Shucayb axmed maxmed (@maxmedshucayb) 's Twitter Profile
Shucayb axmed maxmed

@maxmedshucayb

Somali

ID: 1414689051995774980

calendar_today12-07-2021 20:53:31

37 Tweet

339 Followers

4,4K Following

Shucayb axmed maxmed (@maxmedshucayb) 's Twitter Profile Photo

Waxan kaxumay dabka kadhacay cawaa oo ay tariikhdu tahay 02April 2022ka habeenimo ramadaan lafilayo ooah habeenimo sabtiya Allahubakbar

Waxan kaxumay dabka kadhacay cawaa oo ay tariikhdu tahay 02April 2022ka habeenimo ramadaan lafilayo ooah habeenimo sabtiya
Allahubakbar
Shucayb axmed maxmed (@maxmedshucayb) 's Twitter Profile Photo

Dawlada Somaliland waxa usoo socta ciiddi labad ee wadanka gaar ahaan xuskii malinta gonni u istaaga qaranka ama 18ka may illahay sannadka sanadkiisa barwaaqo iyo nabad haynagu gaadh siiyo i.a tacaala

Madax wayne maxmed cabdilaahi farmaajo dawlada Somalia heerka uu gadhsiyeey malah mid kahoreyay oo gadhsiyeey ila burburkii dawladii somali weyn ee uu hogaminayeeye general jaale maxmed siyaad barre (afweyne) oo gadhsiyey heer lagu xushmeeyo dadka somaliyed

Waxan jecely inaa waydiiyo madax weyne maxmed cabdilaahi farmaajo dawlada Somalia wuu soo mamuuley in badan imikan waa uu wareejinaya xasan sheekh maxmuud oo hada ah madax weyne cusub wuu somarey dalka mudaa aan fogay Oo laxasuusto kee aya dalka ufican suaal somalida utaal

Waxan jecely inaa waydiiyo madax weyne maxmed cabdilaahi farmaajo dawlada Somalia wuu soo mamuuley in badan imikan waa uu wareejinaya xasan sheekh maxmuud oo hada ah madax weyne cusub wuu somarey dalka mudaa aan fogay 
Oo laxasuusto kee aya dalka ufican suaal somalida utaal
Shucayb axmed maxmed (@maxmedshucayb) 's Twitter Profile Photo

Habeen wanagsan Iyo farxad sannad guurada 31aad ee jamuriyada Somaliland Farxad kuwaara dhamman tiin kuwaar dadkaygii waxan iidinkaga tagayaa dhamman somaaliyeey waan idin salamay merlkastod joogtan like Iyo fallow waainoo balan codsi ahaan

Habeen wanagsan Iyo farxad sannad guurada 31aad ee jamuriyada Somaliland 
Farxad kuwaara dhamman tiin kuwaar dadkaygii waxan iidinkaga tagayaa dhamman somaaliyeey waan idin salamay merlkastod joogtan like Iyo fallow waainoo balan codsi ahaan
Shucayb axmed maxmed (@maxmedshucayb) 's Twitter Profile Photo

Markaana heer ugudbaba waxaan dareema caqabado kala duwan sannad walban waxaan barta saxiip ii cadawa Ama xasiidin igu mucaarada Nacabku darbiyada hajiidho cadawgayga barri horaan hoog kuriday

Markaana heer ugudbaba waxaan dareema caqabado kala duwan sannad walban waxaan barta saxiip ii cadawa 
Ama xasiidin igu mucaarada 
Nacabku darbiyada hajiidho cadawgayga barri horaan hoog kuriday