Maslah Arts
@maslahart
professional Visual Arts't
ID: 1312983129351749632
05-10-2020 05:09:21
293 Tweet
1,1K Followers
449 Following
ART EXHIBITION Nagala soo qeyb-gal bandhigga farshaxanka iyo dhiirigalinta ardayda Open entry Friday, Jan-24, 2025 Venue: Taleh Maslah Arts Studio Guriga Farshaxanka For more info contact: +252-771757663 [email protected]
Waxaan ka qayb galay bandhigga farshaxanka iyo qalinjabinta ardayda Maslah Arts Studio (dufcaddii 1'aad). Ardadaan oo aniga ku jiro ayaa barashada farshaxanka ku jirtey muddi laba bilood, soona bandhigey farshaxanno cajiib ah. Dhalinyada waxay mudan yihiin taageero #Somalia
Taariikhda farshaxanka Soomaaliyeed waxaa lagu xusi doonaa kaalinta weyn ee Mudane Dr. H.E. Amb. Mohamed Osman, Ph.D. أ.د. محمد عثمان uu ka qaatay kobcinta hal-abuurka dhallinyarada, Waxaan si weyn ugu mahadcelineynaa deeqsinimadiisa qiimaha badan ee uu ku bixiyay Qarashaadkii ku baxayay koorsadan.
Maslah Art Studio Waxa uu si weyn ugu mahad celinayaa dr. H.E. Amb. Mohamed Osman, Ph.D. أ.د. محمد عثمان oo ah Lataliyaha dhaqaalaha Madaxweynaha ahna Xubin ka tirsan Jaamacadda Nabadda Adduunka. #Somalia
Many African countries have a thriving art scene, but in Somalia, things are different. Artist Maslah Arts the founder of Mogadishu’s only art centre and school, wants to change this. #AfricaDaily's Peter Musembi find out more🎧 bbc.in/3Fjs8fd
On #InternationalDayOfPeace, we celebrate three young, talented Somali artists – SanaAshraf Arts, Maslah Arts, and Somali artist 4C – who kept culture and connection alive in #Somalia after the war. 🎨 Watch their stories in the #MeAndMySomalia series, produced by Somali Storytellers TV with