Hassan Sheikh Mohamud (@hassansmohamud) 's Twitter Profile
Hassan Sheikh Mohamud

@hassansmohamud

The President of The Federal Republic of Somalia

ID: 753709234831917056

linkhttps://hassansheikh.so/ calendar_today14-07-2016 21:54:19

768 Tweet

421,421K Takipçi

1 Takip Edilen

Hassan Sheikh Mohamud (@hassansmohamud) 's Twitter Profile Photo

Caawa waxaan si rasmi ah u daahfurnay Xisbiga Caddaaladda & Wadajirka (JSP) – xisbi u taagan caddaalad, midnimo Qaran & isbeddel siyaasadeed oo dhab ah. JSP waa madal siyaasadeed oo ka tarjumeysa rabitaanka Shacabka Soomaaliyeed ee ah in loo gudbo nidaamka afkaarta & asxaabta.

Caawa waxaan si rasmi ah u daahfurnay Xisbiga Caddaaladda & Wadajirka (JSP) – xisbi u taagan caddaalad, midnimo Qaran & isbeddel siyaasadeed oo dhab ah.

JSP waa madal siyaasadeed oo ka tarjumeysa rabitaanka Shacabka Soomaaliyeed ee ah in loo gudbo nidaamka afkaarta & asxaabta.