Zakaria H. Moh'ed (@im2ack) 's Twitter Profile
Zakaria H. Moh'ed

@im2ack

Studied Social Work @MogUniver | Crypto Fan | Positive Mind | Somali Patriotic.

ID: 993409967653900288

calendar_today07-05-2018 08:39:27

2,2K Tweet

785 Takipçi

2,2K Takip Edilen

Zakaria H. Moh'ed (@im2ack) 's Twitter Profile Photo

Marwalbo wax kororsi Baan diyar u ahay Anigoo in mudo ah ku dhex jira feild gan hadana markey experts ka so hadlaan inaad dhagesatid waa waajid Berkan waan sugi la' ahay qormada aad so wado Sxp 🙏

Berkan (@cryptostocks247) 's Twitter Profile Photo

Waa buug la yiraaho maaraynta maskaxda ma ahan maaraynta waqtiga 🔥🔥. Markaad bilawdo maaraynta waqtigaaga, waxaad dareemaysaa inaad wax badan qabanayso. Waxaad isticmaasha jadwal, si aadan wax u ilaabin. Waxaad dhisaysaa caadooyin, si aad hawlaha is daba jooga aad dhakhso u

Waa buug la yiraaho maaraynta maskaxda ma ahan maaraynta waqtiga 🔥🔥. 

Markaad bilawdo maaraynta waqtigaaga, waxaad dareemaysaa inaad wax badan qabanayso. 

Waxaad isticmaasha jadwal, si aadan wax u ilaabin. Waxaad dhisaysaa caadooyin, si aad hawlaha is daba jooga aad dhakhso u
Berkan (@cryptostocks247) 's Twitter Profile Photo

Subax wanaagsan DYOR🔥🔥 Waxaan idiin soo gudbinayaa a simple strategy, Waa strategy aad u fudud inaad raacdid, Laakin saa ogtihiin markay timaado suuqaan wax waliba 💯 guaranteed ah ma jiro, how ever Aniga intaan test gareeynaayey Waa mid aad u fiican oo wining rateka uu aad u

Zakaria H. Moh'ed (@im2ack) 's Twitter Profile Photo

I really appreciate the tireless effort you're putting back into the community. May Allah make it easier for you, bro. Keep doing great deeds.

Ivar boneless (@ivar_x47) 's Twitter Profile Photo

Xaley so public ah uso dhigey , wa arin an mudo 2-sano an sifcn u firsanaye oo 95% suuqa hadi “Sunday la pump gareyo” wala so celini , uma bahnid ina technical firiso marka suuqa daqaaqisa fahanto , learn the art of manipulation. I hope ina cashirkas fahanten🤝 #ivar

Xaley so public ah uso dhigey , wa arin an mudo 2-sano an sifcn u firsanaye oo 95% suuqa hadi “Sunday la pump gareyo” wala so celini , uma bahnid ina technical firiso marka suuqa daqaaqisa fahanto , learn the art of manipulation.

I hope ina cashirkas fahanten🤝

#ivar
Ivar boneless (@ivar_x47) 's Twitter Profile Photo

Last year waxa ni keney stock oo qof Somali ah ka hadlin asago marayo $11 only sanadkan wuxu garey above $77 Waxa niga balanqadey ina niso dhigo stock an arko in near future inu wax qabad ficn leyahy. Today waxa ni haya stock ah $YOU Hada wa $36 Do you see why 👇🏻 #ivar

Last year waxa ni  keney stock oo qof Somali ah ka hadlin asago marayo $11 only sanadkan wuxu garey above $77

Waxa niga balanqadey ina niso dhigo stock an arko in near future inu wax qabad ficn leyahy.

Today waxa ni haya stock ah $YOU 

Hada wa $36 

Do you see why 👇🏻

#ivar