Hon Mohamed Mahamud Esse
@honawoowe
This is my official , as 2nd Deputy Speaker of Puntland Parliament Hon. Mohamed M. Isse.
ID: 1979620868776198144
http://puntlandparliament.com/hon-mohamed-mohamoud-isse-2nd-deputy-speaker-of-the-puntland-parliament 18-10-2025 18:49:53
16 Tweet
8 Followers
7 Following
Garoowe, 29 Luulyo 2025: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Hon Abdirisak Ahmed Said oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 24-๐๐๐ ๐๐ ๐ฒ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ 56-๐๐๐ Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.
Waxaan caawa ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayay ๐๐๐๐๐ฅ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐. Abaalmarintan ayaa lagu furay in lagu maamuuso ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ข๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ซ๐ซ๐.
Waxaan maanta shir-guddoominay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada, oo ajandihiisu ahaa ka shaqaynta ๐๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ก๐๐ฐ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐.
Waxaan maanta shir-guddoominey ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha Fadhigan ayaa ahaa Xasaannadsiinta mas uuliyiinta u baahan xasaannadda Golaha Wakiillada iyo Ka doodista Arrimaha Caasimadda.
๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakilada
Waxaan maanta shir-guddoominey ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhiga oo ahaa u yeeridda Golaha Garsoorka Puntland ayaa qaar kamid ah xildhibannada Golaha Wakiilladu ay soo jeediyeen in dib loo celiyo.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha.
Waxaan maanta shir-guddoominey ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan wuxuu ahaa Ka doodista Arrimaha Tahriibta iyo dhibaatada daroogada. Ugu dambeyn, waxaa noo soo xirmay Kalfadhiga 57-aad ee Golaha.