Mohamed Allayahdiik (@mallayahdiik) 's Twitter Profile
Mohamed Allayahdiik

@mallayahdiik

Business manager

ID: 1349999232242081792

calendar_today15-01-2021 08:38:09

21 Tweet

923 Followers

2,2K Following

Mohamed Allayahdiik (@mallayahdiik) 's Twitter Profile Photo

magacaabid gudi...... Hud Hud group waxay gudi usaartay in ay kasoo talo bixiyaan nidaamkeeda maaliyadeed oo gaboobay iyo howl_ wadeenada shirkada oo aan in muddo ah aan tababar helin awadeed . Hadaba waxaan magacownay. 1. C/raxmaan m. jama 2.c.llahi m. ismail

Mohamed Farmaajo (@m_farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Like I have always promised, the interest of our Nation and our people remains my utmost priority. For the Sake of #Somalia, and our Solidarity as a nation, My concession to different Elections proposals seeks to safeguard the future of our great Republic.

Mohamed Hussein Roble (@mohamedhroble) 's Twitter Profile Photo

Aad baan uga xumahay wixii xalay & saaka ka dhacay Muqdisho.Dadaal ayaan ku bixinnay in laga baaqsado. Dibadbax nabadeed waa xaq dastuuri ah,balse dibadbax hubeysan MAYA. Doorasho way dhacaysaa,shacabkana waxaan leeyahay: Nabadda aad u soo dhibtooteen yaan la idinka burburin.

Xoosh Docol 🇸🇴 (@xooshdocol) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan dhammaynayey Jaamacadda, ma aannaan haysan kharash nagu filan, waxa ay tagtay huudheyda iyo catarrada shushubka ah waxa ay iisoo xirtay hadiyad si ay iila qeybsato farxaddayda. Waa xaaskayga Aamino Cabdi. Ha u liicin nacabkaa. “Nin oori san baa abaar ka baxa”.

Waxa aan dhammaynayey Jaamacadda, ma aannaan haysan kharash nagu filan, waxa ay tagtay huudheyda iyo catarrada shushubka ah waxa ay iisoo xirtay hadiyad si ay iila qeybsato farxaddayda. 

Waa xaaskayga Aamino Cabdi. Ha u liicin nacabkaa. “Nin oori san baa abaar ka baxa”.
SomaliSignal (@somalisignal) 's Twitter Profile Photo

Tonight, at 8.00pm EAT, we will host Dahir Mohamud Gelle & @Nuradin on Spaces to discuss: "How can #Somalia's allies contribute to strengthening its resistance against #Ethiopia's attempts to encroach upon its sea and territory?". The session will be moderated by Abdirizak Atosh.

Tonight, at 8.00pm EAT, we will host <a href="/DahirMGelle/">Dahir Mohamud Gelle</a> &amp; @Nuradin on <a href="/XSpaces/">Spaces</a> to discuss: "How can #Somalia's allies contribute to strengthening its resistance against #Ethiopia's attempts to encroach upon its sea and territory?". The session will be moderated by <a href="/abdirizakatosh/">Abdirizak Atosh</a>.