IQRA BOOKS (@iqrabooks1) 's Twitter Profile
IQRA BOOKS

@iqrabooks1

IQRA BOOKS waa mid ka mid ah xarumaha ugu waawey ee buugta iibiya, kana hawl gala guud ahaan deegaanada Somalida. Xaruntu waa Hargeysa.
Tel: +252 63 4125122.

ID: 1674464669023580189

calendar_today29-06-2023 17:08:36

4 Tweet

18 Followers

8 Following

IQRA BOOKS (@iqrabooks1) 's Twitter Profile Photo

SIRTA EBER Sirta Eber ma ahan sheeko aan anigu iska allifay waa su'aalo noloshu ila gashay, waa wacyi waqtigu ii guntay oo aan rabay inaan si farshaxameysan u sheego!! waxay ahayd jawaabta haddii noloshu waxba noqoto qofku muxuu noqon karaa? Sirta Eber waxay ahayd in laga gudbo

SIRTA EBER
Sirta Eber ma ahan sheeko aan anigu iska allifay waa su'aalo noloshu ila gashay, waa wacyi waqtigu ii guntay oo aan rabay inaan si farshaxameysan u sheego!! waxay ahayd jawaabta haddii noloshu waxba noqoto qofku muxuu noqon karaa? Sirta Eber waxay ahayd in laga gudbo
IQRA BOOKS (@iqrabooks1) 's Twitter Profile Photo

"Wax kasta oo aad tebayso waxa ay ku sugan yihiin gudahaaga. Haddii aad doonayso in aad ku noolaato nolol xaqiiq ah, naftaada xidhiidh dhab ah la yeelo." Sahayda Sannadka IQRA BOOKS 63 4125122

"Wax kasta oo aad tebayso waxa ay ku sugan yihiin gudahaaga. Haddii aad doonayso in aad ku noolaato nolol xaqiiq ah, naftaada xidhiidh dhab ah la yeelo."

Sahayda Sannadka
IQRA BOOKS
63 4125122