Ministry of Environment & Climate Change 🇸🇴 (@moecc_somalia) 's Twitter Profile
Ministry of Environment & Climate Change 🇸🇴

@moecc_somalia

The official X account for Ministry of Environment & Climate Change, Federal Republic of #Somalia.

ID: 1165537029935026176

linkhttps://moecc.gov.so/ calendar_today25-08-2019 08:12:11

943 Tweet

7,7K Takipçi

6 Takip Edilen

Ministry of Environment & Climate Change 🇸🇴 (@moecc_somalia) 's Twitter Profile Photo

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxay si rasmi ah u soo dhaweyneysaa magacaabista Agaasimaha Guud ee cusub ee Wasaaradda, Mudane Cabdirisaaq Axmed Cali oo uu maanta magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.