Zak Ninweyn (@laamo_dhere) 's Twitter Profile
Zak Ninweyn

@laamo_dhere

political journalism

ID: 810869049211101184

linkhttp://Cagaarweyne.com calendar_today19-12-2016 15:27:01

495 Tweet

444 Followers

1,1K Following

Zak Ninweyn (@laamo_dhere) 's Twitter Profile Photo

Galdogob International Airport oo dhismihiisa si xawli ah u socdo kaaso uu mashruucisa wado wasiir Duran iyo shacabka magaalada #Riyadii_rumowday

Galdogob International Airport oo dhismihiisa si xawli ah u socdo kaaso uu mashruucisa wado wasiir Duran iyo shacabka magaalada

#Riyadii_rumowday
Zak Ninweyn (@laamo_dhere) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo Raysulwasaraha 21aad ee dawlada federalka Somalia oo caawo loo magaacabay mudane @PMHamazaAbdi Allah ku asturo xilkaas culus hana ka dhigo kii soomalidu u riyaaqdo🤗

Inna lilaahi wa inna ilayhi raajicun waxaa magalada hargaysa ku geeriyoday fanaanadii caanka ahayd khadro dahir cige rabiyow naxariis waarta sii lafdhabar bay ummada somaliyed u ahayd😢🤲

Waxaa goordhow xilka iska casilay Raysulwasarihii ingiriiska boris Johnson kadib markuu waayay kalsoonidii golihiisa wasiirada iyo xildhibanada