Mohamed Saciid Jarmaniyo (@mohamedjarmanio) 's Twitter Profile
Mohamed Saciid Jarmaniyo

@mohamedjarmanio

Halkan waxaan uga qayb qaadan donaa macrufka,inkiradda munkarka taas oo sal u ah diinteena islamka iyo inaan tageero horumarka dalkeenna Somaliya/Puntland.

ID: 1782366246954000384

calendar_today22-04-2024 11:10:38

1,1K Tweet

243 Followers

391 Following

Dr. Maryan Qasim (@drmaryanqasim) 's Twitter Profile Photo

الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات. Mahad oo dhan Allah bay u sugnaatey oo noo suurtageliyay in halgankii dheeraa ee aan ugu jirnay dib u hanashada arrimaha xuquuqul insaanka Dawladda Federalka Somaliya ay Mudanayaasha aqalka sare cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen guddiga

الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات. 
Mahad oo dhan Allah bay u sugnaatey oo noo suurtageliyay in halgankii dheeraa ee aan ugu jirnay dib u hanashada arrimaha xuquuqul insaanka Dawladda Federalka  Somaliya ay Mudanayaasha aqalka sare cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen guddiga
déèqa 🐻 (@dqdelite) 's Twitter Profile Photo

Deni’ow, mudane MW, shahadadu ma biisho qof/reer. Xaaji Dirir waxad u dhiibi kadhay Puntland TV ood oran kadhay soo saar barnaamijyo soo bandhiga bilicda dalkena oo shaqadiisi baad u fadhisin laheyd, si’uu uga maarmo dal/dad kale. Qarniga 21aad buu TV’ga kusoo dari lahaa:

déèqa 🐻 (@dqdelite) 's Twitter Profile Photo

Waan ogay in dhaqalaha Puntland koobanyey oon baahiyaho dhan la dabooli karin. Lkn baahi biyo, iskuul, iyo caafimad maaha kuwo la dhayalsan karo. Waa in shirkadaha/ganacsatada Puntland loo sheego inay dadka wax ku celiyan, kuwa diidana dadka loo sheego oon wax laga iibsan:

déèqa 🐻 (@dqdelite) 's Twitter Profile Photo

Puntland way u baahantay inay kheyradkeda ka faaiideysato ooy shaqoyin abuurto, dalka wada dhisto, waxbarashada bilaash ka dhigto, etc. LKN waa in lasoo bandhigo heshiis kasta ooy dowladu gasho (wax la qariyo qurun baa kujira @ Puntites). Puntland State House Puntland Parliament

déèqa 🐻 (@dqdelite) 's Twitter Profile Photo

Dal Africa kuyaal looma rabo inuu siyasad ka heshiiyo, dadkiisuna kheyradkoda lasoo baxaan iyagon isdilin. Puntland waxay u baahantay inay ka baxdo caloosha FGS ooy wali modayso inay dowlad tahay, diyarisana qorshayashi looga hortagi lahaa khataraha soo socda (God forbid).

Dal Africa kuyaal looma rabo inuu siyasad ka heshiiyo, dadkiisuna kheyradkoda lasoo baxaan iyagon isdilin. Puntland waxay u baahantay inay ka baxdo caloosha FGS ooy wali modayso inay dowlad tahay, diyarisana qorshayashi looga hortagi lahaa khataraha soo socda (God forbid).
Dr. Maryan Qasim (@drmaryanqasim) 's Twitter Profile Photo

Hadal jeedintaydii xafladda Baalfurka buugga - Baadigoobkii Nabadda Geeska - ee Danjire Maxamed Cabdi Afey. Xaqiiqdii waa buug aad u qiimo badan uu safiirku ku faah faahiyay kagana baaran dagay marxaladihii iyo duruufihii laga soo maray dib u yagleelidda dawladnimada Soomaaliya

Dr. Maryan Qasim (@drmaryanqasim) 's Twitter Profile Photo

Waxaan kaaga mahadnaqayaa Danjire Mohamed Affey casumaaddii, qadadii macaanayd iyo weliba warbixintii aad iga siisay hawshii laga soo maray dib u dhiska dawlad Soomaaliyeed burburkii ka dib. Ilaahay ha kaa abaalmariyo dadaalka iyo daacadnimada aad dadkaaga u muujisay.

Waxaan kaaga mahadnaqayaa Danjire <a href="/AMB_Affey/">Mohamed Affey</a> casumaaddii, qadadii macaanayd iyo weliba warbixintii aad iga siisay hawshii laga soo maray dib u dhiska dawlad  Soomaaliyeed burburkii ka dib. Ilaahay ha kaa abaalmariyo dadaalka iyo daacadnimada aad dadkaaga u muujisay.
Ali H. Warsame (@alihwarsame) 's Twitter Profile Photo

As Ismail Warsame Ismail Warsame of #WDM put it in a fact-checked article: 👇 “#Somalis as immigrants & refugees have transformed once-blighted areas like #Minneapolis’s Lake Street corridor into thriving hubs of Somali-owned businesses, bakeries, and coffee shops. As community

Abdikadar Hersi (@hersiabdikadar) 's Twitter Profile Photo

Rep. Ilhan Omar, said Trump’s statements prove he is obsessed with her and her fellow Somali Americans and said he made them to distract from the failures of his administration.

Mohamed Baldho (@m_baldho) 's Twitter Profile Photo

I’m sending heart felt congratulations to my dear friend and brother Dr Abdisalam Mohamed who today successfully completed and received his Doctor of Philosophy in Economics. Your dedication, hardwork and patience has paid off today. I wish you the best in your future endeavours

I’m sending heart felt congratulations to my dear friend and brother Dr <a href="/AbdisalamHumbul/">Abdisalam Mohamed</a> who today successfully completed and received his Doctor of Philosophy in Economics. Your dedication, hardwork and patience has paid off today. I wish you the best in your future endeavours
Ali H. Warsame (@alihwarsame) 's Twitter Profile Photo

Arrin muhiim ah oo dadka #Soomaalida ah ay ku fiican yihiin, dhaqana u leeyihiin waa dumarka la hormariyo safka markii lagu jiro. Raggaas oo dhan waxay sugayaan in marka hore dumarka gudbaan. #Dhaqankii fiicnaa nagama wada dhammaan. #Jimce_wanaagsan #Juma_mubarak 🤲

Arrin muhiim ah oo dadka #Soomaalida ah ay ku fiican yihiin, dhaqana u leeyihiin waa dumarka la hormariyo safka markii lagu jiro. Raggaas oo dhan waxay sugayaan in marka hore dumarka gudbaan. #Dhaqankii fiicnaa nagama wada dhammaan.

#Jimce_wanaagsan 
#Juma_mubarak 
🤲
déèqa 🐻 (@dqdelite) 's Twitter Profile Photo

Marki kumaad: cida dagaalka inagula jirta waa IC’da oo og in Puntland iyo ummadedu ka duwan yihiin deganada/Somalida kale. Si’ay inoo aamusiyan oon u aqbalno dulinimo sida Somalida kale waa inay ina cuna qabateyan, weeraran, etc. Dad uu Alle u daaray nal lagama damin karo. Alx!

Elsultana Hanan👑 (@hanan1300193975) 's Twitter Profile Photo

السودانيين هم الأذكي بين العرب ويسبقهم بسنوات ضوئية.. الأستاذ عبد المنعم وضح بكل بساطة غباء بعض العرب الذين أصبحوا أمريكيين أكثر من الأمريكان نفسهم و اصطفوا مع الموجة العنصرية الترامبية ضد الصوماليين في أمريكا.. ماذا ينتظرك في الآخر.. !! 😎

déèqa 🐻 (@dqdelite) 's Twitter Profile Photo

Puntland oo markale ina tustay farqiga u dhaxeya dal hal gacan isticmalaya ooy taladiisu ka godo rag kaliya iyo dal labadiisa gacmood isticmalay ooy dumarku qayb ka yihiin talada dalka. Allow itus Puntland oo u damqatay dadkeda inta ugu jilicsan, una sameysay qorshayaal. Amiin!