Maxamed Balugle (@mbalugle) 's Twitter Profile
Maxamed Balugle

@mbalugle

Because am so specail that what makes me specail And i never wait something hapend i do make it hapend

ID: 1080762654157955073

calendar_today03-01-2019 09:47:51

46 Tweet

505 Takipçi

928 Takip Edilen

Maxamed Balugle (@mbalugle) 's Twitter Profile Photo

Ismada puntland iyo wax garadka manta waashireen warkii cabdi wali ee warer sanaa oo ahaa wixi dawlada dhexe ka socdo puntland ma imaan karan waa kaso horjosten waxayna qireen gayiga somalia inay masul katahay dawlada dhexe xil kasto oy ubahatan ay imaan karaan #NabadIyoNolol

Maxamed Balugle (@mbalugle) 's Twitter Profile Photo

Deg deg wararka ka imanyo magalo madaxda dalka somalia muqdisho ayaa shegayo in hada ay garonka diyaradaha ee adan cade ay ku suganyihiin wafdi waziro iyo xildhibana ah oo uu hogaminayo wazirka arimaha gudaha cabdi maxamed sabriye oo ku wajan puntland #NabadIyoNolol hora lscn

Maxamed Balugle (@mbalugle) 's Twitter Profile Photo

Mudane khayre hadalkusu waa run wana ogu hambalyaynaya sida wanagsan iyo habdhaqanka madaxda somalida oo hatan ka badal ki hore wana ifafaalo wanagsan oo ino baxay #NabadIyoNolol

Maxamed Balugle (@mbalugle) 's Twitter Profile Photo

Dafka rer puntalow kaca deni weyo gortaaan waxay kamid tahay hes ay uqaday xiligii ololihisa fanaada farxiya fiska siciid deni baynu wadanahay wallahi way iso jidatay denina waxan ka filaynaa inuu si dacad ah ogu shaqeyo bulshadi doratay madaxda dalkana adeco #NabadIyoNolol

Maxamed Balugle (@mbalugle) 's Twitter Profile Photo

Waxan ad oga xumahay dabkii xalay ka kacay suqa ogu weyn somalia ee bakaraha waxaan Alle ka baryayaaa in dadkii xalay dhibka kaso garya uboga dhayo badallkeda oo khayr qabana Alle siyo aaaamiiin aaaaamiiin #NabadIyoNolol