Haykal Adem hassan (@haykal_adem) 's Twitter Profile
Haykal Adem hassan

@haykal_adem

GIVE & TAKE

ID: 1466070552527970310

linkhttps://www.facebook.com/haykal.aadanxasan.9 calendar_today01-12-2021 15:45:14

3,3K Tweet

819 Followers

90 Following

Cabdiqani Bashiir Macalim (@cabdiqani2021) 's Twitter Profile Photo

Farqiga u dhexeeya Erling Haaland iyo Lionel Messi, sida laga soo xigtay Pep Guardiola: Haaland waxaa laga yaabaa inuu u baahan yahay dhammaan asxaabtiisa inay caawiyaan si uu gool u dhalliyo , halka Messi uu awood u leeyahay kalligiis in uu wax walba sameeyo.

Farqiga u dhexeeya Erling Haaland iyo Lionel Messi, sida laga soo xigtay Pep Guardiola: 

Haaland waxaa laga yaabaa inuu u  baahan yahay dhammaan asxaabtiisa inay caawiyaan si uu gool u dhalliyo , halka Messi uu awood u leeyahay kalligiis in uu wax walba sameeyo.
Abdi Hafiid osman Ahmed (@abdihfd) 's Twitter Profile Photo

Qof damiirku canaanto Cisi baan ka filaaye, Kubadiisiyo ceeshka Mid cibaado ku seegtay Oo calaamo haleeshay Ayuunbay carisaaye, Libtu maaha cun oo cab Calooshay wax tartaaye Caqli dhuuni ma tuugo, Hadduu waayo catawga Cad xaaraana ma quuto, Ma na ciilo nin haysta. -yebash