Mohamed Ibrahim Mohamed (@mhmdcukaash) 's Twitter Profile
Mohamed Ibrahim Mohamed

@mhmdcukaash

Haday ficil magantahay SOMALIDU waa falaar fudeedkana waa taqan.

ID: 1567728234837512197

calendar_today08-09-2022 04:15:39

4 Tweet

38 Followers

435 Following

Villa Somalia (@thevillasomalia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxda Qaranka oo salaadda Jimcaha ku oogay Masjidka Shuhadaa ee Madaxtooyada, ayaa Alle ka baryeyey in uu ka dalqaado dalkeenna abaarta iyo dhibaatooyinka kale ee ay la tacaalayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee tababbarka u jooga dalka Ereteraya ayaa u kuur-galay xaaladdooda.Waxa uuna uga warbixiyay xaaladda dalka iyo guulaha dhammeystirka u baahan ee ay soo hooyeen ciidanka Xoogga dalka iyo shacabka Soomaaliyeed