun.. 
Inta uusan muugdigoodu ku soo dhex galin💔 

Xaquuqda sawirka: Behance

#Nafyar
Fariida Hassan (@fariidahassan2) 's Twitter Profile Photo

Naf la hadal Nafayahay, aroortu waa bilow cusub ee ku qaabil niyad wanaag iyo rajeyn Nafayahay, maalin kale baa kuu bilaabata fursad kale oo aad naftaada sare ugu qaadi kareysid Haddii aad maanta dadaasho, berri ayaad farxi doontaa Nafayahay Alle waa uu kuu furay subaxdan

Naf la hadal

Nafayahay, aroortu waa bilow cusub ee ku qaabil  niyad wanaag iyo rajeyn

Nafayahay, maalin kale baa kuu bilaabata fursad kale oo aad naftaada sare ugu qaadi kareysid
Haddii aad maanta dadaasho, berri ayaad farxi doontaa

Nafayahay Alle waa uu kuu furay subaxdan
Fariida Hassan (@fariidahassan2) 's Twitter Profile Photo

Iska dhaaf maalmaha, waxay doonaan ha falaane, niyaddaadana wanaaji haddii uu qorshaha Raxmaanka dhaco, oo wax Alle kuu qoray ay dhacaan. Ha ka argagixin dhacdooyinka habeenkii dhacaya, waayo dhacdooyinka dunida ka dhacaya ma aha kuwa baaqi sii ahaanaya. — Imaamu Shaafici Waa

Iska dhaaf maalmaha, waxay doonaan ha falaane, niyaddaadana wanaaji haddii uu qorshaha Raxmaanka dhaco, oo wax Alle kuu qoray ay dhacaan.

Ha ka argagixin dhacdooyinka habeenkii dhacaya, waayo dhacdooyinka dunida ka dhacaya ma aha kuwa baaqi sii ahaanaya.

— Imaamu Shaafici

Waa
mohamed A.mahed (@mohamett007) 's Twitter Profile Photo

Qofka dadnimaddiisu wax ay ku xidhan tahay Alle ka cabsigiisa dhaqankiisa iyo caqiidadiisa ee ma aha qoloftiisa sare ee weyn Maalin wanaagsan

Qofka dadnimaddiisu wax ay ku xidhan tahay Alle ka cabsigiisa dhaqankiisa iyo caqiidadiisa ee ma aha qoloftiisa sare ee weyn

Maalin wanaagsan